Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
September 8 (Ceegaag)—Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in wasiirka ganacsiga iyo warshadaha maamulka Galmudug C/qaadir C/llaahi Warsame ay kooxo hubeysan ku weerareen guriga u uka…
September 8 (Ceegaag)—Wararka ka imanaya degmada Qoryooley ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in uu dagaal ku dhex maray degmada Qoryooley ciidamo ka tirsan dowlada iyo dagaalyahano ka tirsan ururka Alshabaab.…
September 7 (Ceegaag)— Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa digniin ka soo saaray Lacago Shiling Soomaali ah been abuur ah, kaasoo la soo daabacay, waxaana uu ka digay in lacagahaas hadii…
September 07, 2015 (Ceegaag) — Ciidanka Uganda ee qaybta ka ah AMISOM ayaa ka Cabanaya Mushaar la’aan haysata muddo bilooyin ah, iyadoo dowladda Uganda ay xustay in Ciidamadeeda jooga Soomaaliya…
September 7 (Ceegaag)— Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay sawiro muujinaya weerarkii 1-dii bishan September ay ku qaaday Saldhig Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa Uganda ku lahaayeen deegaanka Janaale ee Gobolka…
1-Si aad madax ugu muuqato waa in waddada gurigaaga tagto lagu xiro dhagxaan waaweeyn, dhalin yaro aad qaraaba tihiin oo dares ciidan wato waa in ay baabuurka kuu saran yihin.waxaad…
September 6 (Ceegaag)— Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa maanta dib ula wareegay deegaanka Buq-Aqable, halkaasoo bishii la soo dhaafay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM la wareegeen. Qabsashada Al-Shabaab ee deegaankaas…
September 06, 2015 (Ceegaag) — Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Soomaaliya, kaasoo ay u arkeen mid keenaya khilaaf soo dhexgala…
September 6 (Ceegaag)— Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in aanay marnaba la aqbali doonin ciida ka madax banaan ciidamada sharciga ah ee dowladda ka tirsan ee ku…
September 5 (Ceegaag)— Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa magaalada Washington kula kulmay Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, iyagoo ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin dagaalka…
September 05, 2015 (Ceegaag) — Ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Uganda ayaa la sheegay inay faarujiyeen degmada Kuntu-waarey iyo deegaanka Ceel-saliindi oo kawada tirsan Gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta…
September 4 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa mar kale si iskiis ah u shaaciyay in magaalada Beledweyn lagu qaban doono shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo…
Muqdisho, September 3,2015(Ceegaag) ——Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo looga hadlay qodobo…
September 03, 2015 (Ceegaag) — Ugu yaraan 10 Askari oo ka mid ah ciidamadii AMISOM ee Uganda ka socday oo lagu dilay weerarkii maalin ka hor ay Al-shabaab ku qaadday…
September 3 (Ceegaag)— Golaha Wasiirada Soomaaliya oo shirkoodii caadiga ahaa maanta yeeshay ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Ciidamada Xooga dalka Sareeye Gaas Dahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe), iyagoo magacaabay…
Talo soo jeedin Hiigsiga 2016 September 3 (Ceegaag) Dhaqaaqa Bulshada Rayidka( Civil Society in Action) waa dalladda ay ku bahoobeen qeybaha kale duwan ee bulshada rayidka sida dalladaha haweenka.kuwa waxbarashada,…
September 2 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Talyaaniga, halkaasoo uu kaga qeyb geli doono Bandhiga Carwada Caalamiga ah oo muddo lix bilood ka socotay…
September 2 (Ceegaag)— Xubnaha Guddiga Fulinta ee Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka ayaa kulan la yeeshay 27-kii bishii hore Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke,…
September 01, 2015 Ceegaag) — Jaamacadda SIMAD ayaa Maanta Munaasabad soo dhaweyn ah u sameysay illaa 1,000 Arday ah oo cusub, kuwaasoo Jaamacadda kusoo biirtay Sannadkan, waxna ka baran doona…
01, 2015 (Ceegaag) — Mudanayaal ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gudbiyay Mooshin looga soo Hor-jeedo Mooshinkii Xildhibaanno Baarlamaanka ka tirsan ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh 12-kii Bishii Ogoosto…
Figradihiina