Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ciidamada xoogaga awdal ee suldaan wabar hogaaminaayo ayaa jidka u galay gaadhi nooca booyad shidaal ah oo ay lahaayen maleeshiyada somaliland taas oo u socotay dhinaca jiida hore ee…
Haweeneydii madaxweyne Obama uu u doortay inay noqoto safiirkii ugu horreeyey ee Mareykanka u fariista Somalia muddo 25 sano ah, ayaa sheegtay inaysan xilkaas qaban karin, sida aqalka cad ee…
Xog rasmi ah oo lagahelay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ayaa cadeeyneysa in uu soo shaacbaxay khilaaf deg deg oo ka dhex aloosmey Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaare Sharmaarke. Khilaafkan cusub ayaa la…
Ciidamada maamulka Somaliland ayaa maanta xabsiga dhigay, Cuqaal, Odayaal iyo waxgarad kale oo kusugan magaalada Taleex ee gobolka Sool. Dadka la xiray Waxaa kamid ah Caaqil Cabdulqaadir Abyan Koore oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan guusha Xisbiga Conservative uu ka soo hoyey doorashada Britain u direy Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Mr David Cameron. ‘’Anigoo…
Warar goordhow naga soogaaay magaalada kismaayo xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay shegayaan in qarax xoogan uu ka dhacay magaaldaasi. Qaraxa ayaa waxaa lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciidamada…
Ciidamada Nabad Sugida Qaranka ayaa howlgal ay sameeyeen waxa ay kusoo qabteen nin la sheegay habeen hore in Xaafad katirsan Degmada Yaqshiid uu ku dilay Nin Garsoore ahaa oo…
Khudbaddii wasiirka arrimaha dibadda Kenya Aanibo Maxamed Ceegaag.com…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay aayaha gobolka Banaadir, Maamul ahaan halkuu raaci karo iyo waliba wararka sheegaya in gobolka Banaadir lagu daro maamulka loo sameynayo Gobolada Sh/dhexe…
Waxaa beryahan danbe afka furtay qaar ka mid ah macaan jecelkii ama dabo qoodhiyadii markay ku dhacday dhadhamo la’aan, ixtiraam la’aan, sharaf xumo, dulinimo taas oo ay ka galeen ehelkoodii,…
Wasiirka Arimaha dibada ee Ethiopia Tedros Adhanom oo ka hadlayay caleemo saarka Baarlamaanka Juba Ayaa ku dhawaaqay in midnimada Soomaaliya iyo nabadgalyadeedu dani ugu jirto dawlada Federaalka Ethiopia. Hadalka Wasiirka…
Dawladda Puntland ayaa kasoo horjeesatay Gudiyo 3 ah oo shalay Golaha Wasiradda dawladda federaalka ah ee Soomaaliya ay ansixiyeen. Gudiyadana oo kala ah Gudiga Adeega Garsoorka, Gudiga Doorashooyinka iyo Gudiga…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in magaalada Muqdisho lagu beero fikir Shiico ah. Muungaab ayaa hadalkan sheegay xilli…
Wararka Wakaaladda Ceegaag ay ka helayso magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubba Hoose ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) uu culays siyaasadeed kala kulmay xiligani dhinacyo…
Gudiyada joogtada ah ee baarlamaanka ayaa go’aamiyay in Sabtida Berri ah uu Baarlamaanka Somalia hor-yimaado RW Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’ake si uu u dhameystiro Qorsho howleedka ay xukuumaddiisu ku shaqeynayso,…
Aniga oo ah Cumar Cabdirisaaq iyo Xaaskeyga Shamaad Arabow Ibrahim, waxaan halkaan hambalyo dhalasho ugu direynaa Mohamed Keydsane iyo Faisa Abdulle Hassan, oo wiil ugu dhashay Norrköping Sweden. Waxaana leeyahay…
Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliil C/llaahi Axmed ayaa soo saaray qoraal uu kaga mamnuucayo Sheekh Aadan Sunne inuu masaajidda Hargeysa ka jeediyo Khudbado iyo Casharro Diini ah. Wasiirka…
Madaxwaynae Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka war bixiyay Booqasho uu Xoghayaha Arimaha Dibada ee Maraykanku ku yimid Muqdisho, Booqashadan oo ahayd mid tariikhi ah ayaa waxa ka muuqatay horumarka xaga…
Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka taagan Xiisad u dhaxaysa Ganacsata diyaaradaha Qaadka kasoo dajiya magaalada Laascanod oo iyagu dhistay Garoonka, iyo Haweenay Axmed Siilaanyo dhowaan u magacaabay Wasiir Maaliyayeed, taasi oo…
Wasiir ku xigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka khaatumo Faysal Musue Dari Ayaa Idaacada Codka Khaatumo uga waramay Dagaal ay isku bahaysteen Maamulkada Somaliland iyo Puntland kunasoo qaadeen wafdi Reer Khaatumo ah…
Figradihiina