Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ciidamo milatari ah oo uu hoggaaminayo Abaandulihii hore ee Ciidanka Xoogga C/laahi Caanood ayaa lagu soo warramayaa in saaka xili hore ay la wareegeen magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamadan oo ka baxay deegaanka Shalambood ee gobolkaasi ayaa la sheegay in ay gudaha u galeen magaaladaasi.
Korneyl C/laahi Shoodhe oo ka mid ah saraakiisha Ciidamadaasi ayaa tilmaamay in fariisimo cusub ay ka sameysteen qeybo ka mid ah magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose.
Ciidmadan ayaa lafilayaa inay kooxaha Argagixisada ah ka sifeen doonaan dhamaan Gobolada Jubooyinka, iyo Shabeelada Hoose maalmaha inagu soo aadan. Dhagayso Korneyl C/laahi Shoodhe oo laga waraystay hawlgalkan
Ceegaag.com
Figradihiina