Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 82)

In ka badan 145 Arday oo ka Qalin-jabisay Jaamacada Green hope ee Magaalada

In ka badan 145 Arday oo ka Qalin-jabisay Jaamacada Green hope ee Magaalada

Ogoosto 15, 2015 (Ceegaag) — Xaflad oo ay ka Qayb-galeen Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradaha Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Wax-barashada, Caafimaadka, Daladaha Wax-barashada Dalka , Macalimiin, Ururada Jaamacadaha, Waaliddiin, Arday iyo…

War Deg Deg ah Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo la doortay iyo Mashxarad ka socota Hoolka

War Deg Deg ah Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo la doortay iyo Mashxarad ka socota Hoolka

Agosto 15-2015-(Ceegaag)- Waxaa soo idlaatay Doorashadii goordhow ka bilaabatay Magaalada Kismaayo kaasi oo ay ku tartamayeen 4 musharaxiin. War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in doorashada uu ku guuleystay Hogaamiyihii…

XILDHIBAAN GOODAX: Madaxweynaha Waxaa lagu eedeeynayaa inuu jabiyay Dastuurka dalka

XILDHIBAAN GOODAX: Madaxweynaha Waxaa lagu eedeeynayaa inuu jabiyay Dastuurka dalka

Ogoosto 15, 2015 (Ceegaag) — Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka Somalia, kana mid ah Mudanayaasha Mooshinka ka Gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin dheeraad…

Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo saaka ka dhaceysa magaalada Kismaayo

Doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo saaka ka dhaceysa magaalada Kismaayo

Agosto 15 (Ceegaag)— Waxaa goor dhow lagu wadaa in xarunta Caymiska magaalada Kismaayo ka bilaabato doorashada Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, iyadoo afar musharax ay ku tartamayaan doorashadaas. Sida ay sheegayaan wararka…

Madaxweynaha “Waqtiga inoo haray kuma filno inaan bilowno is qab qabsi cusub”

Madaxweynaha “Waqtiga inoo haray kuma filno inaan bilowno is qab qabsi cusub”

Agosto 14 Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mooshinka laga keenay, kaasoo ay ka gudbiyeen Xildhibaanada Baarlamaanka, isagoo xusay in mooshinka uu dib u dhac ku keenayo…

Maryan Xasan Xiireey “Markaan Ka soo Naaxay Dhaawacii Igaaray waxaa la igu Wargeliyey in Ninkeygii i furey”

Maryan Xasan Xiireey “Markaan  Ka soo Naaxay Dhaawacii Igaaray waxaa la igu Wargeliyey in Ninkeygii i furey”

Agosto14/08/ 2015 (Ceegaag) Todobaadkii la soo dhaafay aniga oo ku sugan Xafiiskeyga waxaa iigu soo gashey Gabar Garbaha la hayo, waxaan da’adeeda ku qiyaasey 24 jir, waxay iila muuqatey Gabar…

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika oo maanta gaaray Baardheere

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika oo maanta gaaray Baardheere

Agosto 12 (Ceegaag)— Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wafdi ka socda Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ay gaareen, kuwaasoo u kuur galaya xaaladaha nololeed…

Saraakiisha AMISOM oo wax laga weydiiyay Xad-gudbyo ay Ciidamadoodu Geysteen

Saraakiisha AMISOM oo wax laga weydiiyay Xad-gudbyo ay Ciidamadoodu Geysteen

Ogoosto 12, 2015 (Ceegaag) — Saraakiisha Ciidamada AMISOM ayaa maanta Wax laga Weydiiyay arrimo ay ka mid yihiin; Xad-gudubyo lagu eedeeyay Ciidanka AMISOM inay u geysteen dad shacab ah oo…

Wasiirada CAAFIMAADKA: Muddo hal sano ah Cudurka Dabeysha lagama helin Muqdisho

Wasiirada  CAAFIMAADKA: Muddo hal sano ah Cudurka Dabeysha lagama helin Muqdisho

Ogoosto 12, 2015 (Ceegag) — Wasiiradda Caafimaadka Soomaaliya, Xaawo Xasan Maxamed oo ay Wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Caaafimaadka Adduunka ee WHO iyo Qaybta Arrimaha Bani’aadanimada ee QM ayaa Maanta…

Farmaajo oo uga digay Madaxda dowladda inay muddo kororsi sameystaan

Farmaajo oo uga digay Madaxda dowladda inay muddo kororsi sameystaan

Agosto 12 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa uga digay Madaxda dowladda inay sameystaan muddo kororsi marka la gaaro sanadka 2016,isagoo xusay in dowladdu ay ku…

Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyadda Puntland ee k u dhaqan gobolka Alberta ee dalka Kanada. Sanadguurada 17d ee Puntland.

Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyadda Puntland ee k u dhaqan gobolka Alberta ee dalka Kanada. Sanadguurada 17d ee Puntland.

Dhamaan Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Gobolka Alberta gaar ahaan magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa  in la qabandoono xaflada sanadguurada 17-aad ee kasoo wareegtay xiligii la aasaasey Dowladda…

Ciise Soofe Duraan oo maanta lagu Aasay Buuhoodle

Ciise Soofe Duraan oo maanta lagu Aasay Buuhoodle

Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun Ciise Soofe Duraan oo ku geeryooday dalka Denmark ayaa manta lagu Aasay magaalada Buuhoodle, waxaan ilaahay uga baryanaa inuu Marxuumka janadii fardowso ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadiina Samir…

Madaxweynaha “Fursado badan ayaa naga lumay oo aheyd inaan ka faa’ideysano”

Madaxweynaha “Fursado badan ayaa naga lumay oo aheyd inaan ka faa’ideysano”

Agosto 9 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aan loo baahneyn is qab qabsi oo aan dib loogu laaban marxaladihii horay loo soo maray, isagoo cadeeyay in…

DANJIRE KAY: Somalia Horumar ayay Sameysay inkastoo ay Hawlo badan Dhimman yihiin

DANJIRE KAY: Somalia Horumar ayay Sameysay inkastoo ay Hawlo badan Dhimman yihiin

Ogoosto 09, 2015 (Ceegaag) — Ergayga Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya, Danjire Nicholas Kay ayaa sheegay in Somalia ay Horumarro dhinacyo badan leh gaartay muddooyinkii u dambeeyay, isagoo Xusay in…

Milicso Taariikhda Soomaalida: Xuseen Kulmiye Afrax 1977 yo Kiiniya meesha ay inaga taagnayd taagdaro.

Milicso Taariikhda Soomaalida:  Xuseen Kulmiye Afrax 1977 yo Kiiniya meesha ay inaga taagnayd taagdaro.

Ceegaag, August 08, 2018 FIIRSO Allaha u naxariistee Xuseen Kulmiye Afrax oo madaxda Kenya qalbiga u dejinaya “HA CABSANINA IDINMA WERAREYNO” (1977)    …

Axmed Madoobe iyo siyaasiyiinta reer Gedo oo ku heshiiyay Doolow

Axmed Madoobe iyo siyaasiyiinta reer Gedo oo ku heshiiyay Doolow

Agosto 8 (Ceegaag)— Iyadoo maalmihii u dambeeyay wada hadalo uga socday degmada Doolow ee Gobolka Gedo, ayaa wada hadaladaas waxaa laga gaaray heshiis ku saabsan in la soo afjaro khilaafka…

XIL. DALXA: Waa in sharciga dalka loo maro dhismaha Maamulka Shabeellada Dhexe Iyo Hiiraan

XIL. DALXA: Waa in sharciga dalka loo maro dhismaha Maamulka Shabeellada Dhexe Iyo Hiiraan

Ogoosto 05, 2015 (Ceegaag) — Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in sida uu qabo sharciga dalka u yaalla loo maro hanananka…

Muqdisho Waa ma Dhalays Mas’uulna Waxaa ka ah Madaxtooyada Qaranka.

Muqdisho Waa ma Dhalays Mas’uulna Waxaa ka ah Madaxtooyada Qaranka.

Ma go’ Jaceylka loo qabo mar walbana waa mid taagan, waa loo wada siman yahay yar iyo weynba Xiisaha, Tixgalinta iyo Qadarinta loo hayo, waa magaalo loo siman yahay oo…

AMISOM: Waan ka xunahay falalkii ciidankeenu ay u geysteen Shacabka ku nool Degmada marka

AMISOM: Waan ka xunahay falalkii ciidankeenu ay u geysteen Shacabka ku nool Degmada marka

Ogoosto 05, 2015 (Ceegaag) — Howlgalka Midowga Afrika ee Somalia [AMISOM] ayaa soo saartay maanta War-saxaafadeed ay shaacisay inay ka xun tahay in Ciidamadeeda ku sugan Degmada Marko ay Toogasho…

Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Maamulka Jubbaland oo Maanta la Magacaabay

Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Maamulka Jubbaland oo Maanta la Magacaabay

Ogoosto 04, 2015 (Ceegaag) — Fadhi ay Maanta yeesheen Xubnaha Baarlamanka Jubbaland ayaa waxaa looga dhawaaqay Guddiga Qaban-qaabada Doorashada Madaxnimo ee Jubbaland, iyadoo sidoo kale Baarlamaanka uu Jawaabay ka bixiyay…