Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 69)

Beelwaynta Daarood ee ku dhaqan Kiiniya oo Taageeray Samynta Maamul ay ku midaysan-yihiin Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn

Beelwaynta Daarood ee ku dhaqan Kiiniya oo Taageeray Samynta Maamul ay ku midaysan-yihiin Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn

Beelha Harti Waqooyi ee Khaatumo iyo Maakhir oo baryahan doonaya inay yagleelaan maamul goboleed ay ku mideesan yihiin dadka deegaanka iyada oo ay hada taageereen amaamurta Daarood ee horay u…

Al-Shabaab oo Jubadda Dhexe ku dishay Sarkaal taageeray Ururka Daacish

Al-Shabaab oo Jubadda Dhexe ku dishay Sarkaal taageeray Ururka Daacish

November 23 (Ceegaag)— Wararka ka imaanaya Jubadda Dhexe ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah shalay lagu dilay Sarkaal lagu magacaabi jiray Sheekh Xuseen Cabdi Geeddi oo horay uga mid ahaa…

Madaxweynaha Bolivia oo sheegay in Israa’iil ay tahay waddan Argagaxiso ah oo dhibaato Wada

Madaxweynaha Bolivia oo sheegay in Israa’iil ay tahay waddan Argagaxiso ah oo dhibaato Wada

November 23 (Ceegaag) — Madaxweynaha dalka Bolivia, Evo Morales ayaa ku dhawaaqay toddobaadkii hore in Israa’iil ay tahay dalka argagaxiso ah oo dhibaato kawada marinka Gaza ee dhulka Reer Falastiin.…

Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar oo geeriyooday iyo Madaxweynaha oo ka hadlay

Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar oo geeriyooday iyo Madaxweynaha oo ka hadlay

November 23 (Ceegaag)— Safiirkii dowladda Soomaaliya u fadhiyay mudada dheer dalka Masar C/llaahi Xasan Maxamuud ayaa ku geeriyooday magaalada Qaahira ee dalka Masar, kadib xanuuno muddo bil ah uu la…

Diyaarada Turkish Airlines ah oo loo weeciyay Canada, cabsi laga qabay inuu bam saarn

Diyaarada Turkish Airlines ah oo loo weeciyay Canada, cabsi laga qabay inuu bam saarn

November 22 (Ceegaag)—Diyaarad nooceedu yahay Turkish Airlines oo ka soo duushay magaalada New York ayaa loo weeciyay dalka Canada kadib markii laga shakiyay in diyaaradda uu Bam saaran yahay. Diyaaradan…

MACALLINKU WAA SIDA ROOB DA’AY OO LAGU DOOGSADAY

MACALLINKU WAA SIDA ROOB DA’AY OO LAGU DOOGSADAY

Ilaahay SWT wuxuu dadka baray wax aysan aqoon u lahayn, cilmigaa ilaahay barayna dadka wax aad u yar uunbaa Ilaahay ka siiyey, cilmiga intiisa soo hartay oo dhanna Alle SWT…

Maamulada Puntland iyo Galmudug oo Dagaal Madaafiic isu adeegsaday ku dhexmarayo magaalada Gaalkacayo

Maamulada Puntland iyo Galmudug oo Dagaal Madaafiic isu adeegsaday ku dhexmarayo magaalada Gaalkacayo

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in wado ay dhisayeen Maamulka Puntland ay soo gashay dhinaca xaafada Baraxlay kadibna Maamulka Galmudug ay isku dayeen inay hor istaagaan dhismaha…

Diyaarado dagaal oo xalay duqeeyay Saldhig ay Al-shabaab ku lahayd Gobolka Shabeellada Hoose

Diyaarado dagaal oo xalay duqeeyay Saldhig ay Al-shabaab ku lahayd Gobolka Shabeellada Hoose

November 22 (Ceegaag) — Deegaanka Beledul-amiin oo degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada hoose ka tirsan ayaa wararka laga helayo waxay sheegayaan in saqdii dhexe ee xalay ay duqeymo ka geysteen…

Dagaal u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Galmudug oo saaka ka socda Gaalkacyo

Dagaal u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Galmudug oo saaka ka socda Gaalkacyo

November 22 (Ceegaag)— Dagaal u dhaxeeya Ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Galmudug ayaa saaka ka qarxay magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug, iyadoo dagaalka uu hada xoogiisa ka socdo koontaroolka dhinaca…

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo si deg deg ah loo keenay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo si deg deg ah  loo keenay Muqdisho

