Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 85)

Xaaladda Baardheere oo kacsan iyo ciidamada huwanta ah oo kaabiga ku haya

Xaaladda Baardheere oo kacsan iyo ciidamada huwanta ah oo kaabiga ku haya

july 19, 2015 (Ceegaag) —Xaaladda magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa saaka ah mid aad u kacsan, iyadoo ay gabi ahaanba xiranyihiin adeegyadii bulshada, sida waxbarashadii, goobihii caafimaadka iyo weliba…

Dad loo qabqabtay banaanbax ka dhacay Jowhar oo ay ku jiraan 2 weriye oo la sii daayay

Dad loo qabqabtay banaanbax ka dhacay Jowhar oo ay ku jiraan 2 weriye oo la sii daayay

July 19 (Ceegaag)— Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in la sii daayay labo weriye iyo dhalinyaro aan tiradooda la shaacin oo loo qabqabtay maanta banaanbax ka dhacay magaalada…

Itoobiya oo Madaxweynihii dhawaan Ahlusuna ku dooratay Dhuusa-mareeb Xabsi dhigtay

Itoobiya oo Madaxweynihii dhawaan Ahlusuna ku dooratay Dhuusa-mareeb Xabsi  dhigtay

July 18 (Ceegaag)—Dowlada Itoobiya ayaa la sheegay inay xabsi guri gelisay Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo dhawaan Magaalada Guriceel loogu doortay inuu Madaxweyne u yahay gobolada dhexe ee dalka.…

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Shacabka kula Ciiday Laascaanood

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Shacabka kula Ciiday Laascaanood

July 18 (Ceegaag)—Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi ayaa Laascaanood kula ciiday Shacabka. Wasiirka ayaa ka hadlay arimo badan oo khuseeya muhiimada amaanka iyada oo ay dawladiisu xoog ku haysata caasimada maamulaka…

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo oo kula ciiday shacabka Caasimada Muqdisho

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo oo kula ciiday shacabka Caasimada Muqdisho

July 18 (Ceegaag)—Iyada oo in dhawaale ah uu ku sugnaa Madaxwaynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Shalay Ciidii uu kala ciiday dawaynaha reer Khaatumo…

Diyaar garowga Ciida oo si habsamileh ugu socda muqdisho

Diyaar garowga Ciida oo si habsamileh ugu socda muqdisho

Suuqyada waaweyn ee ku yaala magaalada Muqdisho ayaa waxaa saameyn xoogan ku yeeshay diyaar garowga loogu jiro ciida Soonfur oo ay naga xigaan wax ka yar maalin. Kumanaan dadweynaha magaalada…

Wasiirka Gaashaandhigga “Waxaan xoojineynaa tayada Ciidamada, si cadowga looga guuleysto”

Wasiirka Gaashaandhigga “Waxaan xoojineynaa tayada Ciidamada, si cadowga looga guuleysto”

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta kormeer ku tagey xarumo dhowr ah oo leeyihiin Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyed, waxana uu halkaas kula hadlay Ciidankii joogay, iyadoo…

Wasiir C/risaaq: “Haddii ay dhici jirtay inaad dadka qoryo ku qabataan ma dhaceyso mar kale”

Wasiir C/risaaq: “Haddii ay dhici jirtay inaad dadka qoryo ku qabataan ma dhaceyso mar kale”

July-14, 2015 (Ceegaag) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay boorka ka jaftay ciidamadeeda ammaanka, iyadoona soo bandhigtay qorsheyaal cusub oo ay wax uga qabaneyso nabadgelyo xumida maalmahaan ku…

Dowladda Somalia oo Maxkamadda ICJ si Rasmi ah ugu Gudbisay Dacwaddii Muranka Badda

Dowladda Somalia oo Maxkamadda ICJ si Rasmi ah ugu Gudbisay Dacwaddii Muranka Badda

July-14, 2015 (Ceegaag) — Dowladda Soomaaliya ayaa si Rasmi ah ugu gudbisay maxkamadda caalamiga ah ee caadaaladda ICJ dacwad ka dhan ah dowladda Kenya, taasoo ku saabsan muranka xuduud-badeedda labada…

Ra’iisal wasaare Cumar Cabdirashiid oo booqasho ku tegey magaalada Garowe July 14 (Ceegaag)— Wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta…

Cawed Axmed Cashara Oo si Qiiro Leh uga hadlay arinta Ku aadan Musuq Maasuqa Iyo weliba Magacaabistii Xisaabiyaha Qaranka. Kadib markii uu dhowaan magacaabay madaxweynaha dowlada F somalia xasan sheikh…

Tahriibka oo weli loo sii hanqal taagayo.

