Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ceegaag Oct 01 , 2015: Aduunwaynaha waxay go’aan ku gaareen in ciidamada Africaanka ah AMISON ee jooga Soomaaliya lagu badalo Ciidan Nabad Ilaalin ee Qaramada Midoobay ( UN peacekeeping) sida ku…
October 1 (Ceegaag)— Calanka Falastiiniyiinta ayaa markii ugu horreysay laga taagay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York kadib markii dhowaan cod loo qaaday . Arrintaasi waxaa soo dhaweeyay dadka…
October 1 (Ceegaag)— Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xarakada Al-Shabaab ay ku xireen degmada Jamaame ee Gobolka Jubadda Hoose shan ka tirsan ajaaniibta ka bar bar dagaalanta. Wararka ayaa…
September 30 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay talo soo jeedinta Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ee martigelinta shir madaxeed gaar ah oo dalalka ciidamada ay ka…
September 29 (Ceegaag)— Shir heerkiisu sareeyay oo ka dhacay magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa looga hadlay xaalada Soomaaliya, iyadoo shirkan diirada lagu saaray qorshayaasha dhow iyo marxalada kala…
September 29 (Ceegaag)— Taliska AMISOM ayaa qirtay in mid ka mid ah Askartooda uu dil u geystay wiil 14-jir ah, kaasoo kubad ku ciyaarayay agagaarka Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium…
September 28 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa maanta shir guddoominaya shir gaar ah oo ka dhacaya magaalada New York, kaasoo…
September 28, 2015(Ceegaag)—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmaarke oo shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho, ayaa baaq nabadeed u diray kaasoo ku aadan joojinta colaada ka…
September 27 (Ceegaag)— Wariye Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ka mid ahaa Wariyeyaashii in muddo ah u shaqeynayay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay inuu ka ruqseystay, kadib 10-sanooo uu…
September 27 (Ceegaag)— Hogaamiyihii Afgambigii fashilmay ee Burkina Faso ka dhacay todobaadkii hore Jeneraal Gilbert Diendere ayaa hantidiisa la fariisiyay, kadib markii uu mas’uul ka noqday xarigii Madaxweynaha iyo Ra’iisul…
September 27, 2015 (Ceegaag) — Xildhibaanad Fowsiyo Yuusuf X. Aadan oo ka mid ah Xildhibaannadii Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si kulul maanta uga Hadashay Go’aankii kasoo baxay Guddoonka…
September 26 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaasoo uu kaga qeyb galaya shirka guud ee…
(MAQAAL) Dhismaha gudiga dib u eegista Dastuurka Soomaaliya waxay ahayd talaabo wanaagsaan oo loo qaaday dhinaca Dawladnimada, Waa dhab in baahi weyn loo qabay dhalashadii gudigaasi, soo shaac bixintoodii kadib…
September 26, 2015 (Ceegaag) — Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ugu baaqay inuu is-casilo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay in saddexdii sano ee xafiiska…
September 26 (Ceegaag)— Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay go’aankii ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka ee lagu sheegay in la tuuray ama la soo afjaray mooshinkii ka…
Isimada, Cuqaasha, Waxgaradka, Culumaa’udiinka iyo ururada haweenka ee ku dhaqan Magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn, ayaa isugu yimid kulan Tacsi iyo Baroordiiq ah oo loogu duceynayo Qoraagii weynaa ee caanka…
September 25 (Ceegaag)— Dowladda Sacuudiga ayaa iska fogeysay eedeymaha loogu soo jeediyay ee mas’uuliyada musiibadii ka dhacday Xajka, kadib markii in ka badan todobo boqol oo ruux ku dhinteen isbuurasho…
Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa markii u horeysey ka hadlay dagaal beeleed ka socda deegaanada Qoriley. Madaxwayne Galaydh ayaa sheegay in Puntland iyo Somaliland labaduba dagaalkaas ku jiraan Isla…
September 23 (Ceegaag)-maalmahaa fadliga badan waxaa ka mid ah tobanka thul xajah oo ay fadliga ay leedahay aayado quraan ah iyo axaadiista nabigeenii Muxamed SCW ay cadeeyeen: 1. Allaah wuxuu…
September 23 (Ceegaag)— Malaayiin qof oo Muslimiin Xujey ah oo ka kala tagay caalamka daafihiisa ayaa maanta taagan Buurta Carafo, si ay u gutaan rugniga ugu weyn ee acmaasha xajka,…
Figradihiina