Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Tirada saacadaha la soomo waxay baqdin fara badan ku haysaa Muslimiinta ku nool Reer galbeedka, waxaana saacadaha soonka lagu xisaabaa caalamka oo dhan dhigga iyo loolka uu dal kastaa leeyahay.…
June 19 (ceegaag)— Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in Ciidamada Booliska ay heegan ugu jiraan, sidii ay uga hortagi lahaayeen weerarada ay soo qaadaan Al-Shabaab…
june19/06/2015( ceegaag)-Uhuru Kenyatta Madaxweynaha dalka Kenya ayaa amar ku bixiyay in Bankiga dhexe ee dalkaasi uu qaado xayiraadii saarneyd Xawaaladaha Soomaalida ee iyagu lacagaha u soo diri jiray Soomaaliya kuwaasi…
June 18 (ceegaag)— Qarax xoogan ayaa goor dhow laga maqlay agagaarka xarunta Kafaalo oo ay degenaayeen Ergooyinka shirka Maamul u sameynta ee ka socda Cadaado, iyadoo qaraxa kadib ay bilaabatay…
june 18 (ceegaag)— Shir balaaran oo ay ka qaybgaleen Siyaasiinta, Xildhibaanada Golaha Badbaado Qaran iyo Axsaabta ku bahoobay Madasha Midnimada iyo Dimuqraadiyadda ayaa waxaa looga hadlay xaalada dalka, gaar ahaan…
Ra’iisul Wasaaraha oo rajo ka muujiyay in Ahlusuna qeyb ka noqdaan Maamulka Gobollada Dhexe June 17 (ceegaag)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa rajo ka muujiyay in Ahlusuna…
Degmada Xamar Weyne oo lagu qabtay Bandhig lagu soo nooleynayay Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Iyadoo qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ay ka socdaan Barnaamijyo ku saabsan soo nooleynta…
Tababar Dhaqanka iyo Farshaxanka la xiriirra oo Jowhar lagu qabtay Tababarkaan oo qayb ka ah barnaamijka soo nooleynta Dhaqanka, Farshaxanka iyo Ciyaaraha oo ka socdey qaar ka mid ah degmooyinka…
Muxyadiin Darbaweyne oo Faahfaahin ka Bixiyey Musuqa Hay’adda FIFA iyo Saameynta u ku yeelan Karto Soomaaliya. Muxudiin Xasan Cali Darbaweyne oo mar soo noqday Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Somaaliyeed Sanadii…
June 16 (Ceegaag) —Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir Cumar Al-Bashiir ayaa ka qeyb galay shirka Madaxda Midowga Afrika oo lagu marti geliyay magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika. Madaxweyne Al-Bashiir…
Aqoonyahan C/Risaaq Osmaan Xaaji Adam oo ah afhayeenka guud ee jaaliyadaha dalalka Scandinavian ee Qaarada Yurub ayaa waraysi uu siiyey madasha 60 gaar ahaan barnaamijka Xaashi iyo xogta madasha 60…
Waxaa maalintii khamista June 11 kadhacayxarunta degmadaKAARAN eemagaaladamuqdishokulantaratanfaneed u dhexeeyey iskuulo kuyaallo degmada KAARAAN ku wasoo kalaahaa DAALO, Al-ANSAAR, Al-MUHARRAM, iyo iskuulka Al-Imra ku wasoo ay maamulka degmada kutartansiinayeen ardada…
Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Dr. Cali Sheekh Axmed Abuubakar oo ardayda lahadlayay xili ay ku gudi jireen imtixaankii u dambeeyay ayaa yiri “Jaamacadda Muqdisho waxaa loo abuuray ama loo aasaasay sidii…
Furitaanka shirka maamul u sameynta ee ka socda magaalada Cadaado ayaa saakay hakad galay, kaddib markii beesha marti gelineysa shirkaasi amar ku soo rogtay in la hakiyo shirka oo dhowaan…
June 12 (ceegaag)— Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Jen. Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa ka warbixiyay xaalada xabsiga dhexe ee Xamar iyo maxaabiista ku jirta, isagoo sheegay in dhowaan Muqdisho…
Maxamed C/llaahi Farmaajo Ex Ra’iisal Wasaarihii hore Dowladdii KMG ahayd ayaa isagoo ku sugan dalka Mareykanka waxa uu ka hadlay xaalada dalka Soomaaliya uu marayo xilligaan. Ex Ra’iisal Wasaare Farmaajo…
June 10 (ceegaag)— Shaqaalaha rayidka ee dowladda ayaa ku jira marxalad dhaqaale xumo oo aad u daran, iyagoo la’ mushaarkii iyo gunnadii ay xaqqa u lahaayeen muddo afar bilood oo…
June 10 (ceegaag)— Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso ceegaag.com ayaa sheegaya inay socoto qorshe la doonayo in Isku shaandheyn loogu sameeyo Golaha Wasiirada Soomaaliya, iyadoo arrintan ay kulamo…
Waxaa Degmada Hodan ee Gobolka banaadir lagu qabtay munaasabad lagusoo nooleynaayay Hiddaha iyo dhaqanka Soomaliya. Munaasabadaas oo ahayd mid si heer sare ah loo soo aghaasimay ayaa waxaa ka soo…
Xildhibaan Cabdi Xoosh Jabriil oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay Talaabadii ay Baarlamaanka Soomaaliya ku sheegeen in uu xaq daro yahay Golaha Wakiilada Jubaland.…
Figradihiina