Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xarunta lagu dabiibo dadka dhimirka qaba ee magalada kismaayoayaa waxaa hatan ka jira xaalado nolol xumo,ayadoona inta badan aysan helin dadkaasi wax yaalaha lagama maarmaanka u ah dadka uu soo ritay cudurka dhimirka sida dawooyin cudurka dhimirka looga daaweeyo iyo noloshooda guud waxyaabo lagula tacaalo.
Maamulaha guud ee xarunta Fatima Relief & Development Org oo ah Faadumo Sheekh Muuse oo ka war bixisay xaalad guud ay hada ku sugan yihiin, sidoo kale ayadoo baaq u diratay hay’adaha calamiga ah iyo jaaliyadaha Soomaaliyeed ee jooga dalka dibadiisa in ay dadkan aadka u dhibaateesan ay soo caawiyaan.
Sidookale mid kamid ah dadka qaba xanuunka dhimirka oo ka warbixiyay xaladiisa nololeed iyo in uu u bahanyahay in la daryeelo lana soo garsiiyo Daawooyin caafimaadkiisa soo celiya.
DAAWO SAWIRADA :
Ceegaag Online-Kismaayo
Figradihiina