November 22 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa si deg deg ah loo keenay magaalada Muqdisho, si wax looga weydiiyo kiiska dilkii Sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobey oo…

Maxamed Sheekh Cabdulaahi oo lagu waraystay Madasha 60ka

Maxamed Sheekh Cabdulaahi oo lagu waraystay Madasha 60ka

Maxamed Rashiid oo kamida madaxda ururka xoraynta Soomaali Galbeed ee Ogaadeeniya waxaa waraysanaya Abaadir. Deeqshisheeye diidnay, Danta JOWXA dhaafsan, Dharag iyo baruuriyo, Dooka caana buuxa, Dalka hooyo yaala, Oon ku…

Barmaamijka Dulmigga Dahsoon iyo Soomaaliya by Wariye Cali Xaraare

Barmaamijka Dulmigga Dahsoon iyo Soomaaliya by Wariye Cali Xaraare

Barnaamijkan ayaa waxaa lagu waraystay Cabdi Xasan Cabdilaahi oo ah sayga Ifraax Cabdiraxmaan oo ah qoyska uu madaxa waaxda Socdaalka Soomaaliya Jeneraal Gaafoow ka haysto hanti Hoy ah,  hadaba daawo…

Wasiirka C/raxman Odawaa”Wal wal kama qaba xil ka qaadis la iigu sameeyo”

Wasiirka C/raxman Odawaa”Wal wal kama qaba xil ka qaadis la iigu sameeyo”

November 21(Ceegaag)–Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federalka Xukuumadda Somaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” oo Wareysi siiyay Telifishinka Somali Channel ayaa sheegay inuusan wax walaac ah ka qabin, hadii isbedel lagu sameeyo…

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo ansixiyay weerar ka dhan ah Daacish

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo ansixiyay weerar ka dhan ah Daacish

November 21 (Ceegaag)— Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa meel mariyay qaraar ay soo gudbisay dowladda Faransiiska, kaasoo ku aadan dagaal ballaaran oo lala galo kooxda dowladda Islaamiga ama Daacish.…

Xiisad ka taagan xadka kala qeybiya Ethiopia iyo Kenya kadib markii 3 askari oo Kenyan lagu diley

Xiisad ka taagan xadka kala qeybiya Ethiopia iyo Kenya kadib markii 3 askari oo Kenyan lagu diley

November 21 (Ceegaag)— Ciidamada Ethiopia ayaa ku toogtay saddex askari oo Kenyan ah xadka kala qeybiya labada dal gaar ahaan deegaanka Marsabit. Xiisada ayaa kacsan iyadoo ciidamada Ethiopia iyo ururka…

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Baaritaan gaar ah ku samenayo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Baaritaan gaar ah ku samenayo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan.

November 21 (Ceegaag)–Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa ka dagay Magaalada Baladweyne si uu baaritaan gaar ah ugu sameeyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo lagu…

Ururka NUSOJ oo cambaareeyey Falkii ay Puntland ku xireen Weriye Jaamac Deberani.

Ururka NUSOJ oo cambaareeyey Falkii ay Puntland ku xireen Weriye Jaamac Deberani.

November 21(Ceegaag)–War-saxaafadeed ka soo baxay Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyey Tallabadda ay Boliska Puntland ay ku xireen Weriye Jaamac Yuusuf Jamaac “Deberaani” oo…

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay oo la bedelayo

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay oo la bedelayo

November 21 (Ceegaag)— Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa lagu wadaa in bisha soo socoto la bedelo, waxaana Danjiruhu uu…

Taliyaha ciidanka XDS oo maanta kulan la qaatay saraakiisha ciidanka

Taliyaha ciidanka XDS oo maanta kulan la qaatay saraakiisha ciidanka

Taliyaha ciidanka XDS S/gaas Maxamed Aasan Axmed ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhigga kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka XDS kaasoo looga hadlay xaaladda ciidanka, iyo habka ay u socdaan howlgallada ciidamadu ay…

Xabsi Guri Lagaliyey Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax iyo Baaris ku socota.

Xabsi Guri Lagaliyey Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax iyo Baaris ku socota.

November 18(Ceegaag)–Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan afrax ayaa waxaa maalintii Saddaxaad ku socota,Baaris la xiriirta Dilkii Maarxuum Mahdi Xuseen oo ahaa Madixii Hey’adda Mina Baarista Qarabamada Midoobey ee Gobolka Hiiraan.Guddigii…