Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 97)

Cidamada RRUda Oo Xabsiga Dhigay Sheekh Ka Mida Culimada Waqooyi Galbeed

Cidamada RRUda Oo Xabsiga Dhigay Sheekh Ka Mida Culimada Waqooyi Galbeed

Hargeysa (C) -Ciidamada sida gaarka u tababaran ee loogu tala galay inay la  dagaalamaan Argagixisada ee RRU-da  waxa ay habeenkii xalay xabsiga dhigeen  Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame(Aadan Sune) oo ka…

Innaa lillahi wa innaa ilayhi raajicuun, ALLE ha u naxariisto Marxuumad Aamino Abiib, Murwadii Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr Cabdiraxmaan Faroole oo lagu dilay Garoowe

Innaa lillahi wa innaa ilayhi raajicuun, ALLE ha u naxariisto Marxuumad Aamino Abiib, Murwadii Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr Cabdiraxmaan Faroole oo lagu dilay Garoowe

Xaaski Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Farole oo dil toogasho ah loogu gaystay Gudaha Maagalada Garoowe iyo warar Is khilaafsan oo kasoo baxaya Dilkaas Cida Gaysatay.  Samir iyo iimaana ALLE haka…

Khaad diid Vs Khaad doon maxaa kala qabsaday isku heleen Magalada Buuhoodle

Khaad diid Vs Khaad doon maxaa kala qabsaday isku heleen Magalada Buuhoodle

Ololaha ladagaalanka Qaadka ee Qaad-diid oo gaadhay Buuhoodle daawo wacdaraha ka dhacay.   Khaad diid Vs Khaad doon maxaa kala qabsaday isku heleen Magalada Buuhoodle kkkkk waxba aka dhacay Posted…

Ragii dilay Xildhibaan Saado Cali iyo mudanayaal kale oo dil toogasho ah lagu xukumay

Ragii dilay Xildhibaan Saado Cali iyo mudanayaal kale oo dil toogasho ah lagu xukumay

Maxkamadda ciidamada darajawada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday laba nin oo ka tirsan ururka Al-Shabaab isla markaana dilal dhowr ah ka geystay magaalada Muqdisho.…

Soomaalidu malaha Aqoon Sare Daawo INTEGRATION TV oo lagu qaadaa dhigay waxa Soomaalida laga aaminsan yahay

Soomaalidu malaha Aqoon Sare Daawo INTEGRATION TV oo lagu qaadaa dhigay waxa Soomaalida laga aaminsan yahay

Join us for TEA! The latest Somali Social Media Trends, hot topics and inspiring Somalis LIVE every Sunday! Shaah & Sheeko! #SomaliDiaspora #SomaliStories #SomaliStudies #HooyoWeMadeIt     Source: INTEGRATION TV…

Kulankii Qurba Joogta dhulbahate ee kasoojeeda Dowlad Deegaanka Ismaamulka Somalida ee Eithopia iyo Madax wayne Cabdi Mohamud Omar.

Kulankii Qurba Joogta dhulbahate ee kasoojeeda Dowlad Deegaanka Ismaamulka Somalida ee Eithopia iyo Madax wayne Cabdi Mohamud Omar.

Waxaa dhawaan Kulan kula yeeshay Hotelka uu kadegnaa magaalada Minneapolis MN madax wayne Cabdi Mohamud Omar wefti balaadhan oo uu hogaaminayey Mudane Mukhtaar Abdillahi dhagoole (Hangool), oo kasoo kicitintay Magaalada…

Former Somali Prime Minister: ‘US and its allies need to build a Somali army’

Former Somali Prime Minister: ‘US and its allies need to build a Somali army’

GRAND ISLAND, NY – A former Somali prime minster says the U-S needs to change its anti-terrorism approach in Africa. Among those changes is for western nations to help build…

Qaxooti uu hor kacayo Fanaan Axmed Naaji Sacad oo ka yimid Yaman ayaa soo gaaray Dalka DJabuuti

Qaxooti uu hor kacayo Fanaan Axmed Naaji Sacad oo ka yimid Yaman ayaa soo gaaray Dalka DJabuuti

Dooni sida dad ka soo cararay Dagaaladda Ka socda dalka Yeman ayaa ku soo xidhatay Marsada Magaalada Djabouti ee xarunta dalkaas Jamhuuriyadda Djabouti. Dadkan oo u badnaa qaxoontigii soomaalida ah…

Raggii Weeraray Jaamacadda Gaarisa oo lasooBandhigay ahaana Soomali iyo Kiiniyaaniyo arday nool oo la helay

Raggii Weeraray Jaamacadda Gaarisa oo lasooBandhigay ahaana Soomali iyo Kiiniyaaniyo arday nool oo la helay

Gaarisa-Warar-Kooxda fulisay Weerarka lagu qaaday Jaamacadda Gaarisa ayaa ka koobnaa 7 Qof oo 2 ka mida ay ahaayeen Soomaali, Waxayna Kooxdan dhamaantood ku diyaar garoobeen Gudaha Kenya, iyadoo aysan ogaan…

Waxaa geeri naxdinleh ay ku timid marxuum ROOBLE FOODEEY GAABOOW

Waxaa geeri naxdinleh ay ku timid  marxuum ROOBLE FOODEEY GAABOOW

marxuum rooble foodeey gaabow Dadka loo tacsiyeeynaayo : Xaaji Dool iyo Dhamaan reer foodeey gaabow Dadka tacsiyeeynaayo : Ugaas maxamuud cali ugaas Muxudiin Xasan Afrax Xuseen Caraale Axmed Daaci Xildhibaan…

Kulan lagu saxiixay heshiisyo taariikhi ah oo dhex maray Soomaaliya iyo Sweden + Sawirro

Kulan lagu saxiixay heshiisyo taariikhi ah oo dhex maray Soomaaliya iyo Sweden + Sawirro

C/raxmaan Ceynte ayaa Wasiirada Sweden wuxuu u gudbiyay farriin uu uga siday Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo dalab ka yimid jaaliyadda Soomaalida dalkaasi degan. Wasiirka Iskaashiga caalamiga ah ee Dowladda Federaalka…

Daawo Xassan Guure oo sheegay inta siilaanyo, Cabdiweli Gaas la hadlayo Cali Khaliif ha la hadlo isagaa wax ka dhaxeeyaane.

