Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 72)

Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta guda galaya akhrinta labaad ee sharciga Saxaafadda

Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta guda galaya akhrinta labaad ee sharciga Saxaafadda

November 2 (Ceegaag)— Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta guda galaya akhrinta labaad ee sharciga Saxaafada, kaasoo ay horay ugu soo gudbisay Golaha Wasiirada, markii ay soo meel…

Xisbiga talada haya ee Turkiga oo guulo wax-ku ool ah ka soo hooyay doorashadii Baarlamaanka

Xisbiga talada haya ee Turkiga oo guulo wax-ku ool ah ka soo hooyay doorashadii Baarlamaanka

November 2 (Ceegaag)— Xisbiga AKP ee haya talada Turkiga ayaa guul weyn ka soo hoyay doorashadii Baarlamaanka dalkaas, kadib markii uu helay inta badan kuraastii Baarlamaanka. Guusha Xisbiga AKP ee…

Ciidamada Ammaanka dowladda oo soo afjaray howl galkii Hotel Saxafi

Ciidamada Ammaanka dowladda oo soo afjaray howl galkii Hotel Saxafi

November 1 (Ceegaag)— Ciidamada ammaanka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa soo afjaray howl galkii mudada saacadaha badan qaatay ee ka socday Hotelka Saxafi ee magaalada…

Banaanbax ruxay Magaalada Baladweyn iyo Sawirka Wasiir Odawaa oo Toos loo gubay.

Banaanbax ruxay Magaalada Baladweyn iyo Sawirka Wasiir Odawaa oo Toos loo gubay.

October 31 (Ceegaag)– Bananbax looga soo horjeedo Magacaabista Guddiga Farsamada Maamul u sameeynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan. Banaanbax ayaa…

Xaflad Ballaaran oo loo Sameeyey Sannad Guurada 2-aad ee Wargeyska Codka SOSCENSA

Xaflad Ballaaran oo loo Sameeyey  Sannad Guurada 2-aad ee Wargeyska Codka SOSCENSA

Waxaa Xarunta Dalladda SOSCENSA ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimye laguna xusayey Sannad Guurada Labaad ee Wargeyska SOSCENSA , waxaana munaasabdaan ka qayb…

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ka soo horjeestey Guddiga Farsamada Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/dhexe

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ka soo horjeestey Guddiga Farsamada Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/dhexe

October 31 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa boggiisa facebook soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo go’aankiisa ku aaday sida uu u arko gudiga farsamo ee shirka maamul…

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku dhawaaqday guddiga Farsamada ee maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/dhexe

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku dhawaaqday guddiga Farsamada ee maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/dhexe

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku dhawaaqday guddiga Farsamada ee maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/dhexe October 31 (Ceegaag)—Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa lagu shaaciyay…

Aamina Cali Uruur oo ku geeriyootay dalka Jarmalka.

Aamina Cali Uruur oo ku geeriyootay dalka Jarmalka.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta ku geeriyootay dalka Jarmalka  ALLAHA u naxariistee  Aamina Cali Uruur oo ahayd Hooyadii dhashay Ilmo Ahmed Cali Dheeg.…

Madaxweynaha Soomaaliya oo fariin u diray xubnaha Al-Shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya oo fariin u diray xubnaha Al-Shabaab

October 28 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo saarey farriin ku socota xubnaha ururka Al Shabaab, kadib markii garab ka mid ah kooxdaas oo ku dhawaaqay inay…

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland oo is casilay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland oo is casilay

October 28 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland Saciid Xasan Shire ayaa goor dhow kaga dhawaaqay magaalada Garowe inuu iska casilay xilkii uu hayay. Is casilaada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ka…

Gudoomiyaha Maxkamadda sare oo ka dhawaajiyay inay halis ku jirto midnimada Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha Maxkamadda sare oo ka dhawaajiyay inay halis ku jirto midnimada Soomaaliyeed.

