Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 84)

Gud. UCID: Cali Khaliif ayaa inagaga adkaaday Siyaasada Dibada hadaanu nahay Somaliland

Gud. UCID: Cali Khaliif ayaa inagaga adkaaday Siyaasada Dibada hadaanu nahay Somaliland

Hargaysa, July 26, 2015 (Ceegaag) Godoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID oo ka hadlaya shirka aan sharciga ahayn ee ay mucaaradka maamulka Siilaanyo  ku qabteen magaalada Hargaysa, ayaa waxa uu ka sheegay…

Madaxweyne Xasan oo u ambabaxay magaalada Kismaayo

Madaxweyne Xasan oo u ambabaxay magaalada Kismaayo

July 26, 2015 (Ceegaag) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay socdaal degdeg ah ugu ambabaxay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, iyadoo Madaxweynaha socdaalkiisa ay ku wehliyeen…

Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Somalia oo Muqdisho lagu dilay & Al-shabaab oo sheegtay

Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Somalia oo Muqdisho lagu dilay & Al-shabaab oo sheegtay

july26, 2015 (Ceegaag) — Xildhibaan, C/llaahi Xuseen Maxamuud Muuse Bantu oo ka mid ahaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa lagu dilay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, iyadoo dilkiia ay sheegatay…

Dugsiga Mucaasir oo lagu qabtay Xaflad qalin jebin ah iyo xiritaanka Sanad Dugsiyeed 2014/2015

Dugsiga Mucaasir oo lagu qabtay Xaflad qalin jebin ah iyo xiritaanka Sanad Dugsiyeed 2014/2015

July 25 (Ceegaag)— Waxaa Dugsiga Mucaasir ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad isugu jirtey Xiritaanka Sannad Dugsiyeedka 2014 iyo 2015 iyo Qalin jabinta Dafcadii ugu horeysey Dugsiga sare , waxaana…

Wasiirad ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dowladda federaalka fashilantay “Waan ku khasbeynaa haddii ay diidaan”

Wasiirad ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dowladda federaalka fashilantay “Waan ku khasbeynaa haddii ay diidaan”

Wasiirad ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa arrimo badan daaha ka rogtay, iyadoona sheegtay inay jiraan arrimo badan oo ka dhex jira madaxtooyada Villa Soomaaliya, isla markaana hay’adaha Dowladda ka…

In ka badan 10-ruux oo shacab ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacay Gobolka Baay

In ka badan 10-ruux oo shacab ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacay Gobolka Baay

July 25 (Ceegaag)— Faah faahin ayaa ka soo baxaya duqeyn ay ku dhinteen in ka badan 10-ruux oo rayid ahaa, meel ku dhow degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, kuwaasoo ahaa…

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la horgeynayo sharciga la dagaalanka Argagixisada

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la horgeynayo sharciga la dagaalanka Argagixisada

July 25 (Ceegaag)— Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in la hor-geeyo sharciga la dagaalanka Argagixisada, kaasoo ka mid ahaa hindise sharciyeed dhowr ah oo Baarlamaanka ka…

Ciidamada isgarabsanaya oo saaka la wareegay degmada Diinsoor ee Gobolka Baay

Ciidamada isgarabsanaya oo saaka la wareegay degmada Diinsoor ee Gobolka Baay

July 24 (Ceegaag)— Ciidamada huwanta ayaa saaka gudaha u galay degmada Diinsoor ee gobolka Bay, kadib markii shalay gelinkii dambe ay ka baxeen Xoogagii Al-Shabaab oo halkaas ku sugnaa. Sida…

Wasiir Diini: “Hawlgalka lagu Xoreeyey Baardheere, wuxuu hordhac u yahay Qabashada iyo Xasilinta goobaha ay ku hareen Al-Shabaab”

Wasiir Diini: “Hawlgalka lagu Xoreeyey Baardheere, wuxuu hordhac u yahay Qabashada iyo Xasilinta goobaha ay ku hareen Al-Shabaab”

July-23-2015- (Ceegaag)- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee (AMISOM) guulaha waaweyn ee ay ka gaareen howlgalada…

Abaanduulaha Ciidanka xooga dalka oo sheegay inay ku dhow yihiin Baardheere iyo Diinsoor

Abaanduulaha Ciidanka xooga dalka oo sheegay inay ku dhow yihiin Baardheere iyo Diinsoor

July 22 (Ceegaag)— Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya ay ku dhow yihiin degmooyinka Diinsoor iyo Baardheere ee…

Guddoomiye Jawaari “Waxaa noo haray Sanad iyo bil kaliya”

Guddoomiye Jawaari “Waxaa noo haray Sanad iyo bil kaliya”

July 22 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in jiritaanka dowladda hada jirta uu u haray Hal sano iyo bil kaliya, isagoo cadeeyay in dowladda…

Uhuru Kenyatta oo ka hadlay booqashada Obama ku imaanayo Kenya

Uhuru Kenyatta oo ka hadlay booqashada Obama ku imaanayo Kenya

July 22 (Ceegaag)— Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka hadlay booqashada maalinta jimcaha uu ku imaanayo dalka Kenya Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay dadka Kenyanka inay…

Madaxweyne Xassan sheikh Ayaa Dhagax Dhigay Dib U Dhiska Akademiyadda Cilmiga Iyo Fanka

Madaxweyne Xassan sheikh  Ayaa Dhagax Dhigay Dib U Dhiska Akademiyadda Cilmiga Iyo Fanka

, 21 July (Ceegaag): Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii Akademiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo ku burburtay dagaalladii sokeeye. Akadeemiyadda Cilmiga,…

Wasiiru dowlaha Maaliyadda oo ka hadlay mushaar dhimis lagu sameynayo Madaxda iyo shaqaalaha dowladda

Wasiiru dowlaha Maaliyadda oo ka hadlay mushaar dhimis lagu sameynayo Madaxda iyo shaqaalaha dowladda

July 21 (Ceegaag)—- Wasiiru dowlaha Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa ka warbixiyay qaabka loo dhimayo mushaaraadka madaxda iyo shaqaalaha dowladda, kadib markii Golaha Wasiirada ay ka doodeen qorshaha…

Wafdi ka socda Urur goboleedka IGAD oo maanta ku wajahan Dhuusa Mareeb

July 21 (Ceegaag)— Wararka ka imaanaya degmada Dhuusa Mareeb ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in wafdi ka socda Urur goboleedka IGAD ay maanta ku wajahan yihiin degmadaas. Sida ay sheegayaan…

Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee UK

Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee UK

July 20 (Ceegaag)—Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga Danjiraha cusub ee Boqortooyada UK (United Kingdom) wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, Ms Harriet Mathews.…

Biyaha caadiga ah oo joogto loo cabo oo la sheegay inay Daweeyaan 24 Cudur

Biyaha caadiga ah oo joogto loo cabo oo la sheegay inay Daweeyaan 24 Cudur

July 20, 2015 (Ceegaag) — Ururka dhakhaatiirta dalka Jabbaan ayaa soo saaray warbixin ay ku sheegeen in cabista biyaha caadiga ah xilliga aroortii hore ah ay daweeyaan cudurro badan oo…

FAAHFAAHIN: Dagaal Ahlusunna iyo Dowladda Soomaaliya ku Dhexmaray Gobolka Galguduud

FAAHFAAHIN: Dagaal Ahlusunna iyo Dowladda Soomaaliya ku Dhexmaray Gobolka Galguduud

July 20, 2015 (Ceegaag) — Inta la ogyahay Shan Ruux ayaa ku Dhintay Dagaal ku dhexmaray maanta Ciidamada Dowladda Somalia iyo xoogag ka tirsan Ahlusunna deegaan lagu magacaabo Laandheer oo…

Warqad uu Madaxwayne Obama u qoray eheladiisa Kiiniya 1995kii oo soo shaac baxday

Warqad uu Madaxwayne Obama u qoray eheladiisa Kiiniya 1995kii oo soo shaac baxday

Warqadan oo Obama u diray Malik Obongo oo uu markaa Saaxiib dhaw la ahaa warqadana u sii marinayay walaalkiisa ay isku aabaha ahaayeen ayaa waxay muujinasaa madaxwaynahu inuu markaa aad…

War murtiyeed ka soo baxay shirkii Garowe ku dhex maray R/Wasaaraha, Madaxda Puntland iyo Jubbaland

War murtiyeed ka soo baxay shirkii Garowe ku dhex maray R/Wasaaraha, Madaxda Puntland iyo Jubbaland

July 19 (Ceegaag)— War murtiyeed ka kooban afar qodob ayaa laga soo saaray shirkii maalmihii la soo dhaafay ku dhex maray magaalada Garowe Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Madaxweynaha Puntland…