Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Qorida farta Soomaaliga goorma ayaa la hindisay, goorma ayaa la’qoray waayo waxaa jira buugaag Afsoomaali ku qoran oo la qoray 1964 oo ay qoreen B. W. Andrzejewski iyo I. M. Lewis hadaba goorma ayaa la qoray farsoomaaliga yaana qoray?
bal eeg maqaalkan oo is waafaji buugaa Afsoomaaliga ku qoran ee lagu qoray geeraar uu tiriyay Abwaankii waynaa ee Faarax Nuur Ilaahay Naxariistii jano ha ka waraabiyee 1964.
Maqaalkan waxaana ku daabacnay wakhti hore ceegaag.com wxay qoreen Afsoomaaliga.https://www.ceegaag.com/xubnihii-guddiga-af-soomaaliga-hawlkarro-hawshoodii-ka-soo-baxay/
ceegaag.com
Figradihiina