Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 71)

Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wafdi ka socday dowladda Sweden

Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wafdi ka socday dowladda Sweden

November 10 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socday Dowladda Sweden oo ay hoggaaminaysay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ah…

Maamulaha Maamulka Khaatumo oo isku shaandheeyey Wasiiradiisa

Maamulaha Maamulka Khaatumo oo isku shaandheeyey Wasiiradiisa

Maamulha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa wareegto kasoo baxday xafiiskiisa ku magacaabay wasiiro cusub halka qaarna laga bedeley boosaskoodii hore. Wasaaradaha arimaha Gudaha, Amniga, Warfaafinta iyo kuwo kale…

Daawo Sawirada:-Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Maxamed Axmed Gurxan.

Daawo Sawirada:-Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Maxamed Axmed Gurxan.

November 8(Ceegaag)–Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho Marxuum Maxamed Axmed Gurxan oo kooxo dhagar-qabayaal ah ay shalay ku dileen magaalada Muqdisho. Waxana aaska…

DARAASAD: HAWSHA GURIGA OO RAGGA WAXTARAYSA CAAFIMAAD AHAAN

DARAASAD: HAWSHA GURIGA OO RAGGA WAXTARAYSA CAAFIMAAD AHAAN

November 8(Ceegaag)–Sida lagu caddeeyay cilmi baaris ay samaysay Jaamacadda Alberta ee Canada, in Ragga haweenkooda ku caawiya hawlaha guriga ay caafimaad iyo xiriir ahaanba uga wanagsanyihiin ragga aan la sahqeyn…

Xildhibaan Qoone “Waa la soo afjaray kala aragti duwanaantii ka jiray dhismaha Guddiga farsamada”

Xildhibaan Qoone “Waa la soo afjaray kala aragti duwanaantii ka jiray dhismaha Guddiga farsamada”

November 8 (Ceegaag)— Xildhibaan Maxamed Xasan Qoone oo ka mid ah mudanayaasha ka tirsan baarlamaanka Federaalka ah ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in la soo afjaray kala…

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo la kulmay Madaxweynaha Kenya

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo la kulmay Madaxweynaha Kenya

November 8 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa shalay kulan kula qaatay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta aqalka Madaxtooyada ee Harambii House ee magaalada Nairobi. Kulankan…

Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo u geeriyooday dhaawacii soo gaaray

Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo u geeriyooday dhaawacii  soo gaaray

November 8 (Ceegaag)—Allaha u naxariistee waxaa u geeriyooday dhaawacyo soo gaaray Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya kaasoo ay kooxo hubeysan ku weerareen degmada…

Maamulka Galmudug oo markii ugu horeyay Ciidamo Boolis Yeeshay

Maamulka Galmudug oo markii ugu horeyay Ciidamo Boolis Yeeshay

Maamulka Galmudug ayaa yeeshay Ciidamadii ugu horeeyay ee qaab sharciyeysan u qaatay Tababar kuwaasi oo ka howlgali doona gudaha Magaalada Cadaado. Ciidamadaani tababarka loo soo xiray ayaa ah Booliska suga…

Dr Ibraahim Maxamed mursal cali “Ibraahim Dheere” shaqsigii ugu horeeyey ee soomaaliyeed ee shahaada PHD ku qaata saxaafada soomaaliyeed

Dr Ibraahim Maxamed mursal cali  “Ibraahim Dheere” shaqsigii ugu horeeyey ee soomaaliyeed ee shahaada PHD ku qaata saxaafada soomaaliyeed

nofembar-7(ceegaag)-Dr Ibraahim Maxamed mursal cali “Ibraahim Dheere” shaqsigii ugu horeeyey ee soomaaliyeed ee shahaada PHD ku qaata saxaafada soomaaliyeed. Dr Ibraahim Maxamed mursal “Ibraahim Dheere” ayaa maanta Magaalada Khartoum ee…

Iiraaniyiin Afduub loogu haystay degmada Cadaado oo ay awood kusoo furteen Ciidamada Galmudug –

Iiraaniyiin Afduub loogu haystay degmada Cadaado oo ay awood kusoo furteen Ciidamada Galmudug –

November 05 (Ceegaag) — Howlgal xalay kaga sameeyeen degmada Cadaado ayay ciidamada amniga maamulka Galmudug waxay kusoo furteen afar qof oo dalka Iiraan u dhashay, kuwaasoo afduub ahaan loogu haystay…

Dalladda SOYDEN oo qabtey Madal ku aadan Haweenka Soomaaliyeed iyo doorkooda Siyaasada iyo Dib u Dhiska

Dalladda SOYDEN oo qabtey Madal ku aadan Haweenka Soomaaliyeed iyo doorkooda Siyaasada iyo Dib u Dhiska

November 4 (Ceegaag)— Waxaa Hotelka Makka Al-Mukarama lagu qabtey Mada ay soo qabanqaabiyey Dallada Horumarinta Dhalinyarada ee ( Somali Youth Development Network ) waxaana ka qayb galey Odoyaasha Dhaqanka,Culamudiin,Siyaasiyiinta, xildhibaanada…

Cali Dheere “Cid walba oo kala qeybineysa Al-Shabaab, gacanta ayaa lagu qabanayaa”

Cali Dheere “Cid walba oo kala qeybineysa Al-Shabaab, gacanta ayaa lagu qabanayaa”

November 4 (Ceegaag)— Afhayeenka Guud ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa hadal uu jeediyey waxaa uu kaga hadlay arimo dhowr ah oo quseeya xaalada ay ku sugan…

Axmed Fiqi “Istiraatiijiyadii ciidanka iyo amniga, hey’ad ma noqon ee waxay noqdeen wax ilaaliya kooxda xukunka joogta”

Axmed Fiqi “Istiraatiijiyadii ciidanka iyo amniga, hey’ad ma noqon ee waxay noqdeen wax ilaaliya kooxda xukunka joogta”

Axmed Fiqi “Istiraatiijiyadii ciidanka iyo amniga, hey’ad ma noqon ee waxay noqdeen wax ilaaliya kooxda xukunka joogta” November 4 (Ceegaag)— Agaasimihii hore ee Nabadsugida Qaranka Amb. Axmed Macalin Fiqi ayaa…

Dabeylo qasaare geystay oo ku dhuftay Puntland

Dabeylo qasaare geystay oo ku dhuftay Puntland

November 03(Ceegaag)–Degaano ku dhow xeebaha Puntland ayaa waxaa ku dhufatay duufaanta Jabala oo ka soo gudubtay xeebaha Badweynta India iyo Badda Cas, taasi oo xowli ku socota ayaa 24-kii saac…

HARGEYSA: Isbahaysiga Kulmiye oo qaadacay Gudigii Siilaanyo

HARGEYSA: Isbahaysiga Kulmiye oo qaadacay Gudigii Siilaanyo

November 03(Ceegaag)–Munaasibad balaadhan oo ay leeyihiin musharaxiinta isbahaystay ee Kulmiye ayaa ka dhacday hotelka Crown ee magaalada Hargeysa. Munaasibadda oo ah mid qado sharaf ah ayaa lagu sharxay boodhadh muujinaya…

Taliyaha Nabadsugida oo amray in xitaa gaari dameerada soo galaya Muqdisho labaaro

Taliyaha Nabadsugida oo amray in xitaa gaari dameerada soo galaya Muqdisho labaaro

November 3 (Ceegaag)—Taliyaha ciidamada Nabadguda Soomaaliyeed Jen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa amar ku bixiyay in la baaro gaadiidka noocyadiisa kala duwan ee soo galaya magaalada Muqdisho iyo kuwa ka baxayaba.…

Ururka suxufiyiinta Nusoj oo ka hadlay Maalinta Caalamiga ah ee Dambiyada aan la isku ciqaabin

Ururka suxufiyiinta Nusoj oo ka hadlay Maalinta Caalamiga ah ee Dambiyada aan la isku ciqaabin

November 03 (Ceegaag) — Guddiga fulinta ururka suxufiyiinta Qaranka Somalia ee NUSOJ oo maanta shir ay ku yeeshay Muqdisho waxay uga hadleen maalinta vaalamiga ah ee dambiyada aan la isku…

Taliyaha CXDS oo kaga Mahad-celiyay Safiiradda UK ee Somalia Taageerada ay Siiyaan Ciidamada

Taliyaha CXDS oo kaga Mahad-celiyay Safiiradda UK ee Somalia Taageerada ay Siiyaan Ciidamada

November 02(Ceegaag) — Taliyaha ciidamadda xoogga Somalia, Jen. Maxamed Aaden Axmed ayaa kulan u la yeeshay safiiradd Britain ee Somalia, Harriett Mathew ayay kaga hadleen taageerada ay Ingiriisku siiyaan ciidamada…

Madaxweynaha oo ka qeyb galay salaada Janaasada ee Abaanduulihii Ciidamada xoogga dalka

Madaxweynaha oo ka qeyb galay salaada Janaasada ee Abaanduulihii Ciidamada xoogga dalka

November 2 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano iyo saraakiil ayaa maanta ka qeyb galay salaada janaasada ee Meydka Abaanduulaha hore ee Ciidamada xooga dalka…

Shirkii Bilaha ee Khatumo Belgium oo Shalay Dhacay

Shirkii Bilaha ee Khatumo Belgium oo Shalay Dhacay

  Shirkan oo kadhacay magaalada Kortrijk ee wadanka Belgium ayaa waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada reer khatumo, shirkan oo loogahadlayay xaaladaha ay maantay marayso bulshada reer…