Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Kaartooniistaha Soomaaliyeed ee Amiin Camair ayaa soo bandhigay Sawir hadal heyn badan dhaliyay uu ku muujinayo qorshe ay hor boodayaan Siyaasiyiin qaarkood siyaasada ku fashilmay, kuwaa oo doonaya Caasimadii umada…
Hogaamiyaha maamulka Jubbaland ayaa amar degdeg ah waxa uu siiyay ciidankiisa, taasi oo ku aadan howlgal ay qaadi doonaan. War aynu helnay ayaa sheegaya in hogaamiyaha uu ku amray ciidankiisa…
Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir oo la hadlay Warbaahinta ku hadasha Afka Dowlada Soomaaliya ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay baneeyaan dhulka ay Dowladu leedahay. Waxa…
Madaxda midawga Yurub ayaa ku heshiiyay in ay saddex jibaaraan lacagta lagu maalgaliyo hawlgaladooda baadhitaanka iyo badbaadinta ee badda Mediterranean-ka si gacan loga gaysto tirada badan ee muhaajirinta ah ee…
Mudane ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo sababo dhanka amniga awgii ka gaabsaday Magaciisa, ayaa sheegay in Xildhibaanada qaar ay caqabad ka heysato galida Xarunta Madaxtooyada Somalia iyo Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada…
Warar gaar ah oo aynu helnay ayaa sheegaya in xildhibaanada baarlamanka maamulka cusub ee Mudug iyo Gal-Gaduud laga dhigi doono 65 xildhibaan. Warar hordhac ah ayaa sheegaya in qorshaha socda…
Ciidamadii ugu badnaa ee ay soo bandhigaan ciidamada xaqu dirirka ah ee xoraynta gobolada galbeedka oo markii labaad soo bandhigay ciidan ka goostay somaliland kuwasi oo ku biiray ciidamada ARAA…
Kooxo hubaysan oon haybtooda la garan ayaa Maanta Xaafada Nasteexa ee Degmada Wadajir waxa ay ku dileen nin sargaal ahaa oo katirsan Ciidanka Milatariga Dowlada Soomaaliya. Goob joogayaal ayaa ku…
Wararka haatan naga soo gaadhaya magalaada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa sheegaya in goordhaweyd fadhisimadii ay ku lahaayen maleeshiyada maamulka siilaanyo Duleedka boorama laga soo raray. Maleeshiyada Somaliland oo gaadhaysa…
Dawladda Maraykanka ayaa goor dhowayd liiska argagxisada ku dartay hoggaamiyaha Al-Shabab Sheekh Axmed Diiriye oo sidoo kale loo yaqaan Abu Ubaidah iyo ninka la aamisan yahay inuu ku xigeenka u…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay dilkii ay kooxda ISIL ka geystay dalka Libya kaasoo ay ku dishay in ka badan 20-qof oo masiixiyiin ah; kana soo jeeda dalka…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa gabi ahaanba dhulka dhigay, Boor Maamulka Koonfur Galbeed Shalay uu sheegay in uu kala qaybin doono Gobolka Banaadir Iyo Maamulka koonfur Galbeed kaas oo laga taagay…
Wararka naga soogaaraya Degmada Ceegaag ayaa sheegaya inay weli uda ayan roobab kuwaa oo ay ku diirsaden dadka deegaankaas iyo nawaaxigiisa ku dhaqan,waxaa magaalada hareeraheda soo dhoobtay reer guuraa farabadan…
Qunsuliyadda safaaradda Ethiopia ee magaalada Garowe ayaa joojisey bixinta fiisaha dalkaas lagu galo. Dad badan oo tegey xarunta qunsuliyadda ayaa dib usoo laabtey kadib markii lagu wargeliyey in aan wax…
Shamis Qardo jeex oo ah Fanaanad u ololaysa qadiyada Somaliland ayaa laga waraystay madasha 60-ka, iyada oo ka hadahsay cadaalad darada xukuumada madaxwayne Siilaanyo uu ku hayo deegaanada uu ka…
Kulan u dhexeeyay Danjiraha Dowlada Ingiriiska u fadhiya dalka Somalia iyo Maamulka Jubba ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Kismaayo. Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlaayay Arrimaha Baarlamaanka cusub oo…
Munaasabad maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa waxaa ka qeybgalay odayaasha dhaqanka ee ka kala yimid degmooyinka gobollada Mudug iyo Galguduud, mas,uuliyiinta maamulada Ximan iyo Xeeb, Galmudug,…
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga Baalamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Daahir Jeesow ayaa Xeer ilaalinta Qaranka ugu baaqay in ay diyaariso dacwad lagu soo xirayo Madaxweynaha Maamulka KMG…
Waxaa maanta magaalada muqdisho ka dhacay Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa oo lagu hor qarxiyay Maqaaxi caan ah oo kasoo horjeeda Centeraal Hotel ee Magaalada Muqdisho.…
Siyaasiga ku fashilmay siyaasadaha maamuladda Puntland iyo Somaliland Axmed Cabdi Xaashi Xaab sade ayaa markii ugu horeysay sheegay in lagu haysto dhul uu isagu iska leeyahay mulkiyadiisa oo ku yaala…
Figradihiina