Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in shirka ka socda magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ee maamulka loogu dhisaayo Mudug iyo Galgaduud ay jiraan shaqsiyaad ka tirsan dowladda Soomaaliya uu ka socon la’yahay.
Farmaajo waxa uu shaaca ka qaaday in Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ay yihiin kuwo ka caga jiida in ay shirkaasi ka runsheegaan ayna dooneyn maamul halkaasi laga hirgaliyo. Shirka Cadaado ka socda ayaa dhowr jeer waxa dhacday in ay isaga baxaan odayaal iyagu dhaliilay qaabka wax loo wado.
Dhagayso. Raysalwasaare Farmaajo iyo Gobolada Dhexe
Ceegaag.com
Figradihiina