Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 80)

FAAHFAAHIN: Weerarkii Al-shabaab ay saakay ku qaaday Saldhigga AMISOM ee Jannaale

FAAHFAAHIN: Weerarkii Al-shabaab ay saakay ku qaaday Saldhigga AMISOM ee Jannaale

September 01, 2015 (Ceegaag) — Xoogag Taabacsan Xarakada Al-shabaab ayaa ku qaaday weerar Saakay Aroortii Saldhig ay ciidamada AMISOM ee ka socda Uganda ay ku lahaayeen deegaanka Jannaale ee Gobolka…

Aabihii Af-Soomaaliga Prof. Ahmed Ali Abokor oo ku geeriyoodey dalka Mareykanka.

Aabihii Af-Soomaaliga Prof. Ahmed Ali Abokor oo ku geeriyoodey dalka Mareykanka.

Waxaa Saaka Hospital ku yaala magaalada Manassas ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka  ku geeryooday ALLE ha u naxariistee Prof. Ahmed Ali Abokor oo si weyn looga yaqaannay loogana tixgalinjiray…

Xildhibaannada Galmudug oo Ansixiyay Golaha Wasiirrada Cusub ee Maamulka KMG Galmudug

Xildhibaannada Galmudug oo Ansixiyay Golaha Wasiirrada Cusub ee Maamulka KMG Galmudug

– Ogoosto 31, 2015 (Ceegaag) — Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa si Rasmi ah u Ansixiyay maanta Golaha Wasiirrada Cusub ee Maamulkaas oo uu Toddobaadkaan soo magacaabay Madaxweynaha Galmudug, C/kariin Xuseen…

Wasiirka Gaashaandhigga oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka

Wasiirka Gaashaandhigga oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka

• Agosto 31 (Ceegaag)— Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xero ku taala deegaanka Jaziira tababar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo…

Shir Wadatashi looga hadlayo dib u eegista Dastuurka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho

Shir Wadatashi looga hadlayo dib u eegista Dastuurka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho

Agosto 30 (Ceegaag)— Shir looga hadlayo dib u eegista Dastuurka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha dastuurka ee Xukumadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaasoo uu furay…

Kooxo Hubeysan oo Xalay Degmada Xamar-jajab ku dilay Haweeney Guddoomiye Waaxeed ahayd

Kooxo Hubeysan oo Xalay Degmada Xamar-jajab ku dilay Haweeney Guddoomiye Waaxeed ahayd

Ogoosto 30, 2015 (Ceegaag) — Dabley aan la garanayn ayaa Xalay Degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir ku dilay Haweeney Guddoomiye Waaxeed Degmadaas ka ahayd. Marxuumadda ayaa lagu magacaabi jiray, Siciido…

R/wasaare Cumar Cabdrashiid oo gaaray magaalada Kismaayo

R/wasaare Cumar Cabdrashiid oo gaaray magaalada Kismaayo

Agosto 30 (Ceegaag)—R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane: Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose iyadoo ay garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo…

OGEYSIIS -DEEQ WAXBARASHO

OGEYSIIS    -DEEQ WAXBARASHO

Agosto 30(Ceegaag)- Jaamacadda Muqdisho oo horay looga bartay waxbarasho tayaysan kuna qaabaysan halbeegyada caalamiga ah ayaa sanadkan waxay ugu tala galashay deeq waxbarasho ardayda soomaaliyeed ee danyarta ah jecelna inay…

Gudomiyaha Guud ee Jaaliyadaha Khatumo oo Soogaaray Dalka Belgum

Gudomiyaha Guud ee Jaaliyadaha Khatumo oo Soogaaray Dalka Belgum

  Shirbalaaran oo lagu qabtay Dalka Belgum magaalada Antwerp, ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Gudomiyaha Guud ee Jaliyadaha Khatumo Ibrahim Ahmed Musse,  xafladan oo siwayn loosoo agasimay ayaa waxaa kasoo…

Madaxweynaha Koofur Galbeed, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo gaaray Marka

Madaxweynaha Koofur Galbeed, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo gaaray Marka

Agosto 29 (Ceegaag)— Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay wehliyaan, Wasiir ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaano, saraakiil iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta gaaray magaalada Marka ee…

Guddoonka Baarlamaanka oo ka hadlay halkii uu ku dambeeyay Mooshinkii Madaxweynaha

Guddoonka Baarlamaanka oo ka hadlay halkii uu ku dambeeyay Mooshinkii Madaxweynaha

Agosto 29 (Ceegaag)— Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka hadlay halka uu ku dambeeyay mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweynaha, kaasoo 12-kii bishan ay Guddoonka Baarlamaanka…

Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Tababar Loogu Soo xiray Muqdisho

Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Tababar Loogu Soo xiray Muqdisho

Akhristayaal Waxaan Halknani idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Ciidama Ka Tirsan Kuwo Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray Dugsiga tababarka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo tababarka ay…

XILDHIBAAN DALXA: Heshiiska aan la Galnay Baarlamaanka Kenya faa’iido badan ayaa ku jirta

XILDHIBAAN DALXA: Heshiiska aan la Galnay Baarlamaanka Kenya faa’iido badan ayaa ku jirta

Ogoosto 25, 2015 (Ceegaag) — Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Somalia, Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa Faahfaahin Dheeraad ah ka bixiyay Heshiis 21-kii bishan Muqdisho ay ku…

WARBIXIN : Degmada Diinsoor oo Bishii lasoo Dhaafay lagala wareegay al-shabaab

WARBIXIN : Degmada Diinsoor oo Bishii lasoo Dhaafay lagala wareegay al-shabaab

Ogoosto 25, 2015 (Ceegaag) — Degmada Diinsoor oo Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay kala Wareegeen Al-shabaab dhamaadkii Bishii lasoo dhaafay ee July ayaa la sheegay…

Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in dhowaan uu bilaabanayo howl gal lagu xoreynayo Jubbada Dhexe

Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in dhowaan uu bilaabanayo howl gal lagu xoreynayo Jubbada Dhexe

Agosto 24 (Ceegaag)— Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in la diyaariyay ciidamadii ka qeyb qaadan lahaa sidii Al-Shabaab looga saari lahaa gobolka Jubbada dhexe oo…

Baaqii Ay Direen Jaaliyada Khatumo ee Belgum iyo Sawiro..

Baaqii Ay Direen Jaaliyada Khatumo ee Belgum iyo Sawiro..

  Kulan xasaasiya oo ay isugu yimaden qaarka tirsan Gudiga Khatumo Belgum iyo JaaliyadaKhatumo ee magaalada  Kortrijk ayaa lagaga hadlay qodobo dhowr ah taasoo ay ugu muhiimsanayd muujinta aydareenkooda ku…

Madaxweynaha Dalka Turkiga oo ku Dhawaaqay in la Qaban doono Doorasho Baarlamaani ah

Madaxweynaha Dalka Turkiga oo ku Dhawaaqay in la Qaban doono Doorasho Baarlamaani ah

Ogoosto 22, 2015 (Ceegaag) — Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdo?an ayaa ku dhawaaqay in 01-da bisha November ee soo socota ay dalka dalkaas ka dhici doonaan doorashooyin baarlamaani ah; kaddib…

Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyay qaraxii ismiidaamin ee Xarunta Jaamacadda Kismaayo

Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyay qaraxii ismiidaamin ee Xarunta Jaamacadda Kismaayo

Agosto 22 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa cambaareeyay qarax loo adeegsaday gaari oo lagu weeraray xaruntii hore ee Jaamacada Kismaayo, oo fariisin u aheyd ciidamo isku…

Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay xarunta Jaamacadda Kismaayo oo lagu tababarayay Ciidamo

Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay xarunta Jaamacadda Kismaayo oo lagu tababarayay Ciidamo

Agosto 22 Ceegaag)— Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay xarunta Jaamacadda Kismaayo, halkaasoo aheyd xarun lagu tababarayay Ciidamadii isku dhafka ahaa ee…

NUSOJ oo Cambaareysay Idaacado ay Ahlusunna Irdaha u laabtay iyo Wariye lagu Xiray Puntland

NUSOJ oo Cambaareysay Idaacado ay Ahlusunna Irdaha u laabtay iyo Wariye lagu Xiray Puntland

Ogoosto 22, 2015 (CEEGAAG) — Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si adag u cambaareeyay xarigga laba idaacadood oo Gobolka Galguduud ka howlgala iyo Wariye lagu xiray degmada Boosaaso…