Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Dawlada Soomaaliya ayaa go’aan geesinimo leh ka qaadatay weerarkii qaawanaa ee sida ula kaca ah ay dawlada Farnsiisku ugu soo xadgudubtay qarannimada Soomaaliya. Inkasta kooxda qawlaysatada Shabaab dagaalkaa ku gacan saraysay balse waxaa goobtaa wax ku noqday dad rayid ah oo Soomaaliyeed.
Wasiirka Arimaha dibada ee Soomaaliya Marwo Fawisyo oo arintaa sida’ay ahayd uga hadlasana waxay tidhi Dawlada Soomaaliya oo Canbaareesay Weerarkii qaawanaa ee Faransiiska
Figradihiina