Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa labadii habeen ee ugu danbeyay ay hadalhayeen qaar kamid ah idaacadaha ku yaal caasimada Muqdisho Nin magaciisa ku sheegay in uu yahay Coll Asad waraabeeya,
Ninkan oo sheegay in uu ka soo goostay maamulka Jubbland kuna biiray Ciidamada Bare Hiiraale.
Hadaba waxaa manta warbaahinta lahadlay Coll Asad Barkhadle Cashuur oo ka war bixiyay in uu san haba yaraatee uu san lug kulaheen arkaas.
Sidaa darted waxa uu halkan ku cadeenayaa Coll Asad waraabeeye in uu san ahayn ninkii sheegay in uu ka goostay Maamulka Jubbland.
Kismayo-Somalia
Figradihiina