Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Golaha Sare ee dhaqanka maamulka Khaatumo oo Maanta Gaadhay deegaanka Dandan siwayna loogu soo dhaweeyey

Golaha Sare ee dhaqanka Khaatumo  ayaa saaka Shirwayne uga furmay deegaanka Dan-dan ay kaga hadlayaan Xaalada Deegaanka Cusub ee Geed xamarka Waxaana deegaankaasi Maanta soo gaadhay Waftiyo kala duwan oo isimo ah oo ay kamid yihiin Garad Jamac Garad Cali iyo Sulsaan Sicii Cisman Cali Garaad Saleebaan Buraale aadan iyo Cuqaal kale.


Tuulada dandan ayaana Waxaa Waftigani ku soo dhaweeyey Garad Jamac Garad Ismaciil Ducaale iyo Caaqil Cabdi Jamac Bile oo isimada deegaankaasi Casuumaad Balaadhan ugu sameeyey iyadoona Muhiimada kulankaasi ku saabsanaan ama shirkaasi ay ahayd Xalinta Khilaafka ka taagan deegaankaasi oo isimadu ay sheegeen inay soo afjaraan Saacadaha soo socda.
Waxayna Isimadani deegaankaasi kula Kulmi Doonaan Garabyo ka kala socda Labada Dhinac Waa beelaha Guuleed garaad iyo Cali Axmed oo iyagu deegaankaasi ku muransan haatan, Waxaana Kaloo Isimadani lagu Wadaa inay ka sii Wadahadlaan Guud ahaanba arimaha haatan ka taagan deegaanka Khaatumo.

Cali Yuusuf Cismaan (CaliDhagjar)
Dandan

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag