Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 8)

Darwiish-tv oo dadwaynaha Magaalada Laascaanood wax ka waydiiyay sida ay u arkaan Musharax Jamaal Xaaji Cali

Darwiish-tv oo dadwaynaha Magaalada Laascaanood wax ka waydiiyay sida ay u arkaan Musharax Jamaal Xaaji Cali

Iyada oo sabtidan uu musharax Bashiir Xaaji Cali kaga dhawaaqay musharaxnimadiisa magaalada Edminton wadanka Kanada. Hadaba mar uu Darwiish-tv codbaahiyaha ladhexmaray ayaa dadwaynaha magaalada Laascaanood si diiran usoo dhaweeyeen, waxaana…

Bashiir Xaaji Cali Musharaxa Madaxwaynaha Soomaaliya 2021 oo balan qaaday inuu dib u dardar galin doono xornimo gaadhsiita deegaanada ku maqan dalalka dariska

Bashiir Xaaji Cali Musharaxa Madaxwaynaha Soomaaliya 2021  oo balan qaaday inuu dib u dardar galin doono xornimo gaadhsiita deegaanada ku maqan dalalka dariska

Bashiir waxa uu ka shaqeenayay danaha dadwaynaha 25kii sano ee tagay, kadib markii ay u cadaatay in dhibaatooyinkii haystay Soomaalida 25 sano ka hor ay wali haystaan dadka kasoo boqoolaya…

BUUHOODLE OO SI WEYN LOOGA SOO DHAWEEYAY MUSHARAX MADAXWEYNE BASHIIR XAAJI CALI

BUUHOODLE OO SI WEYN LOOGA SOO DHAWEEYAY MUSHARAX MADAXWEYNE BASHIIR XAAJI CALI

Magaalada Buuhoodle oo ah meeshii uu ku dhashay halgamaagii Sayid maxad Cabdula Xasan Hoyna u ah Halgamaayayaasha doonaya soo celinta midnimada umada Soomaaliyeed ee uu gumaystuhu kala qobqobay qaarna uu…

Waa Kuma ahaa Cumar Carte Qaalib ? (Taariikh kooban )

Waa Kuma  ahaa Cumar Carte Qaalib ? (Taariikh kooban )

Cumar Carte Qaalib , waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sannadkii 1930 , waxaana uu waxbarashada hoose/dhexe uu ku qaatay Hargeysa, waxa la sheegay in uu ka baxay dugsi sare…

Daawo: Xafladii uu musharaxnimadiisa Madaxwaynonimada Soomaaliya uga dhawaaqay Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Daawo: Xafladii uu musharaxnimadiisa Madaxwaynonimada Soomaaliya uga dhawaaqay Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Anigoo  ah Bashir Xaaji Cali (Jamaal) ahna muwaadin Soomaaliyeed waxaan go’aansaday in aan u tartamo jagada doorashada madaxwaynaha Jumhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ka dib markii aan garawsaday in wakhtigan lagu…

Waa kuma Musharaxa ugu cadcad Doorashada Madaxwayne ee Soomaaliya 2021

Waa kuma Musharaxa ugu cadcad Doorashada Madaxwayne ee Soomaaliya 2021

Iyada oo ay dhawaan bilaaban doonto tartanka loogu xusul duubayo cidii hogaamin lahayd Soomaaliya afarta sano ee fooda inagu soo haya, ayaa waxaa hada yeedhaya guuxa ay shaqsiyaad badani doonayaan…

Bashiir Xaaji Cali “Jamaal” Madaxwaynaha Soo socda ee Soomaaliya oo dhawaan ku dhawaaqi doona Musharaxnimadiisa.

Bashiir Xaaji Cali “Jamaal” oo ah shaqsi u shaqeenayay umada Soomaaliyeed gaar ahaan dadkii dib u dajinta wadanka Canada u yimid ayaa waxa uu u sharaxan yahay Madaxwaynaha Soomaaliya taasoo…

Joe Biden oo ku guulastay madaxwaynenimada wadanka Maraykanka

Joe Biden oo ku guulastay madaxwaynenimada wadanka Maraykanka

Madaxwaynaha Cusub ee maraykanka ee 46 aad ayaa waxaa noqday Joe Biden oo horay usoo noqday sanator iyo madaxwayne ku xigeen. Joe Biden ayaa helay codadka loo yaqaan Electaro college…

Marwada 1aad ee Soomaaliya Saynab Macalin oo ka qaybgashay furitaanka warshad sonkareed Soomaaliyeed oo dalka Yugandha laga hirgaliyay.

Marwada 1aad ee Soomaaliya Saynab Macalin oo ka qaybgashay furitaanka warshad sonkareed Soomaaliyeed oo dalka Yugandha laga hirgaliyay.

Kulan casho oo sagootin iyo mahadcelin ah ayaan ku martiqaaday qayb ka mid ah weftigii aan wada soconay iyo Marwo Aamina Mooge oo aan kala soo qaybgalnay furitaanka wershadeeda Sonkorta.…

Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Khayre ee soo gaadhay Turkiga

Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Khayre ee soo gaadhay Turkiga

Musharax madaxwayne Xasan Cali Khayre horena u ahaa Raysalwasaarihii Soomaaliya ayaa safar uu ugu gogol xaarayo tartanka uu ugu tartamayo madaxwaynenimada Soomaaliya ayaa waxa uu maata kusoo gaadhay wadanka Turkiga.…

Wadooyinka Muqdisho oo dib loo furay

Wadooyinka Muqdisho oo dib loo furay

Dawlada Soomaaliya ayaa ku guulaysatay sugida amaanka caasimada dalka kadib markii la xaqiijiyay amaanka wadooyinka kuwaasoo xidhnaa mudo 10 sano ah. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen…

Golaha wasiirada cusub ee dawlada Soomaaliya

Golaha wasiirada cusub ee dawlada Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Golaha Wasiirrada XFS…

Goormaa la’qoray Afsoomaaliga?

Goormaa la’qoray Afsoomaaliga?

Qorida farta Soomaaliga goorma ayaa la hindisay, goorma ayaa la’qoray waayo waxaa jira buugaag Afsoomaali ku qoran oo la qoray 1964 oo ay qoreen B. W. Andrzejewski iyo I. M.…

Qof Ceynkee ah ayuu ahaa Marxuum Cali Khaliif Galeyr Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya

Qof Ceynkee ah ayuu ahaa Marxuum Cali Khaliif Galeyr Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya

Raysalwasaarihii hore ee Soomaaliya Ahaana Madaxwaynihii ugu danbeeyay ee Maamulka Khaatumo ayaa ku geeryooday Magaalada Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida. Dr. Galydh ayaa isagu u geeryooday si kadis ah dhamaanEng…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KHUDBAD KA JEEDIYEY MUNAASABADDA DHAQAN-GELINTA HESHIISKA NABADEED EE SUUDAAN

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KHUDBAD KA JEEDIYEY MUNAASABADDA DHAQAN-GELINTA HESHIISKA NABADEED EE SUUDAAN

Jubba, Oktoobar 03, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey munaasabadda Dhaqan-gelinta Heshiiska nabadeed ee u dhaxeeya Dowladda Suudaan iyo Kooxaha hubeysan ee Galbeedka…

Madaxwayne Farmaajo oo booqashadii 3aad ku tagay dalka dalka Eretariya

Madaxwayne Farmaajo oo booqashadii 3aad ku tagay dalka  dalka Eretariya

Asmara, Oktoobar 4, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya, halkaas oo ay uga bilaabmatay booqasho…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO JUBBA KAGA QAYB GALAYA MUNAASABADDA DHAQAN-GELINTA HESHIISKA NABADDA DALKA SUUDAAN

MADAXWEYNE FARMAAJO OO JUBBA KAGA QAYB GALAYA MUNAASABADDA DHAQAN-GELINTA HESHIISKA NABADDA DALKA SUUDAAN

Jubba, Oktoobar 03, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Suudaan ayaa gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Suudaanta…

Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/2021 ee heer Federaal

Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/2021 ee heer Federaal

Guddiga Hirgalinta Doorashada 2020/21 ee Heer Federal (GHDHF)Muqdisho, 1 October 2020Mabaadii’da Doorashada 2020/20211. Golaha Wadatashiga Qaranka, iyaga oo fulinaya heshiiskii siyaasadeed ee soo baxay September 17, 2020, qodobkiisa 1aad oo…

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB-GALAY DOOD-CILMIYEED KU SAABSAN DOORASHOOYINKA DALKA

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB-GALAY DOOD-CILMIYEED KU SAABSAN DOORASHOOYINKA DALKA

Muqdisho, Sebteembar 27, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falaanqeynta Siyaasadda ayaa tilmaamay dadaalka dowladdu…

Ra’isul wasaare ku xigeenkii hore Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xilka ra’isul wasaaraha ku wareejiyay Maxamed Xuseen Rooble.

Ra’isul wasaare ku xigeenkii hore Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xilka ra’isul wasaaraha ku wareejiyay Maxamed Xuseen Rooble.

Xaflad lasoo agaasimay oo ka dhacday Muqdisho Dhamaadkii July ayaa kalsoonida lagala noqday xukuumadii Xasan Cali Kheyre, kaas oo noqday kii ugu wakhtiga dheeraa, Golaha Shacabka ayaa cod aqbalabiyad leh…