Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 89)

Qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Xilalkii loo kala Wareejiyay

Qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Xilalkii loo kala Wareejiyay

Talaado, Juun 09, 2015 (ceegaag) — Duqa Magaalada Muqdisho ayaa is-bedel ku sameeyay Qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Degmooyinka, iyadoo Tallaabadan ay Tahay tii ugu horreysay ee la isugu bedelo…

Tartanka ku saabsan suugaanta iyo dhaqanka oo lagu qabtay Muqdisho

Tartanka ku saabsan suugaanta iyo dhaqanka oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska iyo Wasiirka ku-xigeenka Wasaarada ayaa ka qeyb galay tartan lagu soo bandhigay heeso cayaaro, gabay iyo suugaan kale waxaana loo qabtay afar kooxood, waxa uuna…

Odawaa “Qabsashadii Dhuusa Mareeb waa mid lagu hagar-daameynayo dhismaha Maamulka Gobollada Dhexe

Odawaa “Qabsashadii Dhuusa Mareeb waa mid lagu hagar-daameynayo dhismaha Maamulka Gobollada Dhexe

June 8 (ceegaag)— Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ka hadlay dagaalladii maanta ka dhacay magaaladda Dhuusa Marreeb ee xaruta gobolka Galgaduud. Wasiir Odawaa ayaa sheegay…

Ciidamada dowladda ee laga saaray Dhuusa Mareeb oo magangalaydegmada Cadaado

Ciidamada dowladda ee laga saaray Dhuusa Mareeb oo magangalaydegmada Cadaado

June 7 (ceegaag)— Ciidamada dowladda Soomaaliya ee saaka laga saaray magaalada Dhuusa Mareeb ayaa maanta barqadii gaaray degmada Cadaado, halkaasoo uu ka socdo shirka maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo…

Ciidamada Ahlusuna Oo Waabarigii Saaka Dagaal Kula Wareegay Degmada Dhuusa Mareeb

Ciidamada Ahlusuna Oo Waabarigii Saaka Dagaal Kula Wareegay Degmada Dhuusa Mareeb

June 7 (Ceegaag) – Ciidamada Ahlusuna Wal-jameeca ayaa saaka la wareegay degmada Dhuusa Mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud, kadib markii ay weerar ku qaadeen Sida ay sheegayaan wararka ciidamada Ahlusuna…

KUMANAAN ARDAYDA JAAMACADDA MUQDISHO OO U FARIISATAY IMTIXAANKII GEBAGEBADA (FINAL EXAMINATION

KUMANAAN ARDAYDA JAAMACADDA MUQDISHO OO U FARIISATAY IMTIXAANKII  GEBAGEBADA (FINAL EXAMINATION

Maanta oo taariikhdu tahay 6/6/2015 waxaa imtixaanka gabagabada u fariisatay dhamaan ardayda katirsan qaybaha kala duwan ee Jaamacadda Muqdishu sanad waxbarashadeedka 2014 – 2015. Imtixaankaan oo socondoono mudo12 cisho waxaana…

DEGDEG: Baarlamaanka Federaalka oo go’aan kama dambeys ah ka gaaray mooshinka looga horjeedo Baarlamaanka Jubaland

DEGDEG: Baarlamaanka Federaalka oo go’aan kama dambeys ah ka gaaray mooshinka looga horjeedo Baarlamaanka Jubaland

Waxaa saakay xiran dhammaanba waddooyinka soo gala iyo kuwa ku dhow xarunta Golaha Baarlamaanka Federaalka ee magaalada Muqdisho, iyadoo xarunta golahaasi ay ku sii qulqulayaan Xildhibaanada. Ammaanka oo si weyn…

Hagaanka Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliya oo ka Walwalsan Isbedelka ku imanaya Madaxtinimada FIFA.

Hagaanka Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliya  oo ka Walwalsan Isbedelka ku imanaya Madaxtinimada FIFA.

Ka dib markii uu is casiley Madaxweyinhi Xiriirka Kubada Cagta Aduunka Sepp Blatter ayaa Xiriirrada Aduunka waxaa soo Wajahay Cabsi iyo WelweL ku aadan iney sii hasytaan Xilalkooda waayo Musuqa…

Imaaraadka Carabta oo Muqdisho ka hirgelisay Isbitaal cusub oo casri ah

Imaaraadka Carabta oo Muqdisho ka hirgelisay Isbitaal cusub oo casri ah

June 6 (ceegaag)— Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Muqdishu ka hirgalisay Isbitaal cusub oo aad u weyn, gaar ahaan Degmada Shangaani, kaasoo loogu magac daray Sheikh Zaa’id Bin Suldaan Al-nahyaan…

Wasiir Salah “Waxaan farayaa shirkadaha dhismaha in ay xuquuqda naafada ilaaliyaan

Wasiir Salah “Waxaan farayaa shirkadaha dhismaha in ay xuquuqda naafada ilaaliyaan

June 4 (Ceegaag)—Wasaaradda Howlaha Guud, Dibudhiska iyo Guriyeynta ayaa amar ay soo rogtay ku sheegtay in dhismayaasha guud iyo kuwa gaarka loo leeyahayba ay khasab ku tahay in ay sameeyaan…

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Ogoontoobey (Nabee Faarax Sendiko Gar Buu lahaa!!)