Daawo Xassan Guure oo sheegay inta siilaanyo, Cabdiweli Gaas la hadlayo Cali Khaliif ha la hadlo isagaa wax ka dhaxeeyaane.

Daawo Xassan Guure oo Naqdiyay khudbadii madaxwayne Siilaanyo, kana hadlay raali galintii uu Puntland kasheegtay Siilaanyo Balse ay beenisay Puntland. Xasan Guure ayaa si kulul u sheegay in Siilaanyo inta uu…

Odowaa: “Shirka Maamul u Samaynta G/dhexe Magaalada Cadaado Ayuu Kafurmi Doonaa”

Odowaa: “Shirka Maamul u Samaynta G/dhexe Magaalada Cadaado Ayuu Kafurmi Doonaa”

Wasiirka arimaha gudaha DF Soomaaliya mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in shirka maamul u samaynta G/dhexe oo 1da Bishaan nagu soo fooda leh…

Allaha u naxariisto Ambassador Yusuf Bari Bari oo ku dhaawacmay weerarkii argagixisnimo ee Hotel Maka Al Mukarama oo hada ku geeriyooday Isbital Medina

Allaha u naxariisto Ambassador Yusuf Bari Bari oo ku dhaawacmay weerarkii argagixisnimo ee Hotel Maka Al Mukarama oo hada ku geeriyooday Isbital Medina

Allaha u naxariisto Ambassador Yusuf Bari Bari oo ku geeriyooday Isbital Medina ka dib dhaawac ka soo gaaray Weerarkii Hotel Maka Al Mukarama. M.weynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud, Guddoomiyaha…

Madaxweynaha oo kulamo la yeeshay ergooyinka shirka dib u heshiinta Dhuusamareeb

Madaxweynaha oo kulamo la yeeshay ergooyinka shirka dib u heshiinta Dhuusamareeb

24 Maarso 2015, Dhuusomareeb: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud ayaa bilaabey kulamo gooni gooni ah oo u la…

Daawo Gudoomiyahii hore ee Gobolka Banaadir Mohamud Tarsan oo si kulul uga hadlay boobka iyo tacadiyadda uu gobolka Banaadir ka wado Gudoomiye Muungaab

Daawo Gudoomiyahii hore ee Gobolka Banaadir Mohamud Tarsan oo si kulul uga hadlay boobka iyo tacadiyadda uu gobolka Banaadir ka wado Gudoomiye Muungaab

Wuxuu Tarsan sheegay in dhulkii uu isaga bixiyay ku xumeeyntiisa dadkii sharciga u lahaa looga burburiyay -taasina waxaa xigi doona in markeey ka degaan xilka iyagana laga burburiyo. XIasho:Waagacusub…

Dayactir lagu sameeyay xarunta safaaradda Soomaaliya ee midowga Yurub

Dayactir lagu sameeyay xarunta safaaradda Soomaaliya ee midowga Yurub

Munaasabad lagu soo bandhigayay Dib-u-dhiska balaaran ee lagu sameeyay Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Brussels ee dalka Beljium, isla markaana ay kasoo qeyb galeen diplomaasiyiin aad u fara badan…

Qoyska General Salaad Gabayre OO Sheegay In Shaqsiyaad Caan Ah Ay Guryahooda Xoog Ku Haystaan:-Daawo

Qoyska General Salaad Gabayre OO Sheegay In Shaqsiyaad Caan Ah Ay Guryahooda Xoog Ku Haystaan:-Daawo

Muna Salaad Gabayre ayaa ku tilmaantay kuwa haysta maanta dhulkii aabaheed inay ka xunyihiin kuwii dilay aabaheed Gen. Salaad Gabayre Kadiye. Xogasho:Soomaaliyamaanta Ceegaag.com…

JAAMACADDA MUQDISHO: Oo qabatay Kulan Lagu qaadaadhigay Xeeladaha Hab Maamulka

JAAMACADDA MUQDISHO: Oo qabatay Kulan Lagu qaadaadhigay Xeeladaha Hab Maamulka

Jaamacadda Muqdisho oo marwalba u taagan sarre uqaadidda shaqaalaheeda waxa ay qabatay worshop ku saabsan hab-maamulka staretegia ah iyo qorshaynata mudada dheer kaas oo maanta la soo gabagabeeyay,  tababarka waxaa soo…

Bulshada Rayidka iyo Warbaahinta oo ka wada Hadley Kaalinta kaga aadan Horumarinta Dalka.

Bulshada Rayidka iyo Warbaahinta oo ka wada Hadley Kaalinta  kaga aadan Horumarinta Dalka.

Aqoon Iswaydaarsiga oo ay soo Agaasimeen Hay’adda Internews iyo Jaamacada Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay Ururada Bulshada Rayidka qaybahooda kala duwan, Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha iyo Bahda Warbaahinta Muqdisho.…