Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 98)

Maamulka Somaliland oo Laascaanod ku xidhay wariye Mukhtar Cabdi Jamac

Maamulka Somaliland oo Laascaanod ku xidhay wariye Mukhtar Cabdi Jamac

Wariye Mukhtaar Cabdi Jaamac oo kamid ah wariyayaasha gobolka Sool kana Howl gala Tv- Lagu magacaabo STAR ayaa saaka ciidamada Booliska Laascaanood  ka qabteen bartamaha magaalada Laascaanood isaga oo hawlihiisii…

Mudaahiraad Lagu Taageerayay Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr oo Laascaanood Ka Dhacay:-Daawo

Mudaahiraad Lagu Taageerayay Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr oo Laascaanood Ka Dhacay:-Daawo

Xaflad lagu taageerayay Midnimada Soomaaliya oo Maamulka Khaatumo ku qabtay Muqdisho

Xaflad lagu taageerayay Midnimada Soomaaliya oo Maamulka Khaatumo ku qabtay Muqdisho

Iyada oo ay maanta ka dheceen deegaanada Khaatumo banaanbaxyo balaadhan  oo ay maanta ku qabteen deegaanada Khaatumo shacabka deegaanada iyagaoo ku taageerayay go’aankii ay dawlada Federalka Soomaaliya ka qaadatay wadahadalaldii…

Shacabka Khaatumo ee reer Buuhoodle oo tageeray Go’aankii DF Soomaaliya ku aqoonsatay Maamulka Khaatumo

Shacabka Khaatumo ee reer Buuhoodle oo tageeray Go’aankii DF Soomaaliya ku aqoonsatay Maamulka Khaatumo

Magaalada Buuhoodle waxaa maanta ka dhacay banaan bax balaadhan oo lagu tagaeerayey Dawlada Faderaalka ah ee Soomaaliya iyo go,aamadii ay Dawlada Faderaalku ka qaadatay shirkii udhaxeeyey  Maamulka Somaliland  iyo dawlada…

Dr Abdiweli Suldhan Muse Shire (Dhamuuke) oo Madasha #60 kayiri “Qofkii Reer P/land Ey kufakaraya in Gobalka Mudug Labo Lookalajaro, Haku fakaro Marka hore in Somaliland Lajaro.

Dr Abdiweli Suldhan Muse Shire (Dhamuuke) oo Madasha #60 kayiri “Qofkii Reer P/land Ey kufakaraya in Gobalka Mudug Labo Lookalajaro, Haku fakaro Marka hore in Somaliland Lajaro.

Dr. Abdiweli Suldhaan Muse Shire (Dhamuuke) ooahaa Gudoomiyaha ergadii kasocotey waqooyiga gobalka Mudug qaybta Puntland kanasoo qeybgaley hordhacii shirkii maamul usameynta gobolada dhexe ee kadhacey degmada Cadaado ayaa haatan ku…

Muqdisho oo lagu qabtay Xaflad lagu soo Bandhigayey Buugag kala duwan oo uu Qorayey 40 Sanno Qareen, Qoraa Cabduraxmaan Xuseen (Abuu Xamza)

Muqdisho oo lagu qabtay Xaflad lagu soo Bandhigayey  Buugag  kala duwan  oo uu Qorayey 40 Sanno Qareen, Qoraa Cabduraxmaan Xuseen (Abuu Xamza)

“Aniga waxaan akhristey Buugiisa Saaxiibo kasbo” Sidaa waxaa yiri Diini “Wuxuu Qorey ku dhawaad 23 Buugaag kala duwan” Magaalada Muqdisho ayaa  lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay buugaag kala duwan oo…

Madaxweyne Galaydh Oo Ka Hadlay Abaaraha Ka Jira Deegaanka Khaatumo

Madaxweyne Galaydh Oo Ka Hadlay Abaaraha Ka Jira Deegaanka Khaatumo

Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa baaq u diray jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha iyo dawlada Soomaaliya sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen wax u qabashada dadka…

Madasha #60 ka: Dhamuuke, Amiir Shucayb iyo Sacdiyo Jaamac iyo ka goynta Waqooyiga Mudug Maamulka Puntland

Madasha #60 ka: Dhamuuke, Amiir Shucayb iyo Sacdiyo Jaamac iyo ka goynta Waqooyiga Mudug Maamulka Puntland

Shirka maamul u samaynta ee gobolada dhexe ee Soomaaliya oo arinteeda lagaga waraystay masuuliyiin kala ah Cabdiwali Suldaan Muuse Shire(Dhamuuke), Sacdiyo Jaamac iyo Amiir Shucayn Jaamac. Maamulka Puntland oo ku…

XOG Ey kubixiyeen Madasha #60 Prof. Xaamud Masheeye iyo Prof. Abdirashid Hambuse ” Waa Dhamaadey Waqtigii Kolkoolin Jirey Somalilad

XOG Ey kubixiyeen Madasha #60 Prof. Xaamud Masheeye iyo Prof. Abdirashid Hambuse ” Waa Dhamaadey Waqtigii Kolkoolin Jirey Somalilad