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Ogoontoobey (Nabee Faarax Sendiko Gar Buu lahaa!!)

Soomaalida waxay Tiraahdaa “Qof aad Barashadiisa Rabtid Jid la mar, Jabad la Xaaro ama Jadiin la cun, Raga maanta hor boodaya Kubadda Cagta Soomaaliya, waxaan ugu hiiliyey Qalinkeyga, mark aan…

Tababar Dhaqanka iyo Farshaxanka la xiriirra oo Muqdisho lagu qabtay

Tababar Dhaqanka iyo Farshaxanka la xiriirra oo Muqdisho lagu qabtay

Munaasabadan oo qayb ka ah barnaamijka soo nooleynta Dhaqanka, Farshaxanka iyo Ciyaaraha oo ka socdey qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa tababar dhinaca Farshaxanka loogu furay dhalinyarada ku…

arbaco, Juun 03, 2015 (ceegaag) — Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa lagu dilay gellinkii dambe ee maanta taliye ku-xigeenka saldhiga booliiska degmada Baydhabo, Caliyow Salaad

arbaco, Juun 03, 2015 (ceegaag) — Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa lagu dilay gellinkii dambe ee maanta taliye ku-xigeenka saldhiga booliiska degmada Baydhabo, Caliyow Salaad

Dilkan ayaa waxaa geystay nin ku hubeysanaa bistoolada, kaasoo isla goobta uu ku geystay dilka taliye ku xigeenka lagu toogtay. Iyadoo goobta dilalkaAni ka dhaceen ay ahayd meel ku dhow…

CIIDAMADA DOWLADA IYO AMISOM OO LAWAREEGAYDEEGAANKA TOORA-TOOROW

CIIDAMADA DOWLADA IYO AMISOM OO LAWAREEGAYDEEGAANKA TOORA-TOOROW

June 2 (ceegaag)— Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehliyaan ciidanka AMISOM ayaa la wareegay deegaanka Tooro-Toorow ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo ay saldhig ku lahaayeen Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in…

Ra’iisul W. Soomaaliya oo xalay kulan kula qaatay magaalada Cadaado ururada haweenka

Ra’iisul W. Soomaaliya oo xalay kulan kula qaatay magaalada Cadaado ururada haweenka

Cadaado: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa kulan balaaran xalay la qaatay Haweenka ka qayb galaya shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe iyo ururada haweenka…

Madaxwayne ku xigeenka Khaatumo oo ka Mamnuucay Shirka Telesom Deegaanada Khaatumo

Madaxwayne ku xigeenka Khaatumo oo ka Mamnuucay Shirka Telesom Deegaanada Khaatumo

Madaxwayne ku Xigeenka Maamulka Khaatumo State Cabdalla Caga-lule oo Maanta Warbaahinta la Hadlaya ayaa Sheegay in Shirkada Telesom aanay dib uga Hawlgali Doonin Dhulka Maamulka Khaatumo State Ka dib Markii…

Beesha Habar Yoonis oo u haysta dawlada Soomaaliya Dilkii Xildhibaan Dirir iyo Darwalkiisii

Beesha Habar Yoonis oo u haysta dawlada Soomaaliya Dilkii Xildhibaan Dirir iyo Darwalkiisii

Baroordiiq laagu sameeyay Xildhibaan Yuusuf Dirir iyada oo beesha Habar yoonis ku shirtay magaalada Ceerigaabo. Hadii aana arintaa wax laga qaban wixii ka dhaca waxaa ka masuul ah Dawlada Soomaaliya…

Liiska Qabiilada Sida Xildhibaanada Gobollada Dhexe Loo Qaybiyey

Liiska Qabiilada Sida Xildhibaanada Gobollada Dhexe Loo Qaybiyey

Warar Hoosaad aan la shaacin ayaa sheegaya in Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Gobolada Dhaxe loo dhisayo ayaa la sheegay in ay noqon doonaan 65-Xildhibaan , waxaana Beelaha Dega Gobolada Dhaxe Xildhibaanada…

Basaslayda xaafada masalaha ee Hargaysa oo ka cabanaya Tacadiga Xukuumada Siilaanyo

Basaslayda xaafada masalaha ee Hargaysa oo ka cabanaya Tacadiga Xukuumada Siilaanyo

Kadib markii la xayndaamay Madaarka Cigaal ee magaalada Hargaysa si amaankiisa loo sugo ayaa waxaa la dhaxal wareejiyay dhulalkii ka ag dhawaa tasoo keentay in dadbadan ku waayaan Dhulkoodii hadaba…

Qaxootiga Yamaniyiinta Puntland soo gaarey oo Qardho la dejinaayo

Qaxootiga Yamaniyiinta Puntland soo gaarey oo Qardho la dejinaayo

Waxaa deegaanada Puntland soo gaarey dad badan oo u dhashey dalka Yemen kuwaas oo ka soo qaxay dalkoodi kadib markii dagaallo xoog leh ay ka qarxeen. Dadkan oo ka soo…