Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxweynaha dowlada Jubaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe iyo Wafdi balaaran oo la socda ayna kamid yihiin Prof. Gaandi, Awlibaax, Cabdi Isaaq Ibrahim filoow iyo Coll Darwiish ayaa maanta duhurnimadii gaarey Magaalada Adis ababa ee Dalka Itoobiya,.
wafdiga ayaa beri subaxnimada waxay kulamo la qaadanayaan Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Itoobiya, waxay kaloo la kulmayaan Masuuliyiin ka tirsan Midowga
Safarka Madaxwayne Axmed Madoobe uu kutagay ayaa noqday mid ka culus kii Madaxda Dawladda kumeelgaarkaa ay kutagi jireen Ethiopia, waxaana Saxaafadda Soomaalidda aad ay isha hadda ugu haysaa Safarka Madaxda Jubbaland.
Arinkan ayaa dhabarjab kunoqondoonna Qolooyinkii damacsanaa in ay majaxaabiyaan Muumulka Jubbaland.
Figradihiina