Tahriibka oo weli loo sii hanqal taagayo.

“Waxaan wada hadlaynaa markaaad Magaalada ku soo wada hatraan adiga iyo Geeljire” “Waxaan la yaabanahay cidda uu Xasan Shiikh Xukumi doono 2016-ka”. Tahriib markaad maqasho waxaa markiiba hortaada imanaya dad…

Dadka Araga la’ ee ka qayb galay Tartanka Qur’aanka ee Idaacada Risaala oo la abaalmariyay

Dadka Araga la’ ee ka qayb galay Tartanka Qur’aanka ee Idaacada Risaala oo la abaalmariyay

Dadka Araga la’ ee ka qayb galay Tartanka Qur’aanka ee Idaacada Risaala oo la abaalmariyay Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxa ay qabatay xaflad ballaaran oo lagu abaalmarinaayay…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa uga Qaybgalaya Shir looga hadlayo Maal-gashiga Caalamka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa uga Qaybgalaya Shir looga hadlayo Maal-gashiga Caalamka

July 13, 2015 (Ceegaag) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu kaga Qayb-galayo shirweynihii saddexaad ee Maal-gashiga…

Masaajidka Al’ictisaamka Ceegaag oo siwayn uga hor maray kuwa Saalixiyada iyo Qaadiriyada

Masaajidka Al’ictisaamka Ceegaag oo siwayn uga hor maray kuwa Saalixiyada iyo Qaadiriyada

Magaalada Ceegaag oo uu ka aloosanyahay tartan lagu tartamayo xaga horumarka dhinac walba ayaa dhinaca diinta waxaa si wayn u muujiyay horumar dhinac walba masaajidka ay gacantaku hayeen dariiqada Al’ictisaamka…

In ka badan 10-ruux oo rayid ah ku geeriyootay duqeymo diyaaradaha dagaalka Kenya ka geysteen Gedo

In ka badan 10-ruux oo rayid ah ku geeriyootay duqeymo diyaaradaha dagaalka Kenya ka geysteen Gedo

July 12 (Ceegaag)— Diyaaradaha dagaalka ee Kenya ayaa duqeymo maanta ay ka geysteen duleedka degmada Beled-xaawo waxay ku dileen in ka badan 10-ruux oo ahaa dad reer miyi ah. Sida…

Kooxo Hubaysan oo dilay xoghayihii degmada kaxda ee Gobolka Banaadir

Kooxo Hubaysan oo dilay xoghayihii degmada kaxda ee  Gobolka Banaadir

July-12-(Ceegaag) Waxaa goordhow la dilay mas’uul ka tirsan Degmada Kaxda ee Maamulka Gobolka Banaadir, iyadoo dilka mas’uulkaasi uu ka dhacay Degmada Dharkaynlay gaar ahaan agagaarka Ajabka Degmadaasi. Mas’uulka la dilay…

Doorashada Madaxweynaha Burundi oo mar kale dib loo dhigay

Doorashada Madaxweynaha Burundi oo mar kale dib loo dhigay

July 12 (Ceegaag)— Doorashada Madaxweynaha Burundi ayaa mar kale dib loo dhigay, iyadoo rabshadah dalkaas ka socda ay sii kordhayaan. Afhayeen u hadlay Madaxweynaha Burundi oo lagu magacaabo Gervais Abayeho…

Maqaal Ku Saabsan Caqliga Wanaagsan

Maqaal Ku Saabsan Caqliga Wanaagsan

Alle ayaa mahad leh ina siiyey caqli wanaagsan inagana dhigay dad caqli leh waxna fahma waxkasta oo wanaag ah qofkii sameeya waxaa lagu tiriyaa inuu yahay qof caqli leh cidkasta…

Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta Gaaray Puntland Kulammana la leh C/weli Gaas

Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta Gaaray Puntland Kulammana la leh C/weli Gaas

12-july- (Ceegaag) — Madaxweynaha Maamulka KMG Jubbaland Sh. Axmed Maxamed Islaam (Sh. Axmed Madoobe) ayaa Maanta Gaaray Garoowe, halkasoo si diirran loogu soo dhaweeyay, isla markaana uu kulammo kula leeyahay…