Oktobar 27(Ceegaag)–AVV. Caydiid C/llaahi Ilka Xanaf Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa sheegay inay jiraan cabashooyin ay qabaan dadka ka soo jeeda Gobalada Waqooyi ee Dalka oo uu isaga kamid…

Jaamacadda Imam oo Heshiis waxbarashada sare ah la gashay Jaamcad ku taalla Mareykanka

Jaamacadda Imam oo Heshiis waxbarashada sare ah la gashay Jaamcad ku taalla Mareykanka

October 27 (Ceegaag)— Waxaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu furay Barnaamijka waxbarashada sare ah oo ay keentay Jaamacadda Imam oo ka…

Yuusuf Xuseen Jimcaale oo loo magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir

Yuusuf Xuseen Jimcaale oo loo magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir

October 26 (Ceegaag)— War rasmi ah oo ay heshay Ceegaag.com ayaa sheegaya in Guddoomiyaha cusub Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho loo magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale, kadib markii xilkaas laga qaaday…

Tarsan Oo Su’aalo Kulul Weydiiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya.

Tarsan Oo Su’aalo Kulul Weydiiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya.

October 26(Ceegaag)–Gudoomiyihii hore iyo Duqii Magaalada Muqdisho Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa su’aalo kulul weydiiyay wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Tedros Adhanom Ghebreyesus oo marti ku ahaa Mac-hadka UK ee arrimaha…

Madaxweynaha Galmudug oo furay Garoonka Diyaaradaha USHAKA ee Koofurta Gaalkacyo

October 26 (Ceegaag)— Madaxweynaha Galmudug ee Soomaaliya Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa shalay si rasmi ah u furay Garoonka diyaaradaha Ushaka ee degmeda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaasoo noqon doonaa garoon…

Madaxweynaha oo goor dhow si rasmi u furay kalfadhigii 7aad ee Baarlamaanka

Madaxweynaha oo goor dhow si rasmi u furay kalfadhigii 7aad ee Baarlamaanka

October 25 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow furay kalfadhigii 7aad ee Golaha Baarlamaanka Federaalka, iyadoo iminka uu ka jeedinayo khudbad dhinacyo badan uga hadlayo oo ku…

Taliyaha ciidamada XDS oo ilmeeyay xilli uu ku sugnaa xerada Martiini (Waa maxay sababta?)

Taliyaha ciidamada XDS oo ilmeeyay xilli uu ku sugnaa xerada Martiini (Waa maxay sababta?)

October 25- (Ceegaag)- Taliyaha ciidamada Milateriga Dowladda Federaalka Soomaaliya S/G Maxamed Aaden Axmed ayaa ilmeeyay xilli uu ku sugnaa xerada Martiini ee magaalada Muqdisho xilligaasi oo uu kormeerayay qeybaha ay…

Madaxweyne Xasna oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiirka cusub ee Dalka Netherlands

Madaxweyne Xasna oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiirka cusub ee Dalka Netherlands

Oktoobar 24, (Ceegaag) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee Muqdisho warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee boqortooyada Netherlands ee Somalia, Franciscus Albercht Makken. Xasan…

Hogaamiye ka mid ah Alshabaab oo sheegay in uu ku biirey ururka Daacish

Hogaamiye ka mid ah Alshabaab oo sheegay in uu ku biirey ururka Daacish

October 24 (ceegaag)—Mid kamid ah taliyaasha ciidamada Alshabaab ayaa sheegay in isaga iyo labaatan ka mid ah maleeshiyaadkiisa ay ku biireen ururka Dowlada Islaamiga ah IS. Warkan ka soo yeeray…

Xukuumadda Soomaaliya oo qabaneysa shir wadatashi looga hadlayo dhismaha Xisbiyada siyaasada

Xukuumadda Soomaaliya oo qabaneysa shir wadatashi looga hadlayo dhismaha Xisbiyada siyaasada

October 24 (Ceegaag)— Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in bisha soo socota ay qaban doono shir wadatashi loogaga hadlayo dhismaha Xisbiyada siyaasada dalka, iyadoo muddooyinkii u dambeeyay ay isa soo tarayeen…