Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu sheegay in dhamaanba dadka Soomaaliyeed uu kaga tacsiyaynayo dilka xildhibaanadaasi qaaliga ahayd.
Wuxuu sheegay inaysan cabsi ku abuuray dilka xildhibaanadaan ayna ka sii qaadayso dowlada Soomaaliya fir fircooni.
Ceegaag Online
Figradihiina