Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Sidaan ognahay saxafiyiinta soomaaliyeed waxay la kulmaan dhibaatooyin farabadan mararbadan waa loo hanjabaa ,waaala xiraa, waana la dhaawacaaa ama waaba la dilaa
Soomaaliya waxay kalinta labaad Aduun kaga jirtaa meelaha dhibaatooyinka ugu badan lagu geesto saxafiyinta sidaan lawadaa socono labadii sano ee ugu danbaysay soomaliya waxaaa lagu dilay wariyaal gaaraya ilaa 18 wariye
Magaalada kismaayo waxaa aay ka badbaday labadii sano ee ugu danbeeyay dilalka loo geesanyo saxafiyinnta soomaaliyeed maraka laga reebo dilalkii loo gaystay saaxiibadeen oo ahaa labo wariye oo can ka ah soomaaliya waa Nasteex daahir faaarax iyo Xasan kaafi xareed, ilaa iyo hada doowalada soomaliya iyo dowlad gobaleedyada waxabo kama qabtaan dhibaatooyinka faraha badan ee soo wajaha wariyaasha,
Waxaan shalay gurigiisa ku booqday wariye Jiijiile oo iga waramay sidii aay wax u dhacayn
Waaxa uu hadalkiisii kamid ahaa ” mara aan ka imid dhankaas iyo aargada ayaan waxaan damcay in aan ka leexdo luu kiu began xafadayda, waxaay ahayeen sadexnin midkamid ah waa uu iga horeeyay labana way iga danbeeyeen isla markiiba waan shakiyay waxaana eegay labadii iga danbeysay markii aan soo jeeso damcay ayaa kii iga horeeyay afka xabad ii galiyay” ayuu yiri JIIJIILE
Waxaa kaloo oo ii sheegay in aay uga tageen meed ahaan lakiin illahay ayaa ka badbaadiyay waxana shalay lagu dabiibayay cisbitaal ku yaala air port ka magaalada Kismayo xaaladiisa cafimaad aad ayeey u ladaneed wariye JIIJIILE
ceegaag.com
Figradihiina