Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa magalada Kismaayo indhaweydba ku suganaa Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo kamid ah Baarlamaanka Dowlada Faderaalka Soomaaliya xildhibaanka oo ku jira fasaxii Baarlamanka Soomaaliya.
Sidoo kale Xildhibaan Xidig ayaa wali wada kulamadii uu laqadanayay Bahda reer Kismanyo.
Mar uu ka hadalayay arintii ciidamada Kenya lagu eedeeyay ayaa waxa uu ka yiri “ciidamada Kenya waxa ay naga mudanyihiin amaan eedana halaga daayo ciidamada kenya eek u sugan Jubbooyinka…”
[Audio:https://www.ceegaag.com/wp-content/uploads/2013/08/xildhibaan-xidig.mp3]
Ugu danbeentii waxa uu ugu baaqay bahda reer Jubbland in dalka Shabbaab laga cirib tiro.
Ceegaag Online-Kismanyo
Figradihiina