Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 73)

Axmed Xaaji Hirad oo maanta ku geeriyoodey magaalada Ottawa ee dalka Kanada.

Axmed Xaaji Hirad oo maanta ku geeriyoodey magaalada Ottawa ee dalka Kanada.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta saacada 1:00 pm “Eastern time”  ku geeriyooday Magaalada Ottawa ee dalka Kanada  ALLAHA u naxariistee Axmed Xaaji Hirad oo si…

Shirweynihii Sugidda Cuntada, U adkaysiga Aafooyinka iyo La-qabsiga Isbeddelka Cimilada? oo Muqdisho lagu soo Gabgabeeyey

Shirweynihii  Sugidda Cuntada, U adkaysiga Aafooyinka iyo La-qabsiga Isbeddelka Cimilada? oo Muqdisho lagu soo Gabgabeeyey

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo Gabgabeyey Kulan looga hadlayey Fatahaada iyo Roobabka la filayo in ka da’aan dalka , waxaana Kulankaas ka qayb galey Wasaarada ay Khuseyso, iyo qaybaha kala…

Salaad Cali Jeele “Sida hadda muuqata Madaxdeena waxay qorsheynayaan inay soo celiyaan 4.5 wax la aqbali karana maaha”

Salaad Cali Jeele “Sida hadda muuqata Madaxdeena waxay qorsheynayaan inay soo celiyaan 4.5 wax la aqbali karana maaha”

October 22, (Ceegaag)– Salaad Cali Jeele oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaliyeed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay nooca Doorasho oo la filayo in dalkaa ay ka dhacdo 2016-ka,si loogu…

Qoyska Wiilka Maraykanka loogu xirey Saacad uu alifay oo u guuraya dalka Qadar

Qoyska Wiilka Maraykanka loogu xirey Saacad uu alifay oo u guuraya dalka Qadar

October 21 (Ceegaag)—Inkayar 24 saacadood kadib markii Madaxweyne Obama uu la kulmay wiilka 14jirka ah ee Axmed Maxamed ayaa qoyskiisu waxa ay go’aansadeen inay u guuraan dalka Qadar. 14jirkan ka…

Bashar Al-Assad oo booqasho layaab leh ku tagay magaalada Moscow

Bashar Al-Assad oo booqasho layaab leh ku tagay magaalada Moscow

October 21 (Ceegaag)— Madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad ayaa maanta booqasho layaab leh ku tagay magaalada Moscow ee dalka Ruushka, taasoo ah safarkiisii u horeeyay ee uu dibada ku tago, tan…

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay la wareegidda Wabxo “War-saxaafadeed.

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay la wareegidda Wabxo “War-saxaafadeed.

October 21, (Ceegaag)– War-saxaafadeed Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ku baaqay in la sii xoojiyo sifeynta kooxaha nabad-diidka ah oo laga sifeeyey magaalada Wabxo ee degmada Ceelbuur.…

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Hiiraan oo Baaq Nabadeed u dirtay Beelihii ku dagaalamay Baladweyne.

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Hiiraan oo Baaq Nabadeed u dirtay Beelihii ku dagaalamay Baladweyne.

October 21(Ceegaag)– Muna Xasan Maxamed Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Hiiraan ayaa ka hadashay dagaalka dhiiga badani ku daadatay ee ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraa,Dagaalkaas oo dhex maray Beelo…

Madaxweynaha:”Saddex sanno ka hor, markii dowladeyda ay talada qabatey, waxaanu sameyney..”

Madaxweynaha:”Saddex sanno ka hor, markii dowladeyda ay talada qabatey, waxaanu sameyney..”

October 21 (Ceegaag)—Madaxweynaha Soomaaliya :’ “Saddex sanno ka hor, markii dowladeyda ay talada qabatey, waxaanu sameyney barnaamijka Hiigsiga 2016-ka”haraf weyn bay ii tahay inaan maanta si rasmi ah u daah…

Maareeye “Inta aan sanadkan dhamaan ayaa la dhisayaa maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Maareeye “Inta aan sanadkan dhamaan ayaa la dhisayaa maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

October 21 (Ceegaag)— Wasiirka Warfaafinta dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo howlaha maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, isagoo ka dhawaajiyay in…

Ciidamada dowladda oo la wareegay Deegaanka Wabxo ee Gobolka Galguduud

Ciidamada dowladda oo la wareegay Deegaanka Wabxo ee Gobolka Galguduud

Oktoobar 20, (Ceegaag) — Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Somalia oo laga diray Muqdisho ayaa la wareegay deegaanka Wabxo oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Col. Axmed Maxamed…

Maxaa ugu dambeeyay Shirka wada tashiga ee hanaanka doorashooyinka 2016

Maxaa  ugu dambeeyay Shirka wada tashiga ee hanaanka doorashooyinka 2016

October 20 (Ceegaag)— Shirar gaar gaar ah ayaa u socda Guddiyada Farsamo ee xubnaha ku jira Madasha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka sanadka 2016, iyadoo gelinka dambe ee maanta lagu wado…

Axmed Madoobe “Aan ka tagno Beesha Caalamka, anaga oo Soomaali kaligeen ah aan talo gaarno”

Axmed Madoobe “Aan ka tagno Beesha Caalamka, anaga oo Soomaali kaligeen ah aan talo gaarno”

October 20 (Ceegaag)— Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in loo baahan yahay in lala xisaabtamo Beesha Caalamka, isla markaana shaqada la qabanayo ay noqoto mid…

Madaxweynaha “Wax walba oo Madashaan ka soo baxaan waa talo Soomaaliyeed, waana fulineynaa”

Madaxweynaha “Wax walba oo Madashaan ka soo baxaan waa talo Soomaaliyeed, waana fulineynaa”

October 20 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer ee uu ka jeediyay furitaanka shirka madasha wadatashiga Doorashooyinka 2016 ee ka furmay magaalada Muqdisho kaga hadlay arrimo badan…

JAWAARI: Wax saxiixayaal la yiraahdo ma jiri doonaan talooyinka shirkana waan Aqbalaynaa

JAWAARI: Wax saxiixayaal la yiraahdo ma jiri doonaan talooyinka shirkana waan Aqbalaynaa

Oktoobar 20, 2015 (Ceegaag) — Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari oo furitaankii shirka wada-tashiga doorashooyinka Somalia ee 2016-ka hadal ka jeediyay ayaa sheegay inaanay jiri doonin wax…

War deg deg ah: Dagaal Weli ka Socda Xaafadda Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne

War deg deg ah: Dagaal Weli ka Socda Xaafadda Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne

Oktoobar 19, (Ceegaag) — Waxaa wali halkiisii ka sii soconaya dagaal culus oo subaxnimadii hore ee saakay ka qarxay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne. Dagaalka oo la sheegay in markiisii…

Madaxweynaha oo furay shirka Madasha wada tashiga Qaran ee doorashada 2016

Madaxweynaha oo furay shirka Madasha wada tashiga Qaran ee doorashada 2016

October 19 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay shirka madasha wada rashiga qaran ee doorashada sanadka 2016, iyadoo shirkan uu soconayo muddo labo maalmood…

Madaxweynaha Sudan oo La Kulmay Wiilkii Yaraa ee Sameeyay Saacada Ee Lagu Xiray Mareykanka

Madaxweynaha Sudan oo La Kulmay Wiilkii Yaraa ee Sameeyay Saacada Ee Lagu Xiray Mareykanka

October 19 (Ceegaag)—Madaxweyne Omar Hassan Albashiir waxa uu dhawaan Qasriga Madaxtooyadda ee magaalladda Khartoum ku qaabilay Ahmed Mohamed Al-hassan oo ah Wiilkii Ardayga ee lagu xiray Maraykanka, kadib, markii uu…

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray magaalada Muqdisho

October 19 (Ceegaag)—Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka soo dhoofay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo ayaa soo gaaray Muqdisho, si…

Guddoomiye Muungaab oo Mar Kale is Hortaagay Amar uu Bixiyey Wasiirka Amniga

Guddoomiye Muungaab oo Mar Kale is Hortaagay Amar uu Bixiyey Wasiirka Amniga

Maamulka gobolka banaadir ayaa mar kale is hortaagay amar uu mar Kale bixiyey wasiirka Amniga Qaranka Kaas oo ahaa In La xiro wadadda u dhaxeysay K4 iyo Hotelka jaziira Ee…

Maamulka Puntland oo soo bandhigay Doonyo iyo kalluumeysato ajaanib ah

Maamulka Puntland oo soo bandhigay Doonyo iyo kalluumeysato ajaanib ah

October 18 (Ceegaag)—Ciidanka badda ee Maamulka Puntland ayaa maanta soo bandhigay doonyo ay ku soo qabqabteen hawlgallo ay dhawaan ka sameeyeen xeebaha Puntland. Doomahan la soo bandhigay oo gaarayay illaa…