Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Qaar kamida waalidiinta Soomaalida ayaa si adag uga hadlay dhacdooyin fool xumo badan oo lagula kacay gabadho ay dhaleen kuwaasi oo dhiganayey dugsi, waxayna sheegeen inay ilaa heer maxkamad gayn doonaan. Gabdhahan ayaa loogu yeedhay ISIS iyada oo lagu diin takoorayo. hadaba daawo BanaanbaxaaCabshada ahaa.
Xigasho: SCSTV
Axmed Laari
Figradihiina