Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 67)

Haamihii Kaydka Dhexe ee Shidaalka Soomaaliya oo dib Xarigga looga jaray

Haamihii Kaydka Dhexe ee Shidaalka Soomaaliya oo dib Xarigga looga jaray

December 08 (Ceegaag) — Maanta ayaa waxaa dib xarigga looga jaray haamaha kaydka dhexe ee shidaalka oo ku yaalla dekedda weyn ee Muqdisho, kaasoo ay hirgeliyeen ganacsato Soomaaliyeed, waxaana haamahan…

Sirdoonka Soomaaliya oo gacanta ku haya Soomaali Mareykan ka tirsanaa Al-Shabaab

Sirdoonka Soomaaliya oo gacanta ku haya Soomaali Mareykan ka tirsanaa Al-Shabaab

December 8 (Ceegaag)— Sirdoonka Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inay gacanta ku hayaan wiil Soomaali Mareykan ahaa oo muddo todobo sano ka hor ku biiray Al-Shabaab, kana yimid Gobolka Minnesota ee…

Taliyihii ciidamada ilaalada garoonka diyaaradaha Boosaaso oo la dilay

Taliyihii ciidamada ilaalada garoonka diyaaradaha Boosaaso oo la dilay

December 7 (Ceegaag)— Taliyihii ciidamada garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso Col. Xasan Shire Amaan ayaa maanta la dilay, iyadoo dilkiisa uu ka dambeeyay askari ka mid ah Ilaalada garoonka. Wararka…

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga

December 7 (Ceegaag)– Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta kulan looga hadlayay amniga la qaatay laamaha ammaanka, sida Guddoomiyeyaasha degmooyinka, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida Gobolka…

Obama “Dagaal u dhaxeeya ma jirto Mareykanka iyo Islaamka”

Obama “Dagaal u dhaxeeya ma jirto Mareykanka iyo Islaamka”

December 7 (Ceegaag)— Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in weerarkii arbacadii la soo dhaafay ka dhacay gobolka California ee lagu dilay 14 ruux uu ahaa weerar argagixiso. Obama ayaa…

Afey “Waxaan olole u geli doonaa sidii Maxkamadda Caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

Afey “Waxaan olole u geli doonaa sidii Maxkamadda Caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

December 6 (Ceegaag)— Ergeyga Urur goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Amb. Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya, si…

SHAHAADADA JAAMACADDA MUQDISHO OO LAMID NOQOTAY SHAHAADOOYINKA AY BIXIYAAN JAAMACADAHA MAREYKANKA

SHAHAADADA JAAMACADDA MUQDISHO OO LAMID NOQOTAY SHAHAADOOYINKA AY BIXIYAAN JAAMACADAHA MAREYKANKA

Desembar5-(Ceegaag)- Qiimeyn ay sameysay hay’ad maraykan ah oo lagu magacaabo FOUNDATION FOR INTERNATIONAL SERVICES, INC, ayaa waxa ay ku xaqiijisay in shahaadada Jaamacadda Muqdisho ay udhiganto shahaadooyinka laga bixiyo jaamacadaha…

Dood cilmiyeed looga hadlayay Xaalada dhabta ah ee Warfaafinta Soomaaliya oo lagu qabtay Khartoum

Dood cilmiyeed looga hadlayay Xaalada dhabta ah ee Warfaafinta Soomaaliya oo lagu qabtay Khartoum

December 5 (Ceegaag)— Dood cilmiyeedkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxda Safaaradda uguna horeeyo Lataliyaha koowaad ee Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan Ibraahim Guure u qeybsanaha dhanka waxbarashada ee…

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ku kulmay magaalada Johannesburg

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ku kulmay magaalada Johannesburg

December 5 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika, halkaasoo uu ka furmay…

Max’ed Cabdi Afey oo u daacad waramay madaxda Jamhuuriyada Dimoqraatiga Soomaaliya

Max’ed Cabdi Afey oo u daacad waramay madaxda Jamhuuriyada Dimoqraatiga Soomaaliya

Wakiilka ururka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa markii ugu horeysay waxa uu madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya u jeediyay khudbad xasaasi ah oo uu ku dhaliilayo howlahooda…

Madaxweynaha dalka Jabuuti oo sheegay inuu mar saddexaad u Tartamayo Hoggaanka Jabuuti

Madaxweynaha dalka Jabuuti oo sheegay inuu mar saddexaad u Tartamayo Hoggaanka Jabuuti

December 04 (Ceegaag) — Madaxweynaha Waddanka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shalay ku dhawaaqay inuu ka qaybgalayo tartanka doorashooyinka madaxnimo ee dalka Jabuuti oo dhici doona sannadka soo socda ee…

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo lagu dhaawacay Gaalkacyo iyo Ganacsade la dilay

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo lagu dhaawacay Gaalkacyo iyo Ganacsade la dilay

December 04 (Ceegaag) — Xildhibaan ka tirsan Baarlmaaanka maamulka Gal-mudug oo lagu magacaabo, Maxamed Xuseen Tahliil ayaa lagu dhaawacay Gaalkacyo maanta, iyadoo sidoo kale ay kooxo hubeysan isla magaaladaas ku…

Warysi 2aad oo Colaada Gaalkacayo lagalayeeshay madasha 60ka Wariye Cali Nuur Cayte

Ceegaag..Nov 03, 2015 Ka dib shaqaaqadii ka dhacday magaalada Gaalkacayo ayaa waxaa madasha 60ka lagu waraystay wariye Cali Nuur Cayte isga oo ka war biciyay sida uu heshiisku ugu dhacay…

Wariye Cali Nuur Cayte oo heshiiska Gaalkaco lagaga waraystay Madasha 60ka

Ka dib shaqaaqadii ka dhacday magaalada Gaalkacayo ayaa waxaa madasha 60ka lagu waraystay wariye Cali Nuur Cayte isga oo ka war biciyay sida uu heshiisku ugu dhacay garoonka magaalada Gaalkacayo.…

DEG DEG: Dagaal goor dhow dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo

DEG DEG: Dagaal goor dhow dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo

December 03 (Ceegaag)— Dagaal ayaa goor dhow dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo, kaasoo u dhaxeeyay Ciidamada Maamulka Puntland iyo Galmudug, maalin kadib markii heshiis nabadeed madaxda labada maamul saxiixeen. Sida…

Khaatumo kama masuul aha Warsangali Wasiirka Arimaha dibada ee Khaatumo Maxamuud Shabac

Khaatumo kama masuul aha Warsangali Wasiirka Arimaha dibada ee Khaatumo Maxamuud Shabac

Wasiir goboleedka  arimaha dibada iyo jaaliyadaha Maxamuud Shabac ayaa qeexay inuusan oran inay maamulka Khaatumo masuul ka yahay beesha Maakhir si ay wax isugu darsadaan balse uu warxumo tashiil ka…

Madaxweynaha Puntland oo aqbalay qodobadii uu Ra’iisul Wasaaraha soo jeediyay

Madaxweynaha Puntland oo aqbalay qodobadii uu Ra’iisul Wasaaraha soo jeediyay

December 1 (Ceegaag)— Waxaa goor dhow soo gaba gaboobay kulan u socday Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas iyo Ra’iisul Wasaaraha, iyadoo kulankan goob joog ka ahaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo…

Qoysaskii ka barakacay Dagaaladii ka dhacay Gaalkacyo oo ku soo laabanayo.

Qoysaskii ka barakacay Dagaaladii ka dhacay Gaalkacyo oo ku soo laabanayo.

December 1(Ceegaag)–Qoysaskii ka barakacay Dagaaladii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo,ayaa bilaabay in ay dib ugu soo laabtaan magaalada,kadib dadaalada uu wado Ra’iisal Wasaaraha Somaliya ay rajo fiican galisay shacabka. Ra’iisal Wasaaraha…

C/weli Gaas iyo Axmed Madoobe oo ku wajahan Magaalada Gaalkacyo.

C/weli Gaas iyo Axmed Madoobe oo ku wajahan Magaalada Gaalkacyo.

November 30(Ceegaag)–Wefdi ay hogaaminayaan Madaxweynayaasha Puntland C/weli Gaas iyo Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ku wajahan Magaalada Gaalkacyo,halkasi oo ay ku suganyihiin Madaxda sare ee Dowladda Somaliya. Socdaalka Wafdi ayaa u…

Sheekh Shariif “Soomaaliya maanta uma baahna dagaal cusub, waa in dagaalka Gaalkacyo la joojiyaa”

Sheekh Shariif “Soomaaliya maanta uma baahna dagaal cusub, waa in dagaalka Gaalkacyo la joojiyaa”

November 30 (Ceegaag)— Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalka Gaalkacyo, isagoo ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya inay dagaalka joojiyaan, ayna gaaraan…