Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Hadii cadaalada lagarab maro Soomaaliya waxay ku noqonaysaa meeshii ay u huleeshay 22 sanadood ka hor. waa daryanka rasaasta ay ka dul ridayaan Dumarka Jubooyinku Madaxwayne Xasan SHeekh. Xaliimo Soofe oo ah gabayaa ku dheereesa dhinaca Buraanburka tirisayna Buraanburo ay ku baadi goobasay in Soomaaliya hesho Cadaalad iyo Sinaan.
Oo ka hadashay goobtaa ayaa waxa ay tidhi “Waxaan ka Doonanaa madaxdayada Cadaalad iyo sinaan ay helaan dhamaan shacabka Soomaaliyeed. waa halku dhagyadii loo dirayay madaxda cusub ee Soomaaliya yeelatay’.
Figradihiina