Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Godwaraabe ninkujira ninkii ugu galay godka isgaa og’ waxa uu doonayo’Caaqil Hoolif”

Caaqil Axmed cabdi Gaas Cawil  (Hoolif) ayaa wiigii hore shir jaraa’id ooay beesha Jaamac Siyaad ku qabsatay Laascaanood soo qaatay Heestii Cumarshooli isaga oo ugu duur xulayay rag  hagardaamo wayn beesha u gaystay waa sida uu hadalka u waday e,  murtidii uu ku hadlay waxaa ka mid ahaa   ‘Waano iyo Waciid iyo waano kaala quustee, ee waayahay kudaayee wadadee maraysaa. iyo hadalo badan oo wax ku ool ah. Axmed Hoolif oo da’diiso Boqolka ku dhawdahay ayaa hadalo aad u qiiro badan oo uu dardar ku galinayay adkaynta midnimada mamda’a Khaatumo iyo dadka ku midoobay ka dhex sheegay magaalada Laascaanood waxaana hadaladiisiika mid ahaa Daawo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply