Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Gudoomiyaha Maamulka Khaatumo State of Somalia Maxamuud Sheekh Cumar ayaa lagu waraystay golaha 28ka kaasoo badanaa lagu gorfeeyo Siyaasada Soomaalida siiba tan Gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya.
Gudoomiyaha ayaa wax laga waydiiyay wadahadalada ay kula jiraan Somaliland, Xaalada Caafimaaddaro ee Abaaruhu ku keenaeen deegaanada gobolka Cayn. iyo Waliba arimo kale oo khuseeya maamulkaa uu godoomiyaha u yahay. Dhagayso Waraysiga Waraysigii Gudoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo ee 28ka Maxmuud Sheekh Cumar.
Ceegaag.com
Figradihiina