Warning: preg_replace(): The /e modifier is no longer supported, use preg_replace_callback instead in /hermes/bosnacweb02/bosnacweb02al/b1204/ipw.ceegaagc/public_html/allceegaagcom/wp-content/themes/wpnewspaper/functions.php on line 2
Ceegaag.com oo tacsi u dirasa Qaranka Soomaali iyo qoyskii Alle ha u naxariistee Khadra Daahir Cige. | Ceegaag Online

Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ceegaag.com oo tacsi u dirasa Qaranka Soomaali iyo qoyskii Alle ha u naxariistee Khadra Daahir Cige.

Boston, July 02, 2022 Waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diranaa ubadkii, qaraabadii, ehelkii iyo Ummadii Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Alle ha u naxariisto e Khadra Daahir Cige oo ahayd fanaanad hore iyo hooyo Soomaaliyeed oo nabadaynta iyo dib u dhiska dalkeeda iyo dadkeeda xaaladdo kala duwan ugu soo adeegtay.

Waxaan leenahay Ilaahay qabriga ha u waasiciyo Khadaro Daahir.

Khadro Daahir Cige

Waraysigii ugu horeeyay ee ay khadro siiso Radio Muqdisho sanadkii 1976

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply