Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 90)

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo ugu baaqay Dowlad Deegaanka Soomaalida Joojinta Dagaalada Ka socda Soohdinta U dhaxaysa Ethiopia iyo Soomaaliya

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo ugu baaqay Dowlad Deegaanka Soomaalida Joojinta Dagaalada Ka socda Soohdinta U dhaxaysa Ethiopia iyo Soomaaliya

Wasiirka ariimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” ayaa ka hadlay dagaaladda ka socda soohdinta u dhaxeysa gobolka Galgaduud iyo Dowlad Deganka Soomaalida Ethiopia, kaas…

Raysal-Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Maanta Gaadhay Magaalada Cadaado

Raysal-Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Maanta Gaadhay Magaalada Cadaado

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa maanta gaadhay magaalada Cadaado ee Xarunta maamulka Xibin Iyo Xeeb. Raysal-Wasaare Sharmaarke iyo wafdigiisa waxa garoonka ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinta Xibin iyo Xeeb…

Baarlamaanka Federaalka oo iska fogeeyay eedeymo ka yimid maamulka Somaliland

Baarlamaanka Federaalka oo iska fogeeyay eedeymo ka yimid maamulka Somaliland

axad, May 31, 2015 (Ceegaag) -Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeeyay eedeymo ka yimid maamulka Somaliland, kuna saabsanaa lacago loogu deeqay qaxootiga Yemen oo la musuqmaasuqay, isagoona sheegay in arrintaasi…

MUUNGAAB: “Waxaan dadaalkeeda ku jirnaa sidii G/Banaadir u yeelan lahaa maamul Federaali ah”

MUUNGAAB: “Waxaan dadaalkeeda ku jirnaa sidii G/Banaadir u yeelan lahaa maamul Federaali ah”

sabti, May 30, 2015 (Ceegaag) Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa shaaca ka qaaday qorshihiisa ku aadan in gobolka Banaadir loo sameeyo maamul…

Roobab xalay ilaa saakay ka da’aayay Magaalada Muqdisho

Roobab xalay ilaa saakay ka da’aayay Magaalada Muqdisho

Sabti, May 30, 2015 (Ceegaag) Waxaa xalay ilaa saakay ka da’aayay Magaalada Muqdisho Roobab lixaad lehoo lagu diirsaday, waxaana sidoo kale Roobkaa uu saameyn ku yeeshay dadka Barakacayaasha ah. Qoysaska…

Mid ka mid ah asaasayaashii ururka Al-Shabaab oo xalay geeriyooday

Mid ka mid ah asaasayaashii ururka Al-Shabaab oo xalay geeriyooday

khamiis, May 28, 2015 (Ceegaag) -Xarakada Al-Shabaab ayaa shaacisay inuu geeriyooday Sheekh Xasan C/llaahi Xersi (Xasan Turki) oo ka mid ahaa saraakiisha sarsare ee ururka Al-Shabaab, kaddib markii uu u…

Axmed Cabdisalaan oo si rasmi u soo bandhigay Musharaxnimadiisa iyo Siyaasiyiin taageeray

Axmed Cabdisalaan oo si rasmi u soo bandhigay Musharaxnimadiisa iyo Siyaasiyiin taageeray

khamiis, May 28, 2015 (Ceegaag) Waxaa Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu soo dhaweynayay siyaasiga caanka ah Danjire Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan oo dhowaan shaaciyay…

Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda Somalia oo ka socda Qaybo ka Tirsan Magaalada Muqdisho

Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda Somalia oo ka socda Qaybo ka Tirsan Magaalada Muqdisho

Arbaco, May 27, 2015 (Ceegaag) — Ciidammo kawada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku dagaalamaya xaafadda Zone Key oo degmada Hodan ee gobolka Banaadir ka tirsan, kuwaasoo dagaalkoodu uu salka ku…

Madaxweynaha Somaliya oo booqday Ciidanka Xooga Dalka ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Madaxweynaha Somaliya oo booqday Ciidanka Xooga Dalka ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqdey saldhigyada Ciidammada Xoogga Dalka ee ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo uu…

Fah Faahin RW Cumar Cabdirashiid oo la kulmay Madaxweyne Axmed Madoobe

Fah Faahin RW Cumar Cabdirashiid oo la kulmay Madaxweyne Axmed Madoobe

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa maanta oo Tallaado ah gaaray magalada Kismaayo xarunta KMG ah ee mamulka Jubbaland. Sharmarke iyo wafdiga la socday waxaa garoonka…

Boqor Burhaan oo maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Muqdisho

Boqor Burhaan oo maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magalada Muqdisho

