Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ergadii Nabadayta Beesha Qayaad oo uu hogaaminaya Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale ayaa hada soo gaadhay degmada Ceegaag.
Ergadan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Ceegaag taasoo la filayo in ay waan waan ka bilaabaan deegaanka tasoo lagu dhexdhexaadinayo dadyawga dirirta joogtada ahi ka dhaxaysay ee kuwada dhaqan deegaanadan.
Colaada ka hurasa deegaanadan ayaa gabi ahaanba ah mid ka madax banaan Siyaasad ay ku lugleeyihiin maamulada deegaanka iyo kuwa hareeraha.
Ceegaag.com
Figradihiina