Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Eedimihii Ilahaan Cumar ee Sucuudiga oo soo shaacbaxay

Xildhibaanka laga soo doorto Degmada 5aad ee magaalada Minnesota ee gobolka Minneapolis ayaa waxay eedeemo iyo canbaareen dusha kaga tuurtay hogaanka wadanka Maraykanka tageerada uu siinayo dagaalka uu Sucuudigu sida gaarka ah ula saftay Suniyiinta reer Yamaneed isaga oo kasoo hor jeeda Shiicada Xuutiyiinta ah.

Hadaba dagaalka ayaa sababay geerida dad badan oo Yamniyiin ah kadib markii uu si axmaqnimo ah Sucuudigu weeraro ugu geestay Shiicada Xuutiyiinta oo Iiraan Tageeraso guulona uu ka soo hoynwaayay dagaalkaa ayuu wuxuu bilaabay inuu ku kaco tacadi ka dhan ah Xuquuqda Bini aadamka taasoo kal hore ay Xildhibaan Ilahaan Cumar ku canbaareesay dagaalkaa sida bini aadamnimada ka baxsan loogu qaaday dadka reer Yamaneed.

Iyo waliba taageerada wadankan Maraykanka uu siinayo wadanka Sucuudiga. Hadaba Khubaro ku luglahaa habsami usocodka dagaalka iyo iskaashiga wadanka Maraykanka iyo Sucuudiga ayaa warbixin aad loo ogaa soo shaac bixiyay tasoo maanta lagu daabacay badanaa jaraa’idada kasoo baxa wadankan Maraykanka.

Hadab nala dhagayso warbixintaa oo uu noo turjumay Eng Xuseen Fiin

The U.S. is directly implicated in the most catastrophic humanitarian crisis in the world today, which has spawned out of Yemen’s civil war

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply