Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 92)

Madaxweynaha: ‘’Waan soo dhoweyneynaa fikradaha saliimka ah ee dhalinyarada iyo aqoonyahannada si waddanka dib loogu dhiso’’

Madaxweynaha: ‘’Waan soo dhoweyneynaa fikradaha saliimka ah ee dhalinyarada iyo aqoonyahannada si waddanka dib loogu dhiso’’

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa kula kulmey dhalinyaro iyo aqoonyahanno, si uu u dhegeysto fikradahooda ku aaddan qaabka ugu habboon ee waddanka looga hirgelin karo…

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ku kala qeybsamay ka qeyb galka shirka ka socda degmada Cadaado

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ku kala qeybsamay ka qeyb galka shirka ka socda degmada Cadaado

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdi Maxamed Suldaan Axmed Nuur oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay inaysan ka bixin shirka maamul…

Maamul Goboleed Looguma Yeerikaro Ilaa…..

Maamul Goboleed Looguma Yeerikaro Ilaa…..

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa sheegay in aan maamulada dalka ka jira aan loogu yeerikarin dowlad goboleed, ilaa uu Baarlamaanka ka ansixiyo. Hadalkan ayuu shalay ka sheegay…

Dil ka Dhacay Maantay Kalshaale

Dil ka Dhacay Maantay Kalshaale

Baliga Baaleef oo u dhow deegaanka Kalshaale ee gobolka Cayn ayaa maanta lagu diley nin reer Guuraa ah oo kasoo jeeda Bariga Burco xili maalinta beri loo balansanaa in shir…

Barnaamijka Xogta iyo Xulashada

Barnaamijka Xogta iyo Xulashada

Barnaamijka Xogta iyo Xulashada Xogta iyo xulashada waa mowduuc ka bixi doona webabka Ceegaag.com iyo Allhawd.com waa barnaamij qofwalba uu kaqayb qaadan karo isago ku soo bandhigaya wixii xog uu…

DIYAARADO CABSI KU ABUURAY DADKA DAGAN MAGAALADA MUGDISHO

Hawada magaalada Muqdisho waxaa dul heehaabaya diyaarado milateri, kuwaasi oo ku gaaf wareegaya baaxadda dhulka ay ku fadhido caasimada dalka ee Muqdisho. Ilaa laba diyaaradood oo xilliyada qaarkood is bedelaya…

Qormada Quuriwaa, Jawaabta Jidbaale

Qormada Quuriwaa, Jawaabta Jidbaale

Qormada Quuriwaa Jawaab Q 1aad Bismilah. Qormada Quuriwa waxay daba socota qoraal aan ka daalacday boga Jidbaale oo aan ku saleeyay inay tahay nooc minal xaasid waana calaamadaha lagu garto…

Siilaanyo oo Dacwad ka Dhan ah Dowlada Somalia u Gudbiyay Itobia

Siilaanyo oo Dacwad ka Dhan ah Dowlada Somalia u Gudbiyay Itobia

Wararka naga soo gaaraya dhanka Maamulka Somaliland, ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Siilaanyo uu dowlada Ethiopia u gudbiyay warqad ka dhan ah DF Somalia. Wararku waxa ay sheegayaan in…

Gudi loo saray Xalinta dagalada Deefow Ee G.Hiiraan

Gudi loo saray Xalinta dagalada Deefow Ee G.Hiiraan

Gudi laga soo xulay mashaqadii ka dhacday gobolka hiiraan Daawo Ceegaag.com xigasho: SOM-NEWS TV…

Imtixaanaadkii Dalladdaha Waxbarashada Dalka ee Sannad Dugsiyeedka 2014- 2015 oo la soo Gabagabeeyey.

Imtixaanaadkii Dalladdaha Waxbarashada Dalka ee  Sannad Dugsiyeedka 2014- 2015 oo la soo Gabagabeeyey.

Dalladaha Waxbarashada Soomaaliya oo sheegay inaysan Suuragal aheyn Xilligan in la qaado Imtixaan Mideysan. Kulan balaaran oo ay  magaalada Muqdisho ku yeesheen Dalladaha waxbarashada dalka ka jira oo ka koobnaa 12-Dalladood…

Dekada Magaalada Garacad iyo Ulajeedka

Dekada Magaalada Garacad iyo Ulajeedka

Labadii todobaad ee lasoo dhaafay waxaa shacabka deegaanada Puntland ay aad u hadal hayeen qorshe dowlada EThiopia ay deked cusub kaga dhisaneyso xeebta degmada Garacad ee Puntland. Wararka ayaa sheegaya…

Tacsi: Maxamuud Jaamac Abyan oo ku geeryooday Boosaaso

Tacsi: Maxamuud Jaamac Abyan oo ku geeryooday Boosaaso

Inaalilaahi Wa’iinaa ilayhi Raajicuun. Geeridu waa xaq.waxaa magaalada Boosaaso ku geeryooday Marxuum Maxamuud Jaamac Abyan isaga oo uun lagu soo booday. waxaan halkan tacsi uga diranaa qoyskiisii iyo qaraabadasii siiba…

Kulan lagu xoojinayay is dhex galka bulshada oo lagu qabtay degmada Jowhar

Kulan lagu xoojinayay is dhex galka bulshada oo lagu qabtay degmada Jowhar

May 11, 2015 Waxaa degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe laga billaabay barnaamij kor loogu qaadayo xiriirka iskuullada iyo is-dhexgalka bulshada, kaasoo uu ka qaybgalay guddoomiyaha ku-xigeenka degmada KaaraaG. SH.…

Arday Soomaaliyeed oo wacadaro ka dhigtay bandhig dhaqameed lagu qabtay Turkiga

Arday Soomaaliyeed oo wacadaro ka dhigtay bandhig dhaqameed lagu qabtay Turkiga

Bandhig dhaqameed ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Hay’adaha ?HH&YÜDER ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Wadanka Turkiga iyo Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Eski?ehir ayaa…

DHALINYARADII SYL IYO HEERARKII AY SOO MARTAY

DHALINYARADII SYL IYO HEERARKII AY SOO MARTAY

” Rag Tashaday, Cir  Tararay waa Toli karaan Taako labadiise” 13-kii dhallinyarada ahaa ee  unkay Xisbigii SYL,waxay ku tashadeen, in ay dalkooda gobanimo gaarsiiyaan. Waana ku guulaysteen.  Wadidii ay u…

Inta badan Bulshada Rayidka oo la sheegey in aysan la Socon arrimaha New Deal-ka !

Inta badan Bulshada Rayidka oo la sheegey in aysan la Socon arrimaha New Deal-ka !

Dalladda SOSCENSA waxay soo abaabushay taariikhdu maray ahady 21 bishii Abriil 2015 kulan  looga hadlayay arrimaha hiigsidka cusub oo ay ka soo qaybgaleen ururada Bulshada Rayidka ah qaybahooda kale duwan…

Gacan ku Dhiiglayashii Ka Dambeeyay Dilkii Saado Cali iyo Masuuliyiin kale oo Maanta Diltoogasho Lagu Fuliyay

Gacan ku Dhiiglayashii Ka Dambeeyay Dilkii Saado Cali iyo Masuuliyiin kale oo Maanta Diltoogasho Lagu Fuliyay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Shuceyb Ibraahim Mahdi iyo Faarax Cali Cabdi oo ka dambeeyay dilal dhowr ah oo loo geystay shacab iyo…

Weerar Alshabaab ay Ka Fuliyen Gudaha Wadanka Kenya

Weerar Alshabaab ay Ka Fuliyen Gudaha Wadanka Kenya

Dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhaxe waxa ay weerar ku qaadeen Deegaan kuyaala Xadka ay Wadaagaan Dalalka Soomaaliya iyo Kenya, waxaana deegaankaasi Saldhigyo ku lahaa Ciidamada Milatariga Kenya.…

Wasiiro si Gooni Gooni ah Loogu yeeray Vila Somalia

Wasiiro si Gooni Gooni ah Loogu yeeray Vila Somalia

Waxaa maalintii seddexaad Xaruunta Villa-Hargeysa ka soconaya kulammo howleedyo ay guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka qaarkood su’aalo ku weydiinayaan Wasiirrada Xukuumadda iyadoo maantana loo yeeray siddeed Wasiir si wax looga…

Itobia oo Hawada Ka Celisay Diyaaraddii waday Uhuru Kenyatta

Itobia oo Hawada Ka Celisay Diyaaraddii waday Uhuru Kenyatta

Wargeyska The Standard Media ayaa qoray in la ogaaday inay Hay’adda Duulista hawada ee Ethiopia kula talisay Duuliyaha Diyaaraddii waday Uhuru Kenyatta inuu bedelo Khadka Hawada ee uu ku duulayey,…