Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 77)

Muran ka taagan in Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame in mar saddexaad uu tartamo

Muran ka taagan in Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame in mar saddexaad uu tartamo

September 23 (Ceegaag)— Xisbiga ugu weyn ee Mucaaradka Rwanda ayaa ka soo hor-jeeda qorshaha Madaxweyne Paul Kagame ku doonayo in mar saddexaad uu isa soo sharaxo madaxtinimada, iyadoo laga cabsi…

Suuqyada lagu iibiyo Xoolaha Nool ee Muqdisho oo laga dareemayo Qiimo kac dhanka xoolaha

Suuqyada lagu iibiyo Xoolaha Nool ee Muqdisho oo laga dareemayo Qiimo kac dhanka xoolaha

September 23, 2015 (Ceegaag) — Xilli maalinkaliya ama wax ka yar ay naga xigto Ciiddul-Adxa oo ah ciidda ugu weyn labada ciidood ee Islaamka lana gowraco Xoolo fara badan ayaa…

Jawaari “Madaxda Maamul Goboleedyada waa in danta Guud ka shaqeeyaan”

Jawaari “Madaxda Maamul Goboleedyada waa in danta Guud ka shaqeeyaan”

September 22 (Ceegaag)— Ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo shalay ka hadlayay shirkii wada tashiga ee lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay…

Diyaaradaha Dagaalka Ciidamada AMISOM oo Duqeymo ka Geystay Deegaan ku yaalla Gobolka Bay

Diyaaradaha Dagaalka Ciidamada AMISOM oo Duqeymo ka Geystay Deegaan ku yaalla Gobolka Bay

September 22, 2015 (Ceegaag) — Diyaaradaha Dagaalka Ciidamada AMISOM ayaa gellinkii dambe ee Shalay duqeeyay deegaanka Labaatan-jiroow oo 60-km u jira Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, sida ay sheegeen…

Khasaaraha Qaraxii Muqdisho oo kordhay iyo Ajaaniib ka mid noqotay dadkii ku dhintay

Khasaaraha Qaraxii Muqdisho oo kordhay iyo Ajaaniib ka mid noqotay dadkii ku dhintay

September 22 (Ceegaag)— Waxaa kordhay khasaaraha ka dhashay qaraxii shalay maqribkii ka dhacay banaanka hore ee Madaxtooyada, gaar ahaan koontaroolka ugu horeeya, iyadoo qaraxaas uu ahaa mid ismiidaamin loo adeegsaday…

Canbe Maxamed Jamac oo u geeraaraya sidii Carays Ciise

Canbe Maxamed Jamac oo u geeraaraya sidii Carays Ciise

Abwaan  cusub ayaa kasoo baxay deegaanada maamulka Khaatumo, Abwaankan oo u geeraaraya sidii Carays Ciise Kaarshe, Abwaanka ayaa gabaygiisii ugu horeeyay ku weeraray maamulka Somaliland, iyo Dabaqoodhiyada kasoo jeeda dhalasho…

War Deg-deg ah;Madaxweynaha Puntland Cabdweli Gaas oo isaga baxay shirka doorashada

War Deg-deg ah;Madaxweynaha Puntland Cabdweli Gaas oo isaga baxay shirka doorashada

September 20(Ceegaag)—Madaxweynaha Puntland Cabdweli Maxamed Cali ayaa isaga baxay shirka ka furmay shalay magaalada Muqdisho kaasoo ay ka soo qeyb galeen madaxda ugu sareysa dowlada federalka. maamul goboleedyada dalka ka…

Haweeney ka tirsanayd ciidamada Booliska oo lagu diley Muqdisho

Haweeney ka tirsanayd ciidamada Booliska oo lagu diley Muqdisho

September 20(Ceegaag)—Haweeney ka tirsanayd ciidamada Booliska isla markaana ka mid ahayd ganacsatada qudaarta ee suuqa Ansaloti magaalada Muqdisho ayaa saaka lagu diley goobta ay ganacsiga ku lahayd. Casuuro Cali oo…

Tirada Ciidanka AMISOM ee lagu dilay Somalia Tan iyo Sannadkii 2009-kii oo Lasoo Bandhigay

Tirada Ciidanka AMISOM ee lagu dilay Somalia Tan iyo Sannadkii 2009-kii oo Lasoo Bandhigay

September 20, 2015 (Ceegaag) — Warbixin ay dhawaan soo saartay Hay’ad Fadhigeedu yahay Sweden oo lagu magacaabo, International Peace Research Institute (Sipri) ayaa lagu sheegay in Ciidamada AMISOM looga dilay…

Madaxweynaha oo furay Shirka wada tashiga doorashada sanadka 2016

Madaxweynaha oo furay Shirka wada tashiga doorashada sanadka 2016

September 20 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay shirka wada tashiga hanaanka doorasho iyo aayaha siyaasada Soomaaliya ee sanadka 2016-ka, iyadoo shirkan ay ka soo qeyb galeen Madaxda…

Qaban qaabada shirka wada tashiga doorashada 2016 iyo aayaha Soomaaliya oo ka socda Muqdisho

Qaban qaabada shirka wada tashiga doorashada 2016 iyo aayaha Soomaaliya oo ka socda Muqdisho

September 19 (Ceegaag)— Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya qaban qaabada shirka wada tashiga hanaanka doorasho iyo aayaha siyaasadeed ee Soomaaliya sanadka 2016, iyadoo shirkan uu furmayo 20-ka bishan oo ku…

Dowladda Kenya oo Sheegtay Maanta in la xirayo Dhammaan Iskuullada ku yaalla

Dowladda Kenya oo Sheegtay Maanta in la xirayo Dhammaan Iskuullada ku yaalla

September 18, 2015 (Ceegaag) — Xukuumadda Kenya ayaa amar ku bixisay maanta in gabi ahaan Iskuullada ay Dowladdu Maamusho iyo kuwa Gaarka loo leeyahay ee ku yaalla Dalkeeda in la…

Maamulka Jubbaland oo Dil Toogasho ku Fuliyay Askar lagu eedeeyay dilka laba Qof oo Rayid ahaa

Maamulka Jubbaland oo Dil Toogasho ku Fuliyay Askar lagu eedeeyay dilka laba Qof oo Rayid ahaa

September 18, 2015 (Ceegaag) — Maamulka Jubbaland ayaa Maanta Toddoba Askari oo ka Tirsan Ciidamada Booliiska Maamulkaas ku Fuliyay Dil Toogasho, kaddib markii ay ku Caddaatay inay dulleedka Magaalada Kismaayo…

Al-Shabaab oo la wareegtay deegaanka Yaaqbari-weyne, kadib dagaal ka dhacay

Al-Shabaab oo la wareegtay deegaanka Yaaqbari-weyne, kadib dagaal  ka dhacay

September 18 (Ceegaag)— In ka badan 10-ruux ayaa ku geeriyootay, kadib dagaal xoogan oo saaka ka dhacay deegaanka Yaaqbari-weyne ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalkan ayaa ka dambeeyay markii Xoogag ka…

Afgambi ka dhacay Burkina Faso iyo Ciidamada Madaxtooyada oo la wareegay awooda dalka

Afgambi ka dhacay Burkina Faso iyo Ciidamada Madaxtooyada oo la wareegay awooda dalka

September 17 (Ceegaag)— Ilaalada Madaxtooyada Burkina Faso ayaa la wareegay xukunka dalka, kadib afgambi dhacay, kaasoo lagu kala diray dowladdii KMG aheyd. Nin aad ugu dhowaa Madaxweynihii hore ee Burkina…

Shirkadaha Google, Facebook, Twitter iyo Qaar kale oo badan oo Casuumaad u fidiyay Axmed Wiilkii 14-jirka Muslimka ahaa ee Saacad uu Sameeyay Darteed loo xiray

Shirkadaha Google, Facebook, Twitter iyo Qaar kale oo badan oo Casuumaad u fidiyay Axmed Wiilkii 14-jirka Muslimka ahaa ee Saacad uu Sameeyay Darteed loo xiray

17 Septembar 2015 (Ceegaag)—Shirkadaha ugu waaweyn xagga internet-ka ayaa Casuumaad u fidiyay Axmed Maxamed oo ah wiil 14-jir ah oo Saacad uu sameeyay darteed loo xiray. Shirkadaha facebook, Google, Twiter…

Boqollaal Arday ah oo ah Dufcaddii 1-aad oo ka Qalin-jabiyay Jaamacadda Jobkey

Boqollaal Arday ah oo ah Dufcaddii 1-aad oo ka Qalin-jabiyay Jaamacadda Jobkey

September 17, 2015 (Ceegaag) — Munaasabad ay ku Qalinjabinayeen 500 Arday oo dhameystay waxabarshada heerka 1-aad; kana baxay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacada Jobkey oo shalay lagu Qabtay Muqdisho ayaa…

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari oo baaq u diray Xukuumadda

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari oo baaq u diray Xukuumadda

September 17 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqay Xukuumadda inay sida ugu dhaqsiyaha badan ay Baarlamaanka ku hor-keento sharciga Axsaabta Siyaasada. Mr Jawaari oo shalay…

Xukuumadda Uganda oo Taliye Cusub u soo Magacowday Ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya

Xukuumadda Uganda oo Taliye Cusub u soo Magacowday Ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya

September 17, 2015 (Ceegaag) — Taliye cusub ayay Xukuumadda Uganda ma anta u soo magacowday Ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya, kuwaasoo qayb ka ah howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM. Col. Peter…

Ahlusuna oo ku goodisay inay dib u qabsan doonto degmada Caabudwaaq

Ahlusuna oo ku goodisay inay dib u qabsan doonto degmada Caabudwaaq

September 15 (Ceegaag)— Maamulka Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa sheegay inay isu diyaarinayaan, sidii weerar rogaal celin ah ugu qaadi lahaayeen degmada Caabudwaaq oo todobaadkii hore laga saaray. Afhayeen u hadlay Ahlusuna…