Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 68)

Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in Gaalkacyo ka laabanayaan markii Nabad la gaaro

Ra’iisul Wasaaraha oo sheegay in Gaalkacyo ka laabanayaan markii Nabad la gaaro

November 30 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiirro iyo Xildhibaanno ayaa galinkii…

Mahad Salaad “Dowladda Federaalka qeyb kama ahan mushikada ka jirta Gaalkacyo, xalinteeda ayay wadaa”

Mahad Salaad “Dowladda Federaalka qeyb kama ahan mushikada ka jirta Gaalkacyo, xalinteeda ayay wadaa”

November 30 (Ceegaag)— Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Mahad Maxamed Salaad ayaa beeniyay eedeyn ka timid Maamulka Puntland oo ahaa in dagaalka Gaalkacyo ay qeyb ka tahay dowladda Federaalka, isagoo cadeeyay in…

BAAQ UU SOO SAARAY URURKA ISLAAX

BAAQ UU SOO SAARAY URURKA ISLAAX

Ururka Islaax, isagoo aad uga xun dagaalada ka soo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo, wuxuu ugu baaqayaa dhinacyada colaadu u dhexayso inay dagaalada joojiyaan, arintana wadahadal iyo nabad ku dhamaystaan. Umadda Soomaliyeed…

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo Xaflad u qabtay Wasiirka Gaadiidka Somalia –

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo Xaflad u qabtay Wasiirka Gaadiidka Somalia –

November 29 (Ceegaag) — Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Canada ayaa xalay xaflad ugu qabtay magaalada Toronto wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya, Cali Axmed Jaamac [Jangeli] waxaana xafladdaas goobjoog ka…

WASIIRKA DIFAACA: Ciidamada Xoogga wax lug ah kuma yeelan karaan hawl ka baxsan waajibkooda

WASIIRKA DIFAACA: Ciidamada Xoogga wax lug ah kuma yeelan karaan hawl ka baxsan waajibkooda

November 29 (Ceegaag) — Wasiirka difaaca Somalia C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Gaalkacyo ee dirirtu u dhexeyso inay si deg-deg ah u joojiyaan dagaalka…

Nicholas Kay oo sheegay duqeymaha goobaha rayidka ee Gaalkacyo ay yihiin dambi dagaal

Nicholas Kay oo sheegay duqeymaha goobaha rayidka ee Gaalkacyo ay yihiin dambi dagaal

November 29 (Ceegaag)— Ergeyga Qaramada Midoobey ee u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Kay oo bisha soo socota xafiiska ka tagaya ayaa walaac ka muujinayay dagaalada ka soo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo…

Hadal Haynta Hiigsiga 2016- oo Howlihii Dalka lagu Hilmaamey!

Hadal Haynta Hiigsiga 2016- oo Howlihii Dalka lagu Hilmaamey!

Nofembar- 29 ( Ceegaag)- Sheekooyinka ay dadkii hore iiga sheegeen waxa ay dowlad tahay, hanaankii loo shaqeyn jiray, iyo awoodii Dowladda Soomaaliya awoodii ay ku lahayd Africa inteeda kale Ayaan…

Madasha Faaqidaada Siyaasada Somaalilada ee 60ka oo BAAQ nabadeed udirasa reer Gaalkacayood

Madasha Faaqidaada Siyaasada Somaalilada ee 60ka oo BAAQ nabadeed udirasa reer Gaalkacayood

Madasha Lixdanka shacabka ku dhaqan ayaa maanta ka dhiidhiyay dhibaatada dagaalada Colaadeed ee ku hayaan shacabka reer Gaalkacayood iyaga oo cod dheer u diray dadka hurinaya colaadan inay maxkamad danbiyo…

Danjiraha Somalia ee South Africa oo Warqadihii Aqoonsiga laga Guddoomay

Danjiraha Somalia ee South Africa oo Warqadihii Aqoonsiga laga Guddoomay

November 28 (Ceegaag) — Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Jecob Zuma ayaa waraaqihiisa aqoonsi danjirnimo ka gudoomay danjiraha Somalia u fadhiya dalkaas, Jamal Maxamed Barrow. Zuma ayaa aqalka madaxtooyada dalkiisa kaga…

Iska hor imaad u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug oo saaka dib uga qarxay Gaalkacyo

Iska hor imaad u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug oo saaka dib uga qarxay Gaalkacyo

November 28 (Ceegaag)— Dagaal u dhaxeeya ciidamada kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa saaka dib uga qarxay magaaladaas, kadib markii odayaashii ku howlanaa waan waantii maalmahan socotay ay ku…

Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar oo manta lagu aasay Muqdisho

Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar oo manta lagu aasay Muqdisho

Muqdisho. Nov 26, 2015 (Ceegaag) Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar iyo Jaamacadda Carabta Allaha u naxariistee Dr. C/llaahi Xasan Maxamuud ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho, kadib markii diyaarad…

Khilaafkii Xisbiga Kulmiye oo hada usoo wareegay Xisbiga UCID

Khilaafkii Xisbiga Kulmiye oo hada usoo wareegay Xisbiga UCID

Hargaysa Nov 26, 2015 (Ceegaag) Musharaxa madaxnimada maamulka Somaliland Jamaal Cali Xuseen ayaa afka furtay isaga banaanka soo dhigay siyaasada Dahsoon ee gudoomiye Faysal Cali Waraabe Daaha Dabadiisa ku kal…

War murtiyeed laga soo saaray shirka looga hadlayay horumarinta Warbaahinta

War murtiyeed laga soo saaray shirka looga hadlayay horumarinta Warbaahinta

November 26 (Ceegaag)— Wasiirrada Wasaaradaha Warfaafinta ee Dawlada Federaalka ee Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay la jiraan inta badan ururadda ay…

Feysal C. Waraabe “Dadka ka soo jeeda Somaliland ee Xamar ku shiray xaq bey u leeyihiin inay fikirkooda dhiibtaan”

Feysal C. Waraabe “Dadka ka soo jeeda Somaliland ee Xamar ku shiray xaq bey u leeyihiin inay fikirkooda dhiibtaan”

November 25 (Ceegaag) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo in dadka ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho inay fikirkooda…

AL-SHABAAB: Waxaa naga go’aan ah inaan iska celino cid walba oo isku dayda inay na Qaybiso

AL-SHABAAB: Waxaa naga go’aan ah inaan iska celino cid walba oo isku dayda inay na Qaybiso

November 25 (Ceegaag) — Guddoomiyaha Al-shabaab ee gobolka Shabeellada Hoose, Sh. Maxamad Abu-cabdalla ayaa hadal uu jeediyay wuxuu ugu baaqay Al-shabaab iyo dadka ku nool deegaannada ay ka taliyaan inay…

Nicholas Kay oo ugu baaqay maamulka Puntland in uu sii daayo weriye Jaamac Dabaraani

Nicholas Kay oo ugu baaqay maamulka Puntland in uu sii daayo weriye Jaamac Dabaraani

November 24 (Ceegaag)—Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo haatan baneynaya xafiiska Nicholas Kay ayaa ugu baaqay maamulka Puntland in uu sii daayo weriye Jaamac Dabarani oo ku xiran magaalada Garowe.…

Isku shaan dheyn aan-badneyn oo lagu sameeyey golaha wasiirada qaarkood.

Isku shaan dheyn aan-badneyn oo lagu sameeyey golaha wasiirada qaarkood.

November 23 (Ceegaag)— War ka naga soo gaaray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid uu xilalka ka qaaday labo wasiir, iyadoo xilalkooda ku bedelay labo kale.…

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo Ergey cusub u soo magacaabay Soomaaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo Ergey cusub u soo magacaabay Soomaaliya

November 24 (Ceegaag)— Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa Ergey cusub u soo magacaabay Soomaaliya, kaasoo bedeli doona ergeygii hore Danjire Nicholas Kay. Ergeyga cusub oo u dhashay…

Gantaalada ridada dheer oo Ciidanka Soomaaliya lasoo dageen

Gantaalada ridada dheer oo Ciidanka Soomaaliya lasoo dageen

Wasaaradda difaaca iyo Taliska sare ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay gantaalo ridadda dheer, Qorshahan ayaa ka mid xoojiyaan awooda gaashaandhiga ee waddankan. Tani waxay sare u qaadi awoodeena…

ilaa 750 ergo ah oo ka soo jeeda gobolada Togdheer iyo Waqooyi Galbeed oo ka hadlay hiigsiga Doorashooyinka Soomaaliya ee 2016

ilaa 750 ergo ah oo ka soo jeeda gobolada Togdheer iyo Waqooyi Galbeed oo ka hadlay hiigsiga Doorashooyinka Soomaaliya ee 2016

Wararka naga soo gaadhaya caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa ku soo waramaya in ergooyin 750 ah ay maanta ka talo bixiyeen Hiigsiga 2016 ee doorashooyinka Soomaaliya, arintan ayaa noqonasa bilowga…