Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Baladxaawo oo saacado ka hor ay la wareegeen ciidamada Danab ee dawlada dhexe ee Soomaaliya iyaga oo kala wareegay wasiirkii Arimaha Amniga ee maamulka Jubaland kasoo baryahanba ku sugnaa wadanka Kiiniyo iyada oo Masaafurin u keentay Baladxaawo taasoo keentay in ciidmada dawladu kala wareegaan ciidamdii gobolka kadib markii ay ku guul dareesteen inay xidhaan danbiilahaa loo haysto gaboodfal uu ka gaystay gobolka Gado horaantii 2013.
Wararka aan ilawareedyo lagu kalsoon yahay ka helano ayaa sheegaya in lala wareegay dhamaan wixii saanad milatari ee uu gaarka ugu haystay deegaanadan isagiina uu haatan ku sugan yahay magaalada Madheera dhinaca Kiiniya ka haysato dalka.
Ceegaag.com
Figradihiina