Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
December 26 (Ceegaag)—Suxufiyiinta ka howlgasha Warbaahinta Maxaliga ah iyo mida Caalamka ee wakiilada ku leh Gobalka Hiiraan ayaan maanta magaalada Baledweyne ku doortay hogaan cusub Gudoomiye,Gudoomiye ku xigeen iyo Xoghayn.…
December 25 (Ceegaag) — Tiro lagu qiyaasay 200 oo ka tirsanaa Al-shabaab ee Somalia ayaa la sheegay inay ballanqaadeen inay ku biireen ISIS oo ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Suuriya,…
December 25(Ceegaag)–Amb. Nicholas Kay, Wakiilkii Qaramada Midoobey ee u qaabilsanaa dalka Somaliya, ayaa wuxuu soo gaba gabeeyay waayihiisii Somaliya, ka dib muddo laba sano iyo bar ihi oo uu ka…
December 25 (Ceegaag)—Maamulka gobolka Sh/dhexe ayaa ka mamnuucay haweenka inay xirtaan indho shareerta iyo in mootooyinka Bajaajta loo yaqaan aysan socon karin xilliyada habeenkii. Maamulka gobolka Sh/dhexe ayaa ku macneeyay…
December 24 (Ceegaag)— Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa faah faahin ka bixisay qaabka loo marayo maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyadoo ugu baaqday shacabka labada gobol…
December 24 (Ceegaag)— Dowladda Mareykanka ayaa si kulul u cambaareysay rabshadihii labo maalmood ka hor ka dhacay magaalada Jabuuti, kadib markii ciidamada ammaanka ay rasaas ku fureen goob ay ka…
December 23 (Ceegaag)—Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ah Afhayeenka hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay digniin ka soo saaray diyaar garow loogu jiro dabaal degga sanadka cusub ee 2016-ka,…
December 23 (Ceegaag)— Munaasabad lagu daah furayay Mashruuca wacyi gelinta bulshada Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay Hotelka SYL, iyadoo munaasabadan ay ka soo qeyb galeen, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, xubno…
December 22 (Ceegaag)— Madaxweynaha Guddiga Kubada cagta Adduunka ee FIFA Sepp Blatter iyo Madaxweynaha xiriirka kubada cagta ee Yurub Michel Platini ayaa laga mamnuucay muddo 8-sano ah inay qabtaan wax…
December 22 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maanta ka hadlayay kulankii Baarlamaanka ee maanta, kaasoo warbixin looga dhageystay Guddi loo saaray arrinta Ex Xaruntii Baarlamaanka…
December 21 (Ceegaag)— Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) loogu magacaabay xilka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, iyadoo xilka laga qaaday C/fataax Xasan Afrax oo…
December 21 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Gobolka Sh/dhexe Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo dhoweeyay wareegtadii ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo aheyd in magaalada Jowhar ay marti gelineyso shirka maamul u…
December 20 (Ceegaag)— Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inay muhiim tahay in la ilaaliyo heshiiskii dhowaan lagu gaaray magaalada Gaalkacyo ee dhex maray Maamulada Puntland iyo Galmudug,…
December 20 (Ceegaag) — Danjiraha Dowladda Britain u joogta Somalia, Harriet Mathews ayaa maanta ku wareejisay gaadiid dagaal wasaarada difaaca Soomaaliya, iyadoo gaadiidkan uu kala wareegay wasiirka difaaca Somalia, Jen.…
December 20 (Ceegaag) — Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye Cirfo ayaa sheegay inuu shalay ka bad baaday isku day dil ay doonayeen in Al-Shabaab ku qaarijiyeen, kadib markii gaari…
December 20 (Ceegaag)— Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya C/llaahi Colaad Rooble ayaa sheegay in hey’adaha ammaanka dowladda ay gacanta ku hayana ninkii ka dambeeyay dilkii Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo ka…
December 19 (Ceegaag)— Qarax xoogan ayaa abaarihii 2-dii duhurnimo ka dhacay wadada mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo qaraxa oo ahaa gaari waxyaabaha…
December 19 (Ceegaag)–Tan iyo wixii ka danbeeyey Markii magaalada Muqdisho la keenay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax waxaa soo baxaayey warar kala duwan oo ku adan halka lagu hayo…
December 19 (Ceegaag)— Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Jen. C/raxmaan Tuur Yare ayaa sheegay in dhalinyarada ugu badan ee Soomaaliya isku qarxiya ay yihiin kuwa ka yimaada qurbaha ama…
December 18 (Ceegaag)— Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka jira gobolada dalka, isagoo tilmaamay in aan xilligan loo baahneyn dagaal…
Figradihiina