Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Kaartooniistaha Soomaaliyeed ee Amiin Camair ayaa soo bandhigay Sawir hadal heyn badan dhaliyay uu ku muujinayo qorshe ay hor boodayaan Siyaasiyiin qaarkood siyaasada ku fashilmay, kuwaa oo doonaya Caasimadii umada ka dhaxeysay in ay ku hoos geeyaan Magaalada Jowhar.
Qorshahan waxaa horboodaya Siyaasiyiin ay kamid yihiin Xildhibaan C/Qaadir Cosoble iyo Cali Maxamed Geed, waxa ayna Siyaasiyiintan iyo kuwa kale oo ku fakir ah ayna kasoo wada jeedaan hal beel wadaan qorshe ay Gobolka Banaadir ugu darayaan Gobolka Sh/Dhaxe.
Ceegaag.com
Figradihiina