Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa Saaka ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Allaha u naxariistee Ahmed C/casiis Warsame oo si weyn looga yaqaannay loogana tixgalinjiray dhamaan Deegaanada Khaatumo. Marxuum Ahmed C/casiis Warsame waxa uu ahaa Nin ku caan baxay Diin…
Ogoosto 20, 2015 (CEEGAAG) — Waxaa Magaalada Muqdisho lagu Qabtay Xaflad ay ku Qalin-jabinayeen 807 Arday oo soo dhameystay Darajada Koowaad ee Waxbarashada Sare ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO). Munaasabadda oo…
Agosto 20 (CEEGAAG)— Mareykanka ayaa sheegtay inuu kordhinayo weerarada dhinaca cirka ah ee diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drones ee uu ka wado Soomaaliya, kaasoo lagu bartilmaameedsanayo xubnaha…
26, 27, iyo 28-ka bishaan August ee 2015-ka waa seddex cisho oo si gaar ah loo dhararayo imaatinkooda, sida la qiyaasayo maalmahaasi waxay ka mid noqon doonaan waqtiyada Taariikhiga ah…
Agosto 20 (CEEGAAG)— Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in aysan awood u laheyn inay ka hadasho xasuuqa Ciidamada Itoobiya ka geysanayaano gobollada…
Ogoosto 18, 2015 (CEEGAAG) — Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Jen. C/qaadir Sh. Cali Diini ayaa xaqiijiyay inay Somalia ku sugan yihiin ciidammo Itoobiyaan ah oo aan ka tirsanayn Ciidanka AMSIOM, isagoo…
Ogoosto 18, 2015 (CEEGAAG) — Wasiiradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa maanta soo Gunaanaday kulan Wada-tashi ah oo Gudniinka Fircooniga ah looga hadlayay kaasoo ay ka…
Agosto 18 (CEEGAAG)— Warar soo baxay saacadihii la soo dhaafay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud lagu wado inuu hortago Baarlamaanka. Ilo wareedyo ku dhow dhow Guddoonka Baarlamaanka…
Hab qeybsiga Guddiga farsamada Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu muransan yahay Agosto 17 (CEEGAAG)— Iyadoo maalmihii u dambeeyay shirar u socday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo saxiixayaasha Maamulka…
Ogoosto 17, 2015(CEEGAAG) — Mooshinkii ay Dhawaan ay 93 Xildhibaan oo ka Tirsan Baarlamanka Somalia ka keeneen Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo gudbiyay Maxkamadda Sare ee dalka sida…
Ogoosto 17, 2015 (CEEGAAG) — Wararka aan ka helayno deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta ay halkaas ka baxeen Ciidamadii DFS iyo kuwa Midowga Afrika AMISOM oo…
Ceegaag August 16, 2015 : Ka dib u kuuro galiday wadeen Xildhibaanada Jamhuuriyada Soomaaliya ilaa bishii Janaayo ayay uGu danbayn 93 ka mid ahi u gudbiyeen Gudoonka Baarlamaanka si cod…
Shalayto oo bisha August ay ahayd 15, sanadkan 2015-ka waxaa magaalada Manassas ee gobalka Virginia ka qabsoomay meherka Maxamed Cali Cawl iyo Muna Khaliif Xaaji Faarax. Dhammaan ehelada, qaraabada iyo…
Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ah mudane katirsan golaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Soomaaliya, ayaa lagu waraystay madsha lixdanka isaga oo ka hadlay doorashadii ka dhacday Jubaland sidoo kalena ka hadlay mowqifka Xildhibaanada…
Ogoosto 16, 2015 (CEEGAAG) — Safiirkii hore ee Somalia u joogay Kenya Max’ed Cali Nuur [Ameeriko] ayaa wareysi uu siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da, wuxuu kaga hadlay sababihii loogu…
Agosto16,2015(Ceegaag) – Ilo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia, ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud uu si aad ah uga carooday fariin…
Agosto 16 (Ceegaag)— Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in mooshinka Madaxweynaha laga keenay xalkiisa uu noqon doono…
Ogoosto 16, 2015 (Ceegaag) — Hay’adda Tadamun oo ah Hay’ad Waddaniga ah oo ka Hawl-gasha Puntland iyo Somalia ayaa wada barnaamijyo loogu gurmanayo Qaxootiga Yemen kasoo qaxay, iyadoo maanta 100-qoys…
Agosto 16 (Ceegaag)— Madaxii hore ee Sirdoonka Pakistan Gen. Hamid Gul ayaa geeriyooday, kadib markii uu Maskaxda dhiig kaga furmay. Hamid Gul ayaa ahaa Madaxii Sirdoonka Pakistan ee (ISI) sanadihii…
Ceegaag August 15, 2015: Madasha Lixdanka ayaa xalay ololasay kadib markii barnaamijka Xogta iyo Xaashi lagu qaadaa dhigay Mooshinka ay Baarlamaanku Jamhuuriyada Soomaaliya ka keeneen Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud Dhagayso…
Figradihiina