Prof. Xaamud Ali Maasheeye oo ah aqoonyahan somaaliyeed isla markaana kasoo qabtey xilka wasiiru-dowlahii wasaarada arimaha dibada dowladii kumeel gaarka aheyd ee Sh. Shariif iyo Gudoomiyaha Jaaliyada North America ee…

Wadahadaldii Turkiga oo Burburay

Wadahadaldii Turkiga oo Burburay

Iyada oo laga amba qaadayo geeddi socodka wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaal ka ee Soomaaliya si looga dhabeeyo himilada shacabka Soomaaliyeed, iyadoo laga shidaal qaadanayo heshiiskii ay Madaxweynayaha Jamhuriyadda Federaalka…

Safarkii Madaxwaynaha Awdal State mudane Dugsiye uu ku tagay goobo ka midi ah xeryaha jabhada

Safarkii Madaxwaynaha Awdal State mudane Dugsiye uu ku tagay goobo ka midi ah xeryaha jabhada

  Reer Awdal oo cod  wayn ku sheegay sida ay u garab taagan yihiin Jabhadooda Xoraynta Deegaanadooda. Madaxwayne Maxamed Cabdi Dugsiiye ayaa si cad u sheegay inasan dibdanbe ugu dhex…

Itoobiyaan Inoo waydaaranaya Dalkii(Daawo)

Itoobiyaan Inoo waydaaranaya Dalkii(Daawo)

Madoonano inaanu u ee kaano dad cunsiriyiin ah balse waxaa laga indho qarsan karin sida Soomaaliya ay Itoobiya ula wareegaso. 1. Nin madaxa oo Soomaaliya oo ay ka haybasataa inuusan…

Waa Ilaah Mahadiyee ii keen Abwaanka an Kabaranno Afka Soomaaligee (B T J X Kh)

Waa Ilaah Mahadiyee ii keen Abwaanka an Kabaranno Afka Soomaaligee (B T J X Kh)

Waxay ii tahay farxad weyn in an qoraalkan ku xuso ogana qeybgalo maalinta lagu weyneynayo laguna dhiiri galinayo horumarinta Afka Soomaaliga-Afkeenna Hooyo. Waxaan sidoo kale kaga faaiideysanyaa fursaddan in an…

Colaad ka soo cusboonaatay Deegaanada Gamaha siiba Kalshaale

Colaad ka soo cusboonaatay Deegaanada Gamaha siiba Kalshaale

Saaka barqadii saacada geeska afrikada bari ayaa dad reer guuraa ah oo uu hayay Jiilaalka ba’an eek u habsaday deegaanada Hawdka isku fara saareen baliga Kalshaale oo dagaalo Taariikhda galay…

Daahir Calasow oo kaga giriiriyay madasha 60 ka ee falaqaynta Siyaasada Soomaaliya

Daahir Calasow oo kaga giriiriyay madasha 60 ka ee falaqaynta Siyaasada Soomaaliya

Wariyaha caanka ah Dahir Abdulle Alasow oo ah suxufi madaxbanaan isla markaana kamid ah abwaanada soomaaliyeed ayaa habeenkii xaley ee Taariikhdu aheyd February 26, 2015. siiyey Madasha #60 wareysigii sanadlaha ahaa aadna…

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Villa Soomaaliya

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Villa Soomaaliya

Weerarkan ay Al-shabaab ku soo qaadeen maanta 1:53PM Duhurnimo iyaga oo adeeg saday Hoobiyaal inkasta oo aan wali la hubin nooca hubkan lagu soo weeraray Villa Soomaaliya. Hoobiyayaashan oo waxyeelo…

Maamulka Puntland oo Dawlada maraykan Ka ugu baaqday in ay Ka fiirsadaan go’aan ku saabsan xayiraada xawaaladaha Somalida

Maamulka Puntland oo Dawlada maraykan Ka ugu baaqday in ay Ka fiirsadaan go’aan ku saabsan xayiraada xawaaladaha Somalida

  Iyadoo Dawlada federalku aysan marna Ka hadlin arintaan dhibaatada ku ah umada Soomaaliyeed..                 Ceegaag.com…

Siyaasi Cabdi Waal ” Dagaalka Guriceel Aniga Shaqo kuma Lihi

Siyaasi Cabdi Waal ” Dagaalka Guriceel Aniga Shaqo kuma Lihi

Iyadoo dagaalo khasaare geeystay ay kadhaceen Gobalka Galguduud gaar ahan Guriceel ayaa waxaa soo baxaya faah faahin dheeri ah cida shaqo ku leh ama sida rasmiga ah uga qayb qaata…

Wadahadaladii Dawlada dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland oo dib u dhacay

Wadahadaladii Dawlada dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland oo dib u dhacay

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in ay maamulka Somaliland ka biyo diideen ergada ay Dawlada dhexe ee Soomaaliya u soo dirtay shirka wada hadalada  kasoo ay…

Katherine Dhanaani safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Katherine Dhanaani safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

Ayaa si KMG ah ugu sii shaqeyneysa safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay dalka Kenya, inkasta oo aan la sheegin inay dalka Soomaaliya imaaneyso. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka Mss. Jen…