Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay October 21-keedii sanadka 2014 ku geeryooday magaalada Marqaan ee ismaamulka Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ALLE ha u naxariistee Cumar Gowl oo ka mid ahaa Odoyada ugu magaca weyn dadka ku nool haatan deegaanada Khaatumo.
Waxaan Tacsi Tiiraanyo ku dheehan tahay u diranaa dhamaan Reer Salwe gaar ahaan ilma Cumar Salweoo uu ka geeriyooday Cumar Salwe, sidoo kale Madaxda Maamulka Ceegaag ayaa tacsi u diraya qoyska reer Salwe iyagoo leh Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo.AAMIIN.
Waxaa kaloo Tacsi nasoo gaadhsiiyay Gen. Maxamed Cali Abokor (Qawle), Jamaal Xaaji Cali, Hussein Fiin, Liibaan Fiin iyagoo tacsi u diraya Qoyska Reer Cumar Gowl Marxuumkana ILLAAHAY uga baryaya inuu U danbi dhaafo AAMIIN…
Sidoo kale Dr. Cali Cawl Xuseen iyo Reer kiisa ayaa u tacsiyadeenaya Reer Cumar Salwe waxayna leeyihiin geeridu waa xaq e Samir iyo IImaan ALLE hanaga wada siiyo…Aamiin
Ceegaag.com
Figradihiina