Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa Aqalka Cad ee maraykanka kasoconaya shirlagaga hadlayo wixii laga yeeli lahaa dadka Xagjiriinta ah ama sidii looga hortagi lahaa xagjirnimada qaybaheeda kala duwan iyada oo aan lagu xajiimaynin diinteena Islaamka. Waxyaabaha qayrulcaadiga ah ee ay ku kacayaan dad doonaya inay burush xaarleh marmariyaan dadyawga Muslimiinta ah ee ku nool wadamada Qarbiga xaga ay gubid, gawricid, iyo nolol udiidid ku hayaan wadamada Islaamka.
Ceegaag.com
Figradihiina