Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 83)

Cabdi Jiinow “Halka shirka lagu qabanayo Guddoomiye C/fataax iyo cid kale ma go’aamin karaan…”

Cabdi Jiinow “Halka shirka lagu qabanayo Guddoomiye C/fataax iyo cid kale ma go’aamin karaan…”

Agosto 4 (Ceegaag)— Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Cabdi Jiinow Calasow ayaa ka hadlay shirka lagu wado in maamul loogu sameeyo Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, isagoo ku baaqay…

Hayada udooda xuquuqda aadanaha oo ka Hadashay Dilal loo Geystay Saraakiil ka tirsan Ururka Ikhwaanul Muslimiin ee Masar

Hayada udooda xuquuqda aadanaha  oo ka Hadashay Dilal loo Geystay Saraakiil ka tirsan Ururka Ikhwaanul Muslimiin ee Masar

Ogoosto 04, 2015 (Ceegaag) — Hay’adda u doodda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ka Hadashay dil loo geystay sagaal qof oo ka tirsanaa Ururka Ikwaan Muslimiin ee dalka…

“Waxaan ahay qof aad u nasiib badan,waxaan u malaynayaa in aan ahay sagaal nafle,”ayuu qadka taleefanka ugu sheegay Nation isagoo jooga magaalada Muqdisho Dr-calai khaliif galaydh madaxweynaha khaatumo state.

Agosto 3 (Ceegaag)— Mid kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee caanka ah, xilal kala duwana ka soo qabtay dalka haatana ah madaxweynaha khaatumo state ayaa ka badbaaday labo jeer halis ay…

Kulan Baydhabo ku dhexmaray Safiiradda UK ee Somalia iyo Shariif Xasan Sh. Aadan

Kulan Baydhabo ku dhexmaray Safiiradda UK ee Somalia iyo Shariif Xasan Sh. Aadan

Ogoosto 02, 2015 (Ceegaag) — Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa waxaa Maanta kulan muhiim ah ku yeeshay Mas’uuliyiinta Koonfur-galbeed iyo Safiiradda Ingriiska ee Somalia, Harriet Mathews, iyadoo mas’uuliyiintii ay…

Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka Furmay Muqdisho

Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka Furmay Muqdisho

Ogoosto 02, 2015 (Ceegaag) — Waxaa Maanta si Rasmi ah uga Furmay Muqdisho Tartanka Cayaaraha Kubadda Cagta Degmooyinka Gobalka Banaadir, Tartankan oo ka mid ah Tartammada ugu Xiisaha badan ee…

C/wali Gaas: “Puntland waa maamulka kaliya ee sharciyad ku dhisan Soomaaliya”

C/wali Gaas: “Puntland waa maamulka kaliya ee sharciyad ku dhisan Soomaaliya”

Agosto 2 (Ceegaag)—Munaasabad lagu xusayay sanad guurada 17aad ee ka soo wareegatay aas aaska maamulka Puntland ayaa xalay lagu qabtay magaalada Garowe xarunta Puntland. Xafladan oo ay dad badan ka…

Xubno ay isku qoys yihiin Hogaamiyihii Ururka Al-Qaacida oo ku Geeriyooday Shil Diyaaradeed

Xubno ay isku qoys yihiin Hogaamiyihii Ururka Al-Qaacida oo ku Geeriyooday Shil Diyaaradeed

Ogosto 01, 2015 (Ceegaag) — Afar ruux oo ay ku jiraan dad ay Osama Bin Laden ay isku qoys ahaayeen ayaa ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay Koonfurta…

Tirada weriyaasha ay xirtay Ahlu Sunna oo gaartay shan weriye kana hadashay sababta ay u xirtay

Tirada weriyaasha ay xirtay Ahlu Sunna oo gaartay shan weriye kana hadashay sababta ay u xirtay

Agosto 1 (Ceegaag)—Ciidamada maamulka Ahlusunna ee magaalada Dhuusamareeb ayaa xabsiga dhigay weriyaal kale oo ka mid ah saxafiyiinta ka howlgala magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug. AhluSunna oo shalay xabsiga…

Mucaaradka Somaliland oo Siilaanyo ugu baaqay inuu fuliyo Heshiishkii Saddexda Xisbi ee maamulkaa

Mucaaradka Somaliland oo Siilaanyo ugu baaqay inuu fuliyo Heshiishkii Saddexda Xisbi ee maamulkaa

July30, 2015 (Ceegaag) — Shirkii Xisbiyada Mucaaradka Somaliland uga socday magaalada Hargeysa ee ay uga Hadlayeen Xaaladda Gguud ee ka jirta Dalka iyo Arrimaha doorashooyinka ayaa maanta kasoo saaray War-murtiyeed…

Nicholas Kay “2016 waxaa dhici doona qaab doorasho oo ka duwanaan doonta midkii 2012 dhacday”

Nicholas Kay “2016 waxaa dhici doona qaab doorasho oo ka duwanaan doonta midkii 2012 dhacday”