Waxaa maanta oo Tallaado ah magalada Muqdisho Caasumadda Soomaaliya si diirran loogu soo dhaweeyay Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse oo labadii bilood ee lasoo dhaafaro kala duwan ku…

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya cumar cabdi rashiid oo la filaayo inuu goordhow gaaro magaalada Kismaayo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya cumar cabdi rashiid  oo la filaayo inuu goordhow gaaro magaalada Kismaayo

Cumar C/rashiid Cali Ra’isul wasaaraha Soomaaliya iyo xubno ka tirsan xukuumadiisa ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Saraakiil ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay…

Wasiir hore oo soo jeedayay talo ku socota gobalada Hiiraan iyo Sh/dhexe

Wasiir hore oo soo jeedayay talo ku socota gobalada Hiiraan iyo Sh/dhexe

Dr. Maxamed Cali Ibraahim oo wasiirka daryeelka naafada iyo dhaqan celinta kasoo noqday dowladdii Kumeel gaarka ee Soomaaliya ayaa soo jeediyay in shirka maamul u sameynta gobalada Hiiraan iyo Shabeelada…

Premier BANK oo Kusoo Bandhigay Muqdisho Adeegyo aan horay uga jirin Soomaaliya

Premier BANK oo Kusoo Bandhigay Muqdisho Adeegyo aan horay uga jirin Soomaaliya

Xaflad lagu soo bandhigay adeegyada Bangiga Premier ee Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Hotelka City Palace ee magaalada Muqdisho, iyadoo xafladda lagu soo bandhigay halkaasi adeegyo cusub oo uu bangigu…

Xildhibaan Magan ” Mooshinka Barlamaanka Jubba waa Sax wana wadaynaa

Xildhibaan Magan ” Mooshinka Barlamaanka Jubba waa Sax wana wadaynaa

Xildhibaan Maxamuud Cali Magan ayaa sheegay in ay wadaan mooshinsharci ah oo ay ku doonayaan inay ku saxaan qaladaad ka jira dhismaha baarlamaanka maamulkaasi. Mudane Magan ayaa sheegay in sharciga ay…

Waraysi uu Bixiyay Mudane Daud Maxamed Cumar Bisinle

Waraysi uu Bixiyay Mudane Daud Maxamed Cumar Bisinle

Waraysi kooban oo aan xalay layeelanay Wasiirkii hore ee Batrolka iyo Macdanta Dowlada Somalia Mudane Daud Maxamed Cumar Bisinle, waraysigan oo ahaa mid maqala waxan ka cudur daaranayna cilad farsamo…

Xubnaha Madasha 60-ka oo Tacsi u diraya Qoyskii iyo qaraabadii Xil. Yuusuf Maxamed Dirir

Xubnaha Madasha 60-ka oo Tacsi u diraya Qoyskii iyo qaraabadii Xil. Yuusuf Maxamed Dirir

Madasha 60-ka oo ah meel lagu gorfeeyo Siyaasada Soomaaliya ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diraya Qoyskii iyo qaraabadii Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir oo shalay si kama ah ay ciidamada dawladu…

Wasiirka arrimaha Dibada Qadar oo Kulankii uu la qaatey Madaxda Dowlada ay isla soo qaadeen arrinta Shiikh Xasan Daahir Aweys

Wasiirka arrimaha Dibada Qadar oo Kulankii uu la qaatey Madaxda Dowlada ay isla  soo qaadeen  arrinta Shiikh Xasan Daahir Aweys

Warar aan ka helney Siyaasiyiin ku dhow dhow Dowlada Federaalka Diideyna in magacooda la sheego waxay noo sheegeen in Wafdigii uu hogaaminayey Wasiirka arrimaha Dibadda ee Dalka Qadar oo dhawaan…

Ogeysiis Muhiim ah Jaaliyadaha Reer Ceegaag

Ogeysiis Muhiim ah Jaaliyadaha Reer Ceegaag

OGEYSIIS WAXAA LA OGEYSIINAYA JAALIYADA REER CEEGAAG MEELAY JOOGAANBA INAY U DIYAAR GAROOBAAN MASHRUUCII QAYRIGA AHAA EE MUDADA DHEER SOO TAXNA ALLAHA AJAR IYO XASANAD HAYDINKA SIIYEE, WAXAA FOODA INAGU…

Yusuf Garaad Iyo Xildhibaano Kale Oo Magalada Mogadishu Lagu Weeraray

Yusuf Garaad Iyo Xildhibaano Kale Oo Magalada Mogadishu Lagu Weeraray

 Waxaa goordhaw Gaari ay wateen Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya lagu weeraray agagaarka Isgooska Dabka ee Laamiga dheer Maka Al-Mukarama . Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in gaariga ay saarnaayeen Xildhibaanada…