Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 66)

Arday Ka Qalin jabisay Kulliyada Caafimaadka ee Jaamacadda Bariga Afrika

Arday Ka Qalin jabisay Kulliyada Caafimaadka ee Jaamacadda Bariga Afrika

December 18(Ceegaag)–Munaasabadan oo lagu qabtay hoolka shirarka ee Shiikh Cabdi Qaadir ee Jaamacada Bariga Africa,ayaa waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda caafimaadka Dawlada Puntland , Maamulka Jaamacada Bariga…

Isku day afgambi fashilmay oo ka dhacay dalka Niger

Isku day afgambi fashilmay oo ka dhacay dalka Niger

December 18 (Ceegaag)— Madaxweynaha Niger Mohamadou Issoufou ayaa sheegay in dowladdiisa ay fashilsay isku day afgambi la doonayay in xukunka laga tuuro. Mr Issoufou oo ka hadlayay Telefishinka ayaa sheegay…

Kooxda Horseed oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud, markii 2-1 uga badisay Heegan

Kooxda Horseed oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud, markii 2-1 uga badisay Heegan

December 18 (ceegaag)— Kooxda Horseed ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa markii u horeysay muddo 33-sano kadib ku guuleysatay koobka loo yaqaano Jeneraal Daa’uud, kadib markii ciyaartii kama dambeysta aheyd…

Wasiirka Amniga oo booqday meelihii la dajiyay dhinacyadii Beledweyne ku Diriray

Wasiirka Amniga oo booqday meelihii la dajiyay dhinacyadii Beledweyne ku Diriray

December 17 (Ceegaag) — Wafdiga dowladda Somalia ee ku sugan degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa maanta kormeer ku tagay goobihii la dajiyay maleeshiyaadkii dhawaan ku diriray xaafadda Howl-wadaag…

Taliye ciidan oo lagu dilay magaalada Berbera

Taliye ciidan oo lagu dilay magaalada Berbera

December 17 (Ceegaag)— Wararka ka imaanaya magaalada Berbera ee Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in la dilay Taliyihii ciidanka birmadka ee Gobolka Saaxil ayaa maanta lagu dilay magaalada Berbera, iyadoo ninkii…

Faah Faahin: War murtiyeedkii shirka madasha wada tashiga qaran ee doorashada 2016

Faah Faahin: War murtiyeedkii shirka madasha wada tashiga qaran ee doorashada 2016

December 17 (Ceegaag)— Iyadoo shalay magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay shirka labaad ee madasha wada tashiga qaran ee looga hadlayay hanaanka doorasho ee sanadka 2016 ka dhici doona shirka…

Taageero Go’aankii Beesha Mudulood ay ku diideen Nidaamka 4.5

Taageero Go’aankii Beesha Mudulood ay ku diideen Nidaamka 4.5

Jaaliyadda Soomaaliyeed Edmonton, Alberta Canada                           Golaha Nabada Midnimada “Somalia We care”. Ku: Imaamka Beesha Mudulood Ku: R/W…

Shirkii Cilimada Adduunka oo laga soo saaray Heshiis lagu xadeynayo Diiranaanta Cilimiada Dunida –

Shirkii Cilimada Adduunka oo laga soo saaray Heshiis lagu xadeynayo Diiranaanta Cilimiada  Dunida –

December 13 (Ceegaag) — Shirkii caalamiga ah ee is-beddelka Cimilada Dunida ayaa lagu gaaray heshiis ah in la dhimo qiiqa hawada lagu sii daayo ee keenay in cimiladu kululaato. Shirkan…

Dagaal ka socda Xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

December 13 (Ceegaag) — Dagaal culus oo la isku adeegsanayo hub kala duwan ayaa ka soconaya xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne, kaa oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beelleed. Dagaalka ayaa…

Laacibka Yaya Toure oo helay abaal-marinta BBC ee Cayaaryahanka Afrika 2015-ka

Laacibka Yaya Toure oo helay abaal-marinta BBC ee Cayaaryahanka Afrika 2015-ka

December 12 (Ceegaag) — Laacibka Yaya Toure ayaa ku guulaystay in uu noqdo Cayaar-yahanka Kubadda Cagta Afrika ee sanadka 2015 ee BBC ay bixiso. Cayaaryahanka 32 jirka qadka dhexe uga…

Shir looga hadlayo Hiigsiga Somalia ee sannadka 2016-ka oo Maanta ka furmaya Magaalada Jabuuti

Shir looga hadlayo Hiigsiga Somalia ee sannadka 2016-ka oo Maanta ka furmaya Magaalada Jabuuti

December 12 (Ceegaag) — Shirkii Wada-tashi Hiigsiga 2016-ka ayaa la filayaa in maanta uu ka furmo Dalka Jabuuti, iyadoo ay ka Qayb-galayaan xubno ka socda Dowladda Somalia, maamul-goboleedyada iyo bulshada…