July 30 (Ceegaag)— Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Nicholas Kay ayaa mar kale cadeeyay in aanay sanadka 2016 dalka ka dhici doonin doorasho hal qof iyo…

Prof. Afyare: “Kuwii shalay shacabka beenta u sheegay maanta xaqiiqda ayaa u diiday, waxaase ka daran tan ay damacsan yihiin

Prof. Afyare: “Kuwii shalay shacabka beenta u sheegay maanta xaqiiqda ayaa u diiday, waxaase ka daran tan ay damacsan yihiin

” Prof. Afyare Abdi Cilmi oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee iyagu sida gaarka ah uga hadla xaaladda dalka ayaa ka hadlay guul darrada siyaasadeed ee hareysay Dowladda Federaalka…

Madaxweyne Xasan sheikh maxamuud oo xaaladii ugu adkeyd soo wajahday tan iyo markii la doortay ‘Inaan is casilo wax ii dhaama ma leh

Madaxweyne Xasan sheikh  maxamuud  oo xaaladii ugu adkeyd soo wajahday tan iyo markii la doortay ‘Inaan is casilo wax ii dhaama ma leh

’ Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo isbaheysigiisa ayaa waxaa soo wajahay caqabadii ugu adkeed tan iyo markii ay hoggaanka u qabteen dowladnimada dalka, iyagoo kulamo aan loo…

PROF. JAWAARI: Waddanka Doorasho Qof iyo Cod ah kama dhici karto Sannadka 2016-ka

PROF. JAWAARI: Waddanka Doorasho Qof iyo Cod ah kama dhici karto Sannadka 2016-ka

July-28, 2015 (Ceegaag) — Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay Hiigsiga 2016-ka, isagoo Xusay in aanay Dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah. Jawaari…

Ruuxii fuliyay Weerarkii Hotel Jasiira ee Muqdisho oo la sheegay inuu ahaa Ruux Somali-Jarmal ah

Ruuxii fuliyay Weerarkii Hotel Jasiira ee Muqdisho oo la sheegay inuu ahaa Ruux Somali-Jarmal ah

July 28, 2015 (Ceegaag) — Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu Weeraray Hotel Jasiira ee Muqdisho ayaa wararka soo baxaya waxay ku warramayaan inuu fuliyay Ruux Somali ah oo haysta…

Wiil uu dhalay Hogaamiyihii hore ee Libiya Gaddafi oo dil lagu xukumay

Wiil uu dhalay Hogaamiyihii hore ee Libiya Gaddafi oo dil lagu xukumay

July 28 (Ceegaag)— Maxkamad ku taal dalka Libiya ayaa dil ku xukuntay wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Libiya oo lagu magacaabo Saif Al-Islam Gaddafi iyo sideed xubnood kale. Saif…

Guddiga doorashooyinka qaranka oo u doortay guddoomiye Xaliimo Yarey

Guddiga doorashooyinka qaranka oo u doortay guddoomiye Xaliimo Yarey

July 28 (Ceegaag)—Guddiga doorashooyinka qaranka oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa u doortay guddoomiye Xaliimo Ibraahim Ismaaciil(Sawiro) Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliiin ka socotay wasaarada arrimaha…

Qoraal Hanjabaad ah oo uu goordhow soo saaray Hogaamiyaha Shabaab

Qoraal Hanjabaad ah oo uu goordhow soo saaray Hogaamiyaha Shabaab

Qoraal Hanjabaad ah oo uu goordhow soo saaray Hogaamiyaha Shabaab Qoraal uu maanta soo saaray hogaamiyaha Xarakadda Al-Shabab Axmed Cumar Abuu Cubaydah oo lagu qoray warbaahinta dalka Ingiriiska kasoo baxda…

c/salaam Hadliye “Wax saameyn ah kuma yeelanayo weerarkii shalay Diblomaasiyiinta”

c/salaam Hadliye “Wax saameyn ah kuma yeelanayo weerarkii shalay Diblomaasiyiinta”

July 27 (Ceegaag)— Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in weerarada Al-Shabaab ka geysanayaan magaalada Muqdisho aysan saameyn ku yeelan doonin diblomaasiyiinta dalka imaaneysa. Wasiir Hadliye oo…

MADAXWEYNE XAQ MIYAA, XEER MIYAA, IN AKADEEMIYO LA XIDDIDO SIIBO AKADEEMIYO KALANA LA TALAALO !

MADAXWEYNE XAQ MIYAA, XEER MIYAA, IN AKADEEMIYO LA XIDDIDO SIIBO AKADEEMIYO KALANA LA TALAALO !

Dhagax-dhigii Akadeemiyo Goboleedka afka Soomaaliga ee 21-feb-2015-kii laga taaba galiyay magaaladda Muqdisho waxay ahayd GUUL CAALAMI ah oo 25-sano kadib u soo hoyotay Qaranka Soomaaliyeed, bud-dhiga Akadeemiyadaasi waxay astaan u…

Wararkii ugu dambeeyay qaraxii Hotel Jazeera iyo Al-Shabaab oo sheegatay July 27 (Ceegaag)— Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo ismiidaamin ahaa oo lala eegtay Hotelka caanka ah…