Warning: preg_replace(): The /e modifier is no longer supported, use preg_replace_callback instead in /hermes/bosnacweb02/bosnacweb02al/b1204/ipw.ceegaagc/public_html/allceegaagcom/wp-content/themes/wpnewspaper/functions.php on line 2
Ciidamada nabad sugidda oo fashiliyay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen xarunta Nabadd sugidda. | Ceegaag Online

Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamada nabad sugidda oo fashiliyay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen xarunta Nabadd sugidda.

Ciidamada Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo afjaray howglalkii looga hortagay iskudaygii maanta Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ay ku soo qaadeen xarunta Nabad sugidda gobolka Benaadir Godka Jilicow Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere, iyada oo halkaasi lagu toogtay dhamaan maleeshiyaadkii Al-Shabaab ee xarunta weerarka ku soo qaaday.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply