Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 70)

FAROOLE: Waxaan ka digayaa in mar kale dadka Soomaaliyeed Wax loogu Qaybiyo Nidaamka 4.5

FAROOLE: Waxaan ka digayaa in mar kale dadka Soomaaliyeed Wax loogu Qaybiyo Nidaamka 4.5

November 18 (Ceegaag) — Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa ka digay in shacabka Soomaaliyeed mar labaad wax loogu qeybiyo nidaamka qabiiliga ah ee 4.5, kaasoo uu…

John Kerry oo sheegay in Daacish todobaadyada soo socda ay dareemi doonto culeys dheeri ah

John Kerry oo sheegay in Daacish todobaadyada soo socda ay dareemi doonto culeys dheeri ah

November 18 (Ceegaag)— Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka John Kerry oo ku sugan magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa sheegay in Daacish ay maalmaha soo socda ay dareemi doonto culeysyo dheeri…

Madaxweyne Xasan “Al-Qaacida iyo IS waa xoogag shayaadiin oo isku mid ah”

Madaxweyne Xasan “Al-Qaacida iyo IS waa xoogag shayaadiin oo isku mid ah”

November 18 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Al-Qaacida iyo kooxda dowladda islaamiga IS ay yihiin xoogag shayaadiin ah, isagoo ku baaqay in laga hortago, kadib weerarkii…

Maydka Wariye Axmed Xasan Cawke Oo La Soo Gaadhsiiyay Wajaale

Maydka Wariye Axmed Xasan Cawke Oo La Soo Gaadhsiiyay Wajaale

Wariye Axmed Xasan Cawke oo xalay goor danbe ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida  Itoobiya ayaa waxa goor dhaweed meydkiisa la keenay magaalada Wajaale halkaas oo Aas…

Kenya oo sheegtay inaysan ciidankeeda kala bixi doonin Somalia ayna ka Tirsan yihiin AMISOM

Kenya oo sheegtay inaysan ciidankeeda kala bixi doonin Somalia ayna ka Tirsan yihiin AMISOM

November 17 (Ceegaag) — Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda aysan sinnaba uga bixi doonin Somalia, xilli baarlamaanka Somalia uu soo saaray Qaraar ka dhan ah joogitaanka ciidamada Kenya ee…

Wariye Axmed Xasan Cawke oo saaka ku geeriyooday magaalada Jigjiga

Wariye Axmed Xasan Cawke oo saaka ku geeriyooday magaalada Jigjiga

November 17 (Ceegaag)— Axmed Xasan Cawke oo ahaa wariye rug-cadaa ah ayaa lagu soo waramayaa inuu saaka ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Sida ay sheegayaan…

Wasiirka Amniga oo Guddi baara u magacaabay Sarkaalkii lagu dilay Beledweyn

Wasiirka Amniga oo Guddi baara u magacaabay Sarkaalkii lagu dilay Beledweyn

November 16 (Ceegaag)— Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Guddi soo baara u magacaabeen dilkii sarkaal ka tirsan Hey’adda Mine Action maalin ka hor loogu geystay magaalada…

Shirka Wada tashiga heer Gobol ee doorashada 2016 oo ka bilowday magaalooyinka dalka

Shirka Wada tashiga heer Gobol ee doorashada 2016 oo ka bilowday magaalooyinka dalka

November 16 (Ceegaag)— Shirka wada tashiga heer gobol ee looga arrinsanayo nooca doorasho ee dalka ka dhici karta sanadka 2016 ayaa ka bilowday magaalooyinka maamul goboleedyada dalka, iyadoo shirarkan lagu…

Xaalada magaalada Galkacyo oo saaka kacsan, kadib shaqaaqo ay dad badan ku dhinteen

Xaalada magaalada Galkacyo oo saaka kacsan, kadib shaqaaqo ay dad badan ku dhinteen

November 15 (Ceegaag)— Ugu yaraan todobo ruux ayaa ku geeriyootay shaqaaqo shalay illaa xalay ka dhacay waqooyiga magaalada Galkacyo, kadib markii Ciidamada ammaanka Puntland ay si xoog leh uga saareen…

Baarlamaanka oo maanta la horgeynayo qaraar ka dhan ah Darbiga Kenya ka dhiseyso Xuduuda

Baarlamaanka oo maanta la horgeynayo qaraar ka dhan ah Darbiga Kenya ka dhiseyso Xuduuda

November 14 (Ceegaag)— Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya qaraar ku aadan xagudubka Kenya ay sameysay xuduuda, gaar ahaan ay ka dhiseyso xuduuda ay la wadaagto…

In ka badan 120 ruux oo ku geeriyootay qaraxyo iyo toogasho ka dhacday Paris

In ka badan 120 ruux oo ku geeriyootay qaraxyo iyo toogasho ka dhacday Paris

November 14 (Ceegaag)— In ka badan 120 ruux ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen weeraro qaraxyo iyo toogasho xalay ka dhacday magaalada Paris ee Caasimada dalka Faransiiska, iyadoo weerarkan…

Xildhibaan Jeesow “Waa in Baarlamaanka uu soo saaraa qaraar Ciidamada Kenya dalka looga saarayo”

Xildhibaan Jeesow “Waa in Baarlamaanka uu soo saaraa qaraar Ciidamada Kenya dalka looga saarayo”

November 12 (Ceegaag)— Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Guddiga Arrimaha Gudaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in Baarlamaanka uu soo saaro qaraar dalka looga saarayo Ciidamada Kenya,…

Ciidamada Ammaanka oo saaka howl gal ka wada inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye

Ciidamada Ammaanka oo saaka howl gal ka wada inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye

November 12 (Ceegaag)— Ciidamada ammaanka dowladda ayaa saaka howl gal ballaaran ka wada wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, kadib markii shalay qaraxyo ismiidaamin oo loo adeegsaday gawaariwadadaas lagula eegtay…

Wasiiro iyo Xildhibanno ka qeyb galay kulan looga hadlayay doorka haweenka ee siyaasadda dalka

Wasiiro iyo Xildhibanno ka qeyb galay kulan looga hadlayay doorka haweenka ee siyaasadda dalka

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta xaquuqda  Aadanaha,  Wasiirka Wasaarada caafimadka, Xilibaanno katirsan Barlamaanka Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay doorka Haweenka ay…

Mareykanka oo mallaayiin dollar dul dhigay madaxa iyo lix ka mid ah Hogaamiyeyaasha Shabaab

Mareykanka oo mallaayiin dollar dul dhigay madaxa iyo lix ka mid ah Hogaamiyeyaasha Shabaab

November 11 (Ceegaag)— Dowladda Mareykanka ayaa mallaayiin dollar dul-dhigtay madaxa lix ka mid ah Hogaamiyeyaasha Shabaab, iyadoo abaal marintan lacageed la siinayo cid kasta oo keenta akhbaar la xiriirta hogaamiyeyaashan.…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo lagu soo dhoweeyay Turkiga

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo lagu soo dhoweeyay Turkiga

November 11 (Ceegaag)— Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu soo dhoweynayay oo ka dhacday magaalada Ankara ee Caasimada Turkiga,waxaana Munaasabadan soo qaban…

Madaxweynaha oo ka qeyb galaya shir madaxeedka 4aad ee Carabta iyo Latin America

Madaxweynaha oo ka qeyb galaya shir madaxeedka 4aad ee Carabta iyo Latin America

November 11 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya, halkaasoo uu kaga qeybgeli doono Shir Madaxeedka 4-aad ee Carabta iyo Latin…

Wiil yar oo aan u xoreeyay dalka ayaa igu soo weeraray gurigayga oo ay maxastaydii ii taalo’Askari: Axmed Cadib’

Wiil yar oo aan u xoreeyay dalka ayaa igu soo weeraray gurigayga oo ay maxastaydii ii taalo’Askari: Axmed Cadib’

Ceerigaabo Nov 10, 2015. (Ceegaag) Sarkaal ka mida Booliska Maamulka Somaliland dhinaca ay ka dagenyihiin magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa isku dayay inuu xabsiga dhigo taliya qaybta milatariga ee isla maamulkaa…

Muuse Biixi oo loo doortay musharraxa Kulmiye

Muuse Biixi oo loo doortay musharraxa Kulmiye

Maaamulaha Maamulka Somaliland  Siilaanyo oo sheegay in uusan tartami doonin Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi ayaa loo doortay musharraxa xisbigiisa kaddib doorasha ay qabteen golaha dhexe. Muuse Biixi…

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo New York kaga qayb-galay shir looga hadlay Arrimaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo New York kaga qayb-galay shir looga hadlay Arrimaha Soomaaliya

November 10 (Ceegaag) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo gaaray magaalada New york ee Maraykanka , isagoo uga qaybgalaya shir looga hadlayo horumarka Soomaaliya, kasoo ay kasoo…