Haweenka Sacuudiga oo markii u horeysay ka qeyb galaya doorashooyinka dowladaha hoose

Haweenka Sacuudiga oo markii u horeysay ka qeyb galaya doorashooyinka dowladaha hoose

Haweenka Sacuudiga oo markii u horeysay ka qeyb galaya doorashooyinka dowladaha hoose December 12 (Ceegaag)— Haweenka Sacuudiga ayaa markii u horeysay u dareeri doona doorashooyinka dowladaha hoose ee dalkaas, iyadoo…

Xeer Ilaaliyaha Guud “Waa in la magacaabo Guddiga madaxa banaan ee la dagaallanka Musuq maasuqa”

Xeer Ilaaliyaha Guud “Waa in la magacaabo Guddiga madaxa banaan ee la dagaallanka Musuq maasuqa”

December 12 (Ceegaag)— Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sheegay inay muhiim tahay in la magacaabo Guddi madaxa banaan oo la dagaalama musuq maasuqa. Isagoo ka…

Dastuurka Rwanda oo Afti-dadweyne loo qaadayo iyo Paul Kigame oo mar saddexaad Tartamaya

Dastuurka Rwanda oo Afti-dadweyne loo qaadayo iyo Paul Kigame oo mar saddexaad Tartamaya

Dastuurka Rwanda oo Afti-dadweyne loo qaadayo iyo Paul Kigame oo mar saddexaad Tartamaya December 10 (Ceegaag) — Shacabka Rwanda ayaa Toddobaadka soo socda u codeyn doona isbedelka lagu sameeyay dastuurka…

Munaasabad lagu xusayay Maalinta Xuquuqda Aadanaha oo Muqdisho lagu Qabtay

Munaasabad lagu xusayay Maalinta Xuquuqda Aadanaha oo Muqdisho lagu Qabtay

Munaasabad lagu xusayay Maalinta Xuquuqda Aadanaha oo Muqdisho lagu Qabtay December 10(Ceegaag) — Kulan lagu xusayay maalinta Xuquuqda Aadanaha Adduunka ee sannadkan 2015 –ka, oo ay kasoo qayb-galeen qaar ka…

Axmed Madoobe:-Puntland waa in ay Aqoonsato Maamulka Galmudug Lana Shaqeysaa.

Axmed Madoobe:-Puntland waa in ay Aqoonsato Maamulka Galmudug Lana Shaqeysaa.

December 9(Ceegaag)–Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa usoo jeediyey Puntland iney aqoonsato maamulka Galmudug ayna Galmudug qudhoodu Ixtiraamto Puntland maadaama uu yahay maamul ka horeeyey iyaga. Madaxweyne Axmed Madoobe oo hadalkan…

Shariif Xasan “Mar kasta oo howl galka Al-Shabaab hakad galo, ayagana dib ayay u soo xoogeystaan”

Shariif Xasan “Mar kasta oo howl galka Al-Shabaab hakad galo, ayagana dib ayay u soo xoogeystaan”

December 9 (Ceegaag)— Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhaliil u jeediyay qaabka uu u socdo howl galka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo tilmaamay in mar kasta…

Turkiga oo Shaaciyey in ciidankooda aysan kasoo bixi doonin Magaalada Bashiqa ee Dalka Ciraaq

Turkiga oo Shaaciyey in ciidankooda aysan kasoo bixi doonin Magaalada Bashiqa ee Dalka Ciraaq

December 9 (Ceegaag) — Saraakiil sare oo Turki ah ayaa maanta sheegay in Turkigu aysan ciidamadooda kasoo saari doonin dalka Ciraaq, kaddib markii xukuumadda Ciraaq ay ka dalbatay xukuumadda Ankara…

Shirka wada tashiga qaran ee doorashooyinka 2016 oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirka wada tashiga qaran ee doorashooyinka 2016 oo maanta ka furmay Muqdisho

December 8 (Ceegaag)— Waxaa maanta ka furmay garoonka diyaaradaha Muqdisho ka furmay shirka wada tashiga heer qaran ee looga hadlayo doorashooyinka sanadka 2016, waxaana shirkan ka soo qeyb galay Madaxda…

Xildhibaanadii u horeeyay oo ka mid noqonaya Baarlamaanka Koofur galbeed oo la dhaariyay

Xildhibaanadii u horeeyay oo ka mid noqonaya Baarlamaanka Koofur galbeed oo la dhaariyay

December 8 (Ceegaag)— 89 Xildhibaan oo ka mid noqonaya Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa maanta lagu dhaariyay magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, kadib markii muddo bilooyin ah odayaasha dhaqanka